Home » 2016 » May
DAAWO VIDEO LAASCAANOOD: Xaflad Sagootin Ah Oo Loo Sameeyay Isimadii Ka Soo Qeybgalay Caleemasaarka Suldaanka Fiqishini

DAAWO VIDEO LAASCAANOOD: Xaflad Sagootin Ah Oo Loo Sameeyay Isimadii Ka Soo Qeybgalay Caleemasaarka Suldaanka Fiqishini

Waxgaradka beesha fiqishini ayaa kulan sagootin ah u samaysay isimadii ka soo qeybgalay kulan lagu sagootinayay isimadii ka soo qeybgalay caana shubka suldaanka fiqishini

DAAWO MUUQAAL: MAYERKA BERBERA OO KA HADLEY XADHIGII XAQDARADA AHAA EE UU U GEYSTEY WARIYASHA MADAX BANAN

Berbera(laacaanood.com) mayerka degmada berbera ayaa markii koobaad ka hadley maalgashiga dekeda berbera sidoo kalana waxa uu carabka ku dhuftey isagoo ka waramaya xadhigii tacadiga ahaa ee uu kula kacey wariyasha waxa kamid ahaa ahadaladiisi waanu la kulaney oo waxaanu ku nidhi hadey wararka aad duubtaan xataa run yahey ha sheegina   

Continue reading …
Maareyaha Wakaladda Biyaha Burco Oo Shaqadii ka Caydhiyay Shaqaale Mudo Dheer ka Shaqaynayay Wakaladaasi

Burco (Laascaanood) Maareyaha Wakaladda Biyaha Burco ayaa si rasmiya shaqadii uga caydhiyay Shan ka Mid ah Shaqalihii Mudada Dheer ka Shaqayn Jiray Wakaladda Biyaha Burco, Ilaa iyo hada si dhab ah looma oga sababta keentay in maareyaha cusub wakalada biyaha burco uu shaqadii ka caydhiyo shan hablood oo shaqaalo ah kuwaasi Oo muddo dheer ka […]

Continue reading …
Pro: Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ku Kulmay Xarunta Dhaqanka Hargeysa Iyo Arimaha Lays Dhaaf Saday

  Hargaysa(Laascaanood) Inkasta oo aanay siyaasad ka wada hadal hadana waxa salaan dareen badan ku dheehan yahay ay isku qaabileen Samatar Iyo Muuse oo la saadaalinaayo in Xisbiga Kulmiye Uu dhawaan ku soo biiro Pro Axmed Ismaacil Samatar oo dhawaan Damaciisa ooda ka qaadi doono   Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Mudooyinkii u Danbeeyey waxaa […]

Continue reading …
Mid ka mid ah Taliyaasha Ciidamo Isku Urursaday Bariga Sanaag oo Xukuumada Somaliland Ka Dalbaday Inay Qarameeyaan oo La Hoos Geeyo Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland

  Buraan(Laascaanood) Mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamo beeleed isku urursaday Deegaamada Bariga sanaag ee Somaliland isla Markaana Mudooyinkii u danbeeyeyba Dagaal Difaac ah kaga jiray Aagaga Buuraha calmadow isla markaana ka hortaagnaa Xoogaga Alshabaab oo Weerar ku ah inay Dhufays ka dhigtaan Halkaasi ayaa Baaq u diray Dawlada Somaliland kuwaasi oo soo jeediyay in […]

Continue reading …
daawo muuqaal: MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOOMAALILAND AYAA KULAN LAGA ARINSANAYO SIYASADA DHULKA UGA FUREY HARGEYSA MAAMUL HOOSAADKA  DALKA

 Hargeysa (laascaanood.com) kulan laga arinsanayo siyasada dhulka oo ay soo qaban qaabisey akadimga nabada iyo horumarinta ayaa madaxweyne ku xigeenka soomaaliland c/raxmaan seylici uga furey maamulada gobolada iyo dowladaha hoose magalada hargeysa 

Continue reading …
Daawo Muuqaal:- Muuse Biixi Oo Iminka La Hadlay Warbaahinta Markii U Horaysayna Wax Laga Waydiiyey Wararka Sheegaya In Pro: Axmed Ismaaciil Samatar Lagu Bedelayo Saylici

Hargaysa(Laascaanood) Muuse Biixi Oo Iminka La Hadlay Warbaahinta Markii U Horaysayna Wax Laga Waydiiyey Wararka Sheegaya In Pro: Axmed Ismaaciil Samatar Lagu Bedelayo Saylici     HALKAN KA DAAWO WARKAASI OO FAAHFAAHSAN

Continue reading …
DAAWO, XUDDUN:  WEFDI KA SOCDA SOMALILAND OO SOO DHOWEYN AY SII ABAABUSHEEN LOO FULIYEY

Labaataneeyo rag ah oo la gu sii ururiyey meel magaalada ka baxsan, iyo tobaneeyo dumar ah iyo caruurtoodii oo sawaxan kooban iyo calan lululis geeska magaalada lagaga duubay.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
DAAWO MUUQAAL:-TALIYAHA CIIDANKA SOCDAALKA SOMALILAND OO XADHIGA KA JIRAY DHISME LOO HIR GELIYEY LAANTA SOCDAALKA GOBOLKA SAAXIL

Daawo Muuqaal:-Taliyaha Ciidanka Socdaalka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jiray Dhisme Loo Hir Geliyey Laanta Socdaalka Gobolka Saaxil      

Continue reading …
XOG:- Axmed Madoobe Iyo Gaas oo madaxa isla galay

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda shirka madasha wadatashiga qaran, waxaana looga hadlayaa arrimaha la xiriira doorashooyinka iyo sidoo kale saamiga Muqdisho ay ku leedahay aqalka sare. Shabakada Laascaanood ayaa xog ay heshay waxay sheegayaa in hadda ay madaxa iskula jiraan madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, kadib markii muranka uu ka yimid saamiga Muqdisho. Axmed Madoobe waxa uu […]

Continue reading …
CNN oo Warbixin naxdin leh ka qortay weerarkii Ceelcade {Tirada laga dilay ciidamada Kenya

Warbixin cusub oo diyaariyay Telefishanka Mareykanka laga leeyahay ee CNN ayaa lagu shaaciyay in tirada dhimashada ciidamada Kenya ee lagu dilay weerarkii Ceeclcade ay gaareyso 141 askari, iyadoo lagu tilmaamay qasaarihii ugu weynaa ee ciidamada Kenya soo gaara intii ay xormimada qaadatay 1963. Warbixinta CNN oo si weyn loogu faahfaahiyay wixii ciidamada Kenya ee difaaca […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRADA: 60-jir ka qeyb galaya Imtixaanka Dugsiyada sare ee dalka kasocda

Axmadey Saney, oo da’diisa lagu qiyaasay 60-sano jir ah ayaa sanadkan nasiib u yeeshay in uu kamid noqdo kumanaan arday ah oo u fariistay imtixaanka shahaadiga ee Dugsiyada sare ee dalka , kaa oo si xamaasad leh uga socda Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka. Ninkan Odayga ah ayaa ku sugan Degmada Balcad ee […]

Continue reading …
Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka ee Hargaysa oo Baadigoob Ugu Jira Helista Kaalmaha sare ee Imtixaanka Dalka Iyo Doorka Wasaarada Waxbarashada

  Hargaysa(Laascaanood) Qaar ka mid Maamulayaasha Dugsiyada Ku yaala Magaalada hargaysa ayaa Dedaal dheer Ugu Jira Sidii Ay Dugsiyadoodu Kaalamaha Sare ee Loo Yaqaan TOP10-ka uga qayb geli lahaayeen Xili Waqti Xaadirkan lagu Guda Jiro Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dawlada Somaliland Ardayda Dugsiyada Gaarka loo leeyahay Ayaa Loo Ogolaaday Qishka Imtixaanka Kuwaasi oo Ilaalada Dugsiyada […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal:-Wasiir Cukuse Oo Ka Hadlay Banka Qool Caday,Riig Biyo Loogu Soo Saarayo Iyo Sidii Loo Xoolayn Lahaa Dadkii Abaarahu Saameyeen.

Hargaysa(Laascaanood) Wasiir Cukuse Oo Ka Hadlay Banka Qool Caday,Riig Biyo Loogu Soo Saarayo Iyo Sidii Loo Xoolayn Lahaa Dadkii Abaarahu Saameyeen.   HALKAN KA DAAWO WARKAASI OO FAAHFAAHSAN  

Continue reading …
Daawo Muuqaal:-Xildhibaan Siciid Cartan Oo Ka Hadlay Xildhibaan Somaliya Ka Socda Oo Lagu Soo Dhaweeyay Badhan Iyo Calanka Somaliya Oo Laga Taagay.

Hargaysa(Laascaanood)Xildhibaan Siciid Cartan Oo Ka Hadlay Xildhibaan Somaliya Ka Socda Oo Lagu Soo Dhaweeyay Badhan Iyo Calanka Somaliya Oo Laga Taagay.   HALKAN KA DAAWO WARKAASI OO FAAHFAAHSAN

Continue reading …
DAAWO, GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL,  ADHICADEEYE: WUXUU ISKA ILAALIYEY SOO HADAL QAADKA SOMALILAND, WUXUU KU BEDDELEY “UMMADDA SOOMAALIYEED” IYO (MARKUU HOOS  U DEGO) “SOOL , SANAAG IYO BUUHOODLE”.

Wuxuu ahaa Garaad ka Dhulbahante ee degaanka Xafladda lagu qabanayo,  waxaana loo tirinayey inuu buunbuunin doono Somalilandnimada.   DAAWASHO WACAN.  

Continue reading …
Axmed Ismaaciil Samatar Oo Dalka Kusoo Laabtay Iyo Saadaalinta Xisbiga uu Saldhigan Doono

Hargaysa (Laascaanood) Axmed Ismaaciil Samatar oo dhawaan ka toobad keenay Mabdii Somaliweyn oo uu mudo badan aaminsanaa kana mid ahaa dadka Somaliland Sida weyn uga soo horjeeday ayaa intii uu dalkiisa hooyo dib ugu soo laabtay Waxa uu kala doorasho ugu jiray Xisbiga Midka dantiisu ku jirto ee uu ku biirayo Axmed Ismaaciil Samatar Waxa […]

Continue reading …
Daawo Sawiro Caleemasaarka Suldaanka Fiqishini Oo Soo Gabagaboobay

Waxaa Munaasibad Balaadhan oo lagu Caleemo Saaray Suldaanka Beesha FIQI-SHINI Mustafe Maxamuud Awseed lagu qabtay Deegaanka Adhi-cadeeye ee Gobolka Sool. Munaasibada ayaa waxaa kasoo qayb galay Madax dhaqameed Soomaaliyeed oo ka yimid Gobolada Dalka Soomaaliya, Waxaana sidoo kale Munaasibada ka dhexmuuqday Wufuud kala duwan oo ay Hogaaminayeen Qaar kamid ah Madax dhaqameedka Deegaanada Khaatumo. Suldaanka […]

Continue reading …
HALIS, DAAWO –  XIL. BAAR SICIID: “CALI KHALIIF HADDUU (WUXUU XAQA U LEEYAHAY) WAAYO, WUXUU DOONAYO AYUU SAMAYNAYAA. RAG CIIL, CADAAB KA DOOREY”

Xildhibaan Baar Siciid Faarax oo Xukuumadda Siilaanyo dhabarka u saartay Dhaqadhaqqayada Somaliland diidka ah ee ka socda Bariga Somaliland.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
DEGDEG, Daawo (Sawiro), LAASCAANOOD:  Suldaan Mustafe Maxamuud Awseed Oo Hadda Lagu Caana Shubay, degaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool

Suldaan Mustafe Maxamuud Awseed ayaa goor dhawayd ay ku caana shubeen Toddoba Isim oo ka kala yimid dhamaan gobolada dalka soomaaliya.   

Continue reading …
Page 1 of 23123Next ›Last »