Home » 2016 » July
( SAWIRO): XULKA KUBADDA CAGTA PUNTLAND OO GAROWE LAGUSOO DHAWEEYAY

( SAWIRO): XULKA KUBADDA CAGTA PUNTLAND OO GAROWE LAGUSOO DHAWEEYAY

Garoowe (LAASCAANOOD):-  Soo dhaweyn aad u ballaadhan ayaa loo sameeyay kooxda ku cayaaraysay magaca Puntland ee kusoo guulaysatay koobkii maamul goboleedyada ee dhawaan lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho  ee caasimadda Somalia. Madaxweynaha Puntland, ku-xigeenkiisa xubno katirsan golaha wasiirrada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa kooxda kaga hortagay garoonka diyaaradaha Canoco halkaasoo looga soo […]

Xildhibaano Sooc Ah oo Sheegtay inay Baarlmaanka Ugu Jiraan Gobolka Saaxil Ayaa ka Hadley Maalgelinta Dekedda Berbera

Hargaysa(Laascaanood) Xildhibaano Sooc Ah oo Sheegtay inay Baarlmaanka Ugu Jiraan   Gobolka Saaxil Ayaa ka Hadley Maalgelinta Dekedda Berbera

Continue reading …
Agaasimihii Hore Ee Cashuuraha Beriga Somaliland oo Eedeeyey Masuuliyiinta Xukuumada Ugu Jira G Saaxil Iyo Mudaharaadada Reer Saaxil KA Wadaan Berbera

Hargaysa(LAASCAANOOD) Agaasimihii hore ee Cashuuraha Beriga Somaliland Cabdiraxmaan Jibriil Cabsiiye Ayaa Ka hadlay Mudaharaadada Maalmahan Danbe ka socday Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil oo uu sheegay Inay Ka degi layihiin Siyaasiyiin uu sheegay inay ku cusub Tahay Masuuliyadu Kuwaasi oo Shacabka iyo Xukuumada Iska Horkeenaya   Cabdiraxmaan Jibriil Oo U Waramayay Warbaahinta Ayaa Sidaasi ku […]

Continue reading …
MAXAKAMADA GOBOLKA SOOL OO LAGU BURBIRIYEY KHAMRI TIRO BADAN

maxakamada gobolka sool taliyaha saldhiga dhexe iyo xer ilaaliyaha gobolka sayaa maanta maxaka mada horteeda ku jajabiyey khamri tiro badan kaas oo dayaaqadii bishii ramadaan ee isoo dhaaftay ciidamada milatariga ee aaaga koon fureed ee dhumay ay ku qabteen. maan dooriyahan ayaa loosoo gudbiyey maxakada gobolka sool halkaas oo uu kasocday xukunkiisu gabab gabadiina lagu […]

Continue reading …
“WAX SOMALILAND LA YIDHAAHDAA MA JIRTO BALSE WAA QEYB SOMALIYA KA MID AH , SOMALILAND DADKEEDA BEENA BEY U SHEEGAYSAA” WASIIRKA BIYAHA SOMALILAND BAASHE CALI JAMAAC + MUUQAAL

Hargeysa (LAASCAANOOD):-  Dib U Xasuuuso hadlo xanaf leh oo uu Somaliland warbaahinta u so mariyey wasiirka  wasaarada biyaha Somaliland wakhtigii uu ahaa dadka ku mideysan fikirka maamulka Khaatumo ee uu Cali Khaliif hogaamiyaha u yahay Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Continue reading …
DAAWO: WASIIRKA ARRIMAHA DIBA S/LAND OO SI ADAG UGA HADLAY HADALKII KA SOO YEEDHAY SAFIIRKA TURKIGA EE SOMALIYA

Hargaysa(LAASCAANOOD)Wasiirka Arrimaha Gudaha S/Land Oo Ka Hadlay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Safiirka Turkiga U Fadhiya  Soomaaliya

Continue reading …
DAAWO: XUKUUMADU SIDAY DEKADA IYO HAAMAHA U WAREEJISAY ANAGANA HANOO WAREEJISO “G/BASASKA XAAFADA SH/CUMAR”

Xukuumadu Siday Dekada Iyo Haamaha U Wareejisay Anagana Hanoo Wareejiso “G/Basaska Xaafada Sh/Cumar”

Continue reading …
Widhwidh,Daawo: Shirkii Beesha Guuleed Garaad Oo Widhwidh Ka Furmay….

Magaalada Widhwidh waxaa ka furmay shirweyne ay beesha guuleed garaad (Barkad) kaga arinsanayso soo xulista garaadka beesha yeelan doonta    

Continue reading …
” DEKADA BERBERA REER MA LAHA EE RUNTA HA LA ISKU SHEEGO REER SOMALILANDNOW ” SULDAAN SALEEBAN BOQOR CISMAAN

     

Continue reading …
Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii lagu qaaday xarunta Xarunta CID ee Muqdisho (Daawo Sawirada)

Waxaa saakay abaaro 10-Kii subaxnimo weeraro isugu jira ismiidaamin iyo mid toos ah lagu qaaday Xarunta Dambi baarista ee CID, waxaana weerarkan ka dhashay qasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Weerarka ayaa ku bilowday labo gaari oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay kuwaa oo qadar labo daqiiqo u dhaxeeyeen lagu dhuftay albaabka laga […]

Continue reading …
LAASCAANOOD: Soo-dhawaynta Majaajileysteyaasha Iyo Dhiirigelin la’aanta Dhiggooda Laascaanood.

Majaajileystayaasha Sooraan iyo Jawaan ayaa Laascaanood lagu soo dhaweeyay. Jillaaga, Qoraaga, Hal-abuurka iyo Warfidiyeenku waxa ay wadaagaan dallada Fanka oo dhammaantood fariin farshaxamaysan oo hab iyo hannaan u gaar ah loo gudbiyo ayaa ay maanka ruuxa hummaag ahaan ugu tusaan. Waxa aan uga socdaa in aan Bahda Fanka meelo badan kaga jiro oo nacaybkoodu anniga […]

Continue reading …
LAASCAANOOD,DAAWO WASAARADA MAALIYADA OO BILOWDAY ARUURINTA CASHUURAHA LAASCAANOOD

Olalaha lagu aruuninayo cashuuraraha wasaarada maaliyada ee gobolka sool ayaa si habsami leh u socda iyadoo uu ka warbixiyay mas,uuliyiinta wasaarada maaliyada ee gobolka sool

Continue reading …
DAAWO SAWIRO  ARDAYDA GOBOLKA SOOL EE WAX KA BARATA DALKA HINDIYA OO CAMBAAREERAR SHIRARKII AWRBOGAYS IYO ADHICADEEYE

Kulan si heersare ah loo soo agaasimay oo ahaa casho sharaf iyo dhiirigelin ardayda ah oo ay soo qabanqaabiyeen midawga ardayda khaatumo ee india (MAKI), ayaa xalay ka dhacay magaalada hyderabad ee wadanka India.   Kulanka ayaa waxa kasoo qayb galay qurbe joog, arday, aqoon yahano, odayaal iyo masuuliyiin ka tirsan Dawladda Federalka ah ee […]

Continue reading …
BUUHOODLE,DAAWO WAXBA KAMA JIRAAN WADA HADAL U DHAXEEYA MAAMULKA SOMALILAND IYO KHAATUMO”Wasiirka Arimaha Gudaha Khaatumo’

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulka Khaatumo Axmed Maxamuud Doolala ayaa ka Hadlay in Maamulka Somaliland ay Maamulka Khaatumo Wahadal la Furayaan Waxana Kaloo Wasiirku uu sheegay in Warkaasi Yahay Mid aan rasmi ahayn. Wasiirka ayaa Dhinaca Kale ka Hadlay Shirarkii Maamulkaasi ku Qabtay Magaalooyinka Adhicadeeyey iyo Arboogays Waxana Madaxda Khaatumo ay sheegeen kuwa Ku Dhamaday […]

Continue reading …
Warbixin la yaab leh oo laga diyaariyay Haweenka Qaadka Iibiya iyo Haweeney sir badan ka sheegtay

Caasha Rooble Maxamed; waa 32jir, kamid tahy haweenka qaadka ku iibiya waddooyinka Muqdisho, waxa ay leedahay (5) caruur ah. Dumarka qaadka iibiya waxa ay dhib ku qabaan fadhiga muddada dheer ee ay qaadka iibinayaan, taas oo sababta in ay ka maqan yihiin carruurtooda, ragga ka qaadka ka deynsada, kadibna meermeeriya, Caasha iyada oo dhibkaas ka […]

Continue reading …
Ururka Saxafiyiinta SECJA oo Si Adag Uga Hadlay Weriye Dacwad Qoys U Tagay Saldhiga Oo Xukuumadu Xidhatay

Ururka Saxafiyiinta SECJA oo Si Adag Uga Hadlay Weriye Dacwad Qoys U Tagay Saldhiga Oo Xukuumadu Xidhatay   WARSAXAAFADEED   Ururka Saxafiyiinta Madaxa Banaan ee SECJA Waxaa Uu Si Dhow Ula Socdaa Xadhiga Sharciga Baal Marsan ee uu Ku Xidhan Yahay Wariye Maxamed Aamiin Jibriil Cismaan,  oo ka mid ahaa Wargeyska madaxa banaan ee Saxafi […]

Continue reading …
Wariye Maxkamada Ciidamada Qaranka Iyo Badhasaabkii Hore Ee Gabiley Laba Cisho Ugu Xidhan Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa

Hargeysa (LAASCAANOOD)-  Maxkamada Ciiddamada Milatariga ayaa maalintii shalay Xabsiga u taxaabtay Wariye Maxamed Aamiin Jibriil Cismaan,  oo ka mid ahaa Wargeyska madaxa banaan ee Saxafi iyo Wakaalada wararka Qaramada Midoobay ee Irin. Wariye Maxamed Aamiin waxaa lagu xidhay saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa halkaasi oo uu joogay inuu dhageysto dacwad ka dhaxeysay walaashii iyo badhasaabkii […]

Continue reading …
CIRO OO KA QEYB GALAY MUNAASIBAD LOOGU WANQALEY DEGMADA CUSUB EE BALI-MATAAN , KUNA DEEQAY QADAR LACAGEED OO LAGU HORUMARIN DOONO DEGMADAAS

Hargeysa (LAASCAANOOD):- Gudoomiyaha golaha wakiilada isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro   iyo wafti balaadhan  oo isku jira saraakiisha xisbigaasi iyo xildhibaano oo uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay maanta ka qeyb galeen xaflad loo sameeyey wan qalka degmada Cusub ee Bali-Mataan Degmadan cusub ee Bali-Mataan ayaa waxaa ay ka […]

Continue reading …
Ku Dawaaf Dunida: Daawo Fadeexadihii Warbaahineed Ee  Dhacay Iyadoo Lagu Gudo Jiro Baahin Toos Ah

Ku Dawaaf Dunida: Daawo Fadeexadihii Warbaahineed Ee  Dhacay Iyadoo Lagu Gudo Jiro Baahin Toos Ah      

Continue reading …
DAAWO DHAQAALE YAHAN CABDI DAAKIR OO SI ADAG UGA HADLAY SAAMI QAYBSIGA XILDHIBAANADA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND EE GOBOLADA IYO DEGMOOYINKA DALKA.

London(Laascaanood)Daawo Dhaqaale Yahay Cabdi Daakir oo si Adag uga Hadlay Saami Qaybsiga Xildhibaanada Golaha wakiilada somaliland ee Gobolada iyo Degmooyinka Dalka

Continue reading …
Page 1 of 28123Next ›Last »