Home » 2016 » June
Turkey: Kooxdii Fulisay Weerarkii Madaarka Istanbul oo la sheegay inay ka yimideen Russia- VIDEO

Turkey: Kooxdii Fulisay Weerarkii Madaarka Istanbul oo la sheegay inay ka yimideen Russia- VIDEO

Ciidamada Amaanka ee dalka Turkiga ayaa sameeyey hawlgalo ay kusoo qabteen kooxo la sheegay inay ka tirsan yihiin Daacish oo ku sugaan magaalada Istanbul iyo magaalada Ismir. Hawlgaladan la xariira weerarkii lagu qaaday Madaarka Ataturk ee magalada Istanbul ayaa ahaa kuwo balaaran oo lagu soo qabtay dad gaaraya 13 qof oo lagu tuhunsan yahay inay […]

Dad badan oo ku geeriyoodey gaari bas ah oo miino kula qaraxdey Lafoole, Muqdisho

Subaxnimadii hore ee maanta oo Khamiis ah ayaa gaari nooca dadweynaha ah miino kula qaraxdey agagaarka Lafoole ee u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye. Inta la og yahay 18 qof oo rayid ah ayaa ku geeriyoodey qaraxa baska qabsadey, tiro kalena waa ku dhaawacmeen. Gaarigan oo ahaa nooca loo yaqaan BL ayaa ka baxay magaalada Muqdisho […]

Continue reading …
HARGEYSA:  CIIDANKA DAB-DAMISKA SOMALILAND OO LA WAREEGAY SHAQADII NABAD GALYADA WADOOYINKA.

Ciidanka Dabdamiska Ayaa La Wareegay Shaqadii Ay Hayeen Laanta Nabadgalyada Wadooyinka Waxaana Magaalada Hargaysa Marka Ay La Afuro Ka Dib Aad Maqlaysaa Codka Dhiilada Oo Si Aan Arxan Lahay U Baxaya Iyadoo Aanay Jirin Wax Gubasho Ahi. Geesta Kale Waxaad Arkaysaa Haddii Aad Suuqa Dhex Marto Iyagoo Kala Hagaya Gaadiidka, Halka Baabuurta Dab-Demiskuna Ay Ku […]

Continue reading …
HARGEYSA:  AQOONYAHANKA DEGMOOYINKA MAXAMUUD HAYBE IYO AXMED DHAGAX OO SIILAANYO KA CODSADAY INUU KA BADBAADIYO DHULKA HAY’ADDA WFP KU TAGRIFAL UU KU SAMEEYO MAAYARKA CAASIMADDU

Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, Maayarkii Hore Ee Hargaysa, Caasimada Somaliland Ayaa Dhul Ay Xafiis Ka Dhistaan Haayada Cunada Aduunka Ee Qaramada Midoobay Ka Siiyey Dhulka Ku Yaala Xaafada Masalaha, Degmada Axmed Dhagax Ee Koonfurta Hargeisa. Haayadan Ayaa Dayratay Dhulkan La Siiyey Damacdayna Inay Ka Samaysato Xafiiska Ugu Wayn Geeska Afrika. Nasiibdaro, Cabdirahman Maxamuud Caydiid Seltelco, […]

Continue reading …
HARGEYSA:  SIILANYO MUXUU KALA HADLAY SAFIIRKA CUSUB EE DALKA JARMALKA U QAABILSAN SOMALIA  OO XAFIISKIISA KU QAABILAY

Madaxweyne Siilanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka  Dalka Jarmalka U Qaabilsan Somalia. DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
MUQDISHO: XASAN SH. MAXAMUUD OO GUDDI KALE OO DOORASHO MAGACAABAY, LIISKA MAGACYADOODA

Moqdisho (LAASCAANOOD):- War Saxaafadeed hada ka soo baxay  xafiiska Madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud  oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shabakada wararka ee LAASCAANOOD ayaa waxaa lagu seegay in muddane Xassan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Somaliya oo mugacabaay Gudida Doorashooyinka dalka. Madaxweynaha ayaa waxaa ay noqoneysa markii labaad ee uu magacaabo gudida doorashooyinka ka dib […]

Continue reading …
AKHRI WARQAD SIR AH :- WASIIRKA WARFAAFINTA SOMALIYA OO WARQADII LAGU OGALAADAY IN DIB HAWADA UGU SOO NOQDO HCTV U QORAY SHIRKADA THAICOM 5

Muqdisho (LAASCAANOOD):  Wasiirka Warfaafinta Dawladda Federaalka, Maxamed  Cabdi Xayir [Maareeye], ayaa Sattelite-ka Thaicom 5 waxa uu u qoray warqadii uu  hawada dib ugu soo celisey Telefishanka HCTV oo muddo todoba cisho ah hawada ka maqnaa. Warqadan  oo ku qoran luqadda Ingiriisiga  ayaa ah codsi iyo cabasho uu Wasiir Maareeye u gudbiyey  Thaicom 5, taasi uu kuu sheegayo […]

Continue reading …
Daawo:- Xeerkii Muranka Badan Dhaliyay Ee Somaliya Oo Kulan Ay Ka Yeesheen Culima Aw-diinka Iyo Madaxda Muqdisho.

Daawo:- Xeerkii Muranka Badan Dhaliyay Ee Somaliya Oo Kulan Ay Ka Yeesheen Culima Aw-diinka Iyo Madaxda Muqdisho.   HALKAN KA DAAWO WARKAASI OO FAAHFAAHSAN

Continue reading …
KHILAAFKII XISBIGA UCID OO MAR KALE FURKA TUURAY IYO HADALO CAR IYO WIR AH OO HAWDA LA ISKU MARIYEY + MUUQAAL.

      HALKAN KA DAAWO WARKAASI OO FAAHFAAHSAN

Continue reading …
DAAWO MUUQAAL:  XILDHIBAAN DHEEG : SHALAY IYO MAANTA IYO HADALO KALA FOG

Hargaysa(Laascaanood) Daawo muuqaal Dhamaystiran oo ka hadlaya hadalo is khilaafsan oo kasoo yeedhay xildhibaan Dheeg oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland     HALKAN KA DAAWO WARKAASI OO FAAHFAAHSAN

Continue reading …

DAAWO [SAWIRRO], HARGEYSA: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Cusbitaalka Guud Ku Soo Booqday Dhaawacii Dharkayngeenyo

Comments Off on DAAWO [SAWIRRO], HARGEYSA: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Cusbitaalka Guud Ku Soo Booqday Dhaawacii Dharkayngeenyo
DAAWO [SAWIRRO], HARGEYSA:  Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Cusbitaalka Guud Ku Soo Booqday Dhaawacii Dharkayngeenyo

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland isla markaana ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ay weheliyaan saraakiil sar sare oo ka tirsan xisbigaasi ayaa maanta ku soo Booqday Cusbitaalka Guud ee Hargeysa dadkii ku dhawaacmey dagaalkii dhawaan ka dhacay deeganka  Dharkeyngeenyo ee Gobalka Sool. Dadkan oo dhawaan  la keenay cisbitaalka ayaa waxaa uu Gudoomiyuhu uu […]

Continue reading …
DAAWO, BUUHOODLE: KHILAAFKII MADAXDA KHAATUMO OO LA DHAMEEYAY, CALI WARANCADDE OO LAGU EEDEEYEY XADHIGGA GUURTIDA LAASCAANOOD

Madaxda Maamulka Khaatumo, Golaha Baarlaamnka iyo Wasiirada Maamulka Khaatumo oo maanta shir balaadhan ku qabtay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka Cayn ayaa ka wada hadlay dardargelinta hawlaha adag ee Maamulka Khaatumo hor yaalla, colaada deeganka Gobalka Sool ka tagaan,  iyo arrimo kale. DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
DAAWO,LAASCAANOOD: SHACABKA LAASCAANOOD OO KA CABANAYA Tarafikada Gawaadhida kala hagta oo aan laascaanood ka shaqayn

Inkastoo la sameeyay wadooyin laamiyo dhawr ah hadana waxaa jira maamul xumo dhanka wadooyinka ah oo aysan jirin taraafiko kala hagta gaadiidka oo magaalada laascaanood ku soo badanaya

Continue reading …
DAAWO CIRO MA WAXQABAD BUU MOODAY MARKII DHAAWACYADII DHARKAYNGEEYO ISKU SOO SAWIRAYAY

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ay weheliyaan saraakiil sar sare oo ka tirsan xisbigaasi ayaa maanta waxay isku soo sawireen dadkii ku dhawaacmey dagaalkii dhawaan ka dhacay deeganka  Dharkeyn Geeyo ee Gobalka Sool . Dadkan oo dhawaan  la keenay cibitalka ayaa waxaa uu gudoomiyuhu uu u  dul […]

Continue reading …
DAAWO [SAWIRRO], MUQDISHO:  DAWLADDA FEDERAALKA OO DAAHFURTAY QORSHIHII QARAN EE UGU HOREEYEY MUDDO 30 SANO KA BADAN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka (National Development Plan), kaas oo noqonayaa midkii ugu horeeyay ee ay Soomaaliya yeelato muddo haatan laga joogo 30 sanno. “Waa maalin taariikhi ah inaan maanta daah-furno barnaamijkan muhiimka ah. Tani waxay muujineysaa in dowladnimadeena ay xoogsaneyso. Dalna ma shaqeyn karo […]

Continue reading …
DAAWO,BUUHOODLE: XILDHIBAANADA KHAATUMO OO KU EEDEEYAY MAAMULKA SOMALILAND INAY DAMACSANAAYEEN DILKA GARAAD JAAMAC GARAAD CALI

Xildhibaano ka tirsan maamulka khaatumo ayaa ugu baaqay maamulka somaliland inay faraha kala baxdo beelaha walaalaha ah ee lagu heshiisiinayo deegaanada koonfurta gobolka sool waxayna ku eedeeyeen maamulka somaliland inay qorshaynaysay dilka garaad jaamac garaad cali

Continue reading …
DAAWO VIDEO MUKHTAAR GARAAD CALI BURAALE OO BAAQ U DIRAYA BEELAHA WALAALAHA AH

Mukhtaar Garaad Cali Buraale oo ku sugan dalka mareykanka ayaa baaq u diray beelaha walaalaha ee nabadayntoodu ka socoto deegaanada koonfurta gobolka sool

Continue reading …
HALIS, DAAWO – ODAY GALBEEDKA BURCO U DHASHAY OO GARAAD JAAMAC SI JEESJEES AH ULA HADLAY: “HADDII AAD SAAXDHEER OO KELIYA GARAAD U TAHAY, DHULBAHANTE U SHEEG”

Ololihii Beeleysnaa ee Habaryoonis ee ku waajahnaa Beesha Sool oo uu mar kale u soo cumaamatay nin Ugaas sheegtay.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
XOG IYO XAQIIQ LA HELAY: Dukumiintigii lagu ansixiyay sharcigga khaniisinta Somalia iyo sinaanta Ragga iyo dumarka ?

Warbaahinta waxeey Shacabka Soomaaliyeed u soo gudbineysaa sharcigga golaha Wasiiradda Somalia ansixiyeen ee ku saabsan iney Ragga isguursan karaan,ineysan naagtu u baahneeyn iney cudo tirsato haddii la furo ama laga dhinto. hadaba akhri dukumiintigaan oo dhameeystiran. SIYAASADDA QARAN EE  {Genderka} WAXAA SOO DIYAARISEY WASAARADDA HAWEENKA & HORUMARINTA XUQUUQDA AADANAHA 2016 JAMHUURIYADDA FEDERALKA SOOMAALIYA HORUDHAC……………………………………………………………………….3 Masuuliyadda […]

Continue reading …
DAAWO, WARBIXIN: WARBAAHINTA CAALAMKA IYO HESHIISKA DEKEDDA BERBERA

Warbaahinta Caalamka ayaa siyaaba kala duwan u abbaartay Heshiiskii DP World iyo Maamulka Somaliland.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
Page 1 of 23123Next ›Last »