Home » 2016 » April
PUNTLAND OO KA HADASHAY GAADHIGII SOMALILAND U SOO CELISEY: “GAADHIGAN BOOLISKAA LAHAA, MA LAHAYN MADAXWEYNE KU XIGEENKU”

PUNTLAND OO KA HADASHAY GAADHIGII SOMALILAND U SOO CELISEY: “GAADHIGAN BOOLISKAA LAHAA, MA LAHAYN MADAXWEYNE KU XIGEENKU”

“Aad baan u hambalyaynayaa una salaamayaa Janaraal Fadal oo ay naga dhaxayso wax isu celin”  – Afguduud, Taliyaha Booliska Puntland. DAAWASHO WACAN.

Ciidanka Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Mulkiilaha Shirkadda reer Xamar ka Shaqaysa Tahriibinta Dhalinyaradda

Kadib Amarkii Madaxweynaha Somaliland ee ku aadanaa in laamaha Ammaanku u hawl-galaan Soo qabashada Shaqsiyaadka Tahriibta ka shaqeeya, iyaddoo markii Ammarkaasi soo baxay ay Hay’addaha Amniga ka shaqeeyaa iyo Shacbiguba ay iska kaashadeen sidii daba-gal loogu samayn lahaa Magafayaasha ka Macaasha Tahriibinta dhalinyaradda, waxaanay ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan mid ka mid ah Shirkadaha […]

Continue reading …
DAAWO – WASIIR ABGAALOW OO HADLAY: “ILAA HEERKAA ISTAAHIL MAY AHAYN, CADHAA JIRTA”

Wasiirkii Boosaha ee Madaxweyne Siilaanyo Xalay saqdii dhexe eryey oo meesha ka saaray inuu amar diido sameeyey. DAAWASHO WACAN.    

Continue reading …
Continue reading …
DEGDEG – DAAWO LAASCAANOOD:  XILDHIBAANAD FAHIIMA QUUJE OO KU DHAWAAQDAY MOOSHINKII XIL-KA-QAADISTA MAAYARKA, EEDO CULUSNA DHABARKA U SAARTAY

“Waxaan ahay labaatan jir haysta labaatan qori iyo dhulkii magaalada oo aan kaambeyn ku gelayaa” Xildhibaanad Fahiima Quuje oo ka tirsan golaha deegaanka degmada laascaanood ayaa ku eedeysay maayarka degmada laascaanood cismaan saleebaan jaamac musuq maasuq iyada oo ku eedeysay inuu iska horkeenay golaha deegaanka degmada laascaanood

Continue reading …
LAASCAANOOD DAAWO: Cisbitaalka Laascaanood Oo Qolol Cusub Lagu Kordhiyay

maamulka caafimaadka gobolka sool ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka magaalada laascaanood dhismahan oo ah bangiga dhiiga ama kaydka dhiiga, waxaana dhismahaasi xadhiga ka jray dr. bile maxamuud cali.   sidoo kale waxaa munaasibada xadhig jarkaasi ka hadlay masuuliyiinta iyo hawlwadeenada dhismahaasi dhisay Ee SRO iyagoo sheegay inay markasta […]

Continue reading …

Gabdhaha Dacwada Gobolka Cayn iyo Kuwa Dibada oo Iskaashana ayaa gaadhi nooca Baska ah Ku Wareejiyey Dacwada Buuhoodle Kadib Xaflad Balaadhan oo Lagu Qabtay Macadka umusalaha ee Buuhodle oo ay ka soo Qayb Galeen Culumada Buuhoodle.     Gaadhigani ayaana ah nooca Buska ah Waxaana Loogu Tala Galay inuu ka shaqeeyo Nabad Galiyada Deegaanka Buuhoodle […]

Continue reading …
DAAWO – FAYSAL CALI WARAABE:  “DACAAYADAA BAXSADAY LA LEEYAHAY [DHULKA HARTIGA] WAA ‘DISPUTE AREA’ – WAA LA ISKU HAYSTAA, WAA INAYNU BEENINAA”

“Arrintaa [Degaanada Hartiga] waxaanu nidhi hala dhigo arrin Qaran oo yaan lagu soo koobin Wasaaradda Arrimaha Gudaha…”

Continue reading …
Neef Xoolo Ah oo Aan Noociisa Hore Loo Arag Oo Saaka Ku Dhashay Buuhoodle Iyo Calaamadaha Yaabka Leh ee Ka Muuqda

Wuxuu leeyahay lix lugood iyo laba madax Waxaa magaalada Buuhoodle ku dhashay Neef Xoolo ah oo Aan noociisu hore loo arag Taasi oo ka mid ah Abuuraha Ilaahay Neefkan Yar ayaa leh Lix Lugood iyo laba Madax oo Alle u sameeyey Waxaana ay ka mid tahay Calaamadaha Ilaahay ee wax ku qaadashada mudan Marka laga […]

Continue reading …
Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Oo Been Abuur Ku Tilmaamay In Komsihanku Xidhiidh La Leeyahay Wasiiro Is Casilay

Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Oo Been Abuur Ku Tilmaamay In Komsihanku Xidhiidh La Leeyahay Wasiiro Is Casilay Kommishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland waa inaynu siinaa kalsooni buuxda hadaynu nahay shacabka, xukuumada, iyo Xusbiyada Somalilandba.   Maalmahan waxaan warbaahinta ka maqlayey arrimo ku saabsan gudida Kommishanka Doorashooyinka Qaranka Soomaliland, oo ay dadyow gaar ahi […]

Continue reading …
Hargaysa Oo Laga furay Xarun Nooceedu Ku Cusub Yahay Dalka Oo Wax Weyn Qaban Doonta.

Magaalada hargaysa waxaa habeenkii Xalay looga Dhawaaqay Xafiis Cusub oo Dhalinyarada Somaliland lagu tababaro doono kaasi oo lagu Bari doono Shaqooyinka Ay ka midka yihiin Farsamada Gacanta oo dalka Somaliland aan ka shaqayn Ama kasii dabar Go’aysa. Xafiiskani oo ay Abaabuleen si iskaa wax u qabso ah Dhalinayro Somaliland oo Ah Aqoonyahano ayaa Ku Tilmaamay […]

Continue reading …
DEGDEG: TALIYE XIIRANE IYO WASIIR ABGAALOW OO ERIGOODII LOO AANAYNAYO MARKAB TELESOM WADATEY OO CABLE KU TIJAANAYEY BERBERA

LA SOCO WARKAAS OO FAAHFAAHSAN GOOR DHOW.

Continue reading …
DAAWO SAWIRO-Dhulbahantaha Jubooyinka Oo Dib U Dhis Ku Samaynaya Deegaanka Jiroole-Amiin

Iyadoo uu mudooyinkan uu ka socdey Tuulada Jiroole-Amiin oo Hilaadii 47km koonfur galbeed kaga aadan degmada Kismaayo dhismaha masaajidka magaaladasi ayaa maanta la soo gabagabeeyey,. Dhimaha masaajidkan oo ay gacanta ku hayeen Cuqaasha iyo waxgaradka deegaanka beesha Saciid Harti ee reer Jubaland ayaa waxaa qayb weyn ka qaatey Qurbe joogta u dhalatey deegaanka ee ku […]

Continue reading …
Kulan Wacyi-galin Ku Saabsan Tahriibka Oo Lagu Qabtay Magaalada laascaanood

Kulan balaaran oo ku saabsanaa ka hortaga tahriibta ayaa ka dhacay magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool,kaasi oo ay ka qaybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada laascaanood waxaana soo qaban qaabiyay ardayda jaamacada nugaal Kulankan wacyigalinta ayaa lagu qabtay isla jaamacada nugaal  ugu horeyna waxaa goobta ka hadlay qaar kamid ah mas,uuliyiinta jaamacada nugaal […]

Continue reading …
DEGDEG (SAWIRRO)  – TUKARAQ: GAADHIGII MADAXWEYNE KU XIGEENKA PUNTLAND OO DIB LOOGU CELIYEY PUNTLAND

Tukaraq [laascaanood.com]:  Wararka ka imanaya tuulada Tukaraq oo ah jiidda u kala qaybisa Degmada Laascaanood Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa sheegaya in gaadhigii Mudane Camey lagu wareejiyey xaflad yar oo kooban oo ay goob joog ka ahaayeen La Taliyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Mudane Axmed Xasan Cigaal iyo Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamaal Cabdi […]

Continue reading …
DAAWO – HARGEYSA: “NIN GAAL AH OO SCOTISH AH AYAA YIDHAADA HABEEN WALBA GABADH HA LA II KEEN, (NINKAAS) OO AAN AQOON LAHAYN OO AH KUWA AY ‘STREET’SKA KA SOO QAADAAN!!”

KHUDBADDII JIMCAHA:  Sheekh Aadan Siiro oo banka soo dhigay Anshax Xumo ka dhacday Hargeysa (Eeg 25:19 minutres).  NALA DAAWO.  

Continue reading …
Dawo Video Yaa Horumarka Kahortaagan Gobolka Buuhoodle Shaqsigii Waxqabad Muujiyana Kuduula {Warbixin}

Laascaanood.com Kuxigeenka Badhaasaabka Gobolka Buuhoodle Md Jamac Dheeg Cartan oo isagu mudo bilo kooban xilkan loomagacaabay ayaa waxa uu wax badan ka qabtay horumirinta gobolka waxa uuna socdaalo badan uu kutagay dhamaan dgmooyinka iyo tuulooyinka gobolka buuhoodle jamac waxaa koox budhcada oo ka amarqaata xaglotoosiye ay kutilmaameen musuqmaasuq raashin loogu talagalay dad abaaro saameeyeen waxa […]

Continue reading …
DEGDEG – MADAXTOOYADA SOMALILAND:  MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO XILKII KA QAADAY XIIRANE, TALIYIHII CIIDANKA BADDA IYO WASIIRKII BOOSAHA

Waxaa lagu AMRAY Wasiirka Boosaha iyo Taliyaha Ciidanka Badda, Kuxigeenada Xilka ku wareejiya. Hargeysa (laascaanood.com):  Waxaa caawa Wareegto ka soo baxaday Xafiiska Madaxweynaha JSL xilalkii ay hayeen lagaga qaatay Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Taliyihii Ciidanka Badda. Digreetada Madaxweynuhuna waxay u dhignayd Sidan:- 1. Ujeeddo: Xil-ka Qaadis Ku: Mudane, Maxamed Jaamac Abgaal, Wasiirkii Hore […]

Continue reading …
DAAWO – BERBERA:  AGAASIMAHA DIINTA & AWQAAFTA SOMALILAND OO ISKA FOGEEYEY KHAMRIGII GAADHIGIISA LAGU QABTAY.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa maanta khudbadii Salaadda Jincaha oo uu ka akhriyey Masaajidka Abu Hureyra ee ku yaalla Degmada Berbera si weyn isaga fogeeyey dhacdadii Khamriga ee loo xidhay gaadhi Sheekh Saleebaan leeyahay iyo darawalkiisii.  DAAWASHO WACAN

Continue reading …

Odayaasha iyo waxgaradka degmada xudun ee gobolka sool ayaa ugu baaqay qurba jooga gobolada sool iyo sanaag inay ka qeyb qaataan sidii loo hormarin lahaa degmada xudun ee gobolka sool oo dhanka waxbarashada iyo caafimaadka la doonayo in la hormariyo Waxgaradka deegaanka ayaa ku baaqay in dhinacyada hormarinta gaar ahaan waxbarashada iyo caafimaadka ay doonayaan […]

Continue reading …
Page 1 of 9123Next ›Last »