Home » 2016 » August
Ciidamada amaanka Puntland oo qabsadey gadiid ku socdey gobolada dhexe

Ciidamada amaanka Puntland oo qabsadey gadiid ku socdey gobolada dhexe

GAROOWE: Ciidmada amaanka Puntland gaar ahaan kuwa Kumaandooska ee ku sugan gobolka Nugaal ayaa qabsadey asbuucaan horaantisii gadiid 5 ah oo ku wajahnaa gobolada dhexe ee Somaliya. Gadiidkaan oo ka koobnaa 4 baabuur nooca loo yaqaan Cabdi bille kuwasoo la saaro qoryaha dagaalka iyo Hal landcruiser aan  Xabadu karin ayaa dowlada Federaalka ee Somaliya ugu deeqdey ciidamo ku sugan degmada Ceelbuur. Gadiidkaan […]

Si Ay U Hantido Dekeda Berbera Ayey Itoobiya Inoo Soo Dhex Maraysaa DP World.Siyaasi Cali Kubad

Hargeysa (laascaanood):  Dalka Itoobiya Waa Qaran Guun Ah Oo Taariikh Fog, Oo Boqortooyadii Aksuum (Axum Empire) Ku Abtirsada. Qaarada Afrika Waxa Xabashida Taariikh Ahaan U Babac Dhigi Kara Oo La Fac Ah Dalka Masar; Sidaas Darteed Labadaas Dalba Waxay Leeyihiin Ilbaxnimo Khatar Ah Oo Markay Fursad Kuu Helaan; Waxay Adigoo Aan Iska Dhaadeyn Kaaga Adkaan […]

Continue reading …
LAASCAANOOD:  WASIIR BAASHE CALI JAAMAC OO BEESHA AADAN CALI KU QANCIYEY INAY IS DIIWAANGELIYAAN:

“Cabashadiina Dawladda waan gaadhsiinayaa, waase inaad is diiwaangelisaan”- Baashe C. Jaamac. DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
CAAQIL KA SHAKIYEY SULDAANKA HABAR AWAL:  “QOLADA DHAQANKA SHARAABKOODA KAFEEGAA U SAREEYA, WAXBUU KU DARAY BAAN U MALAYNAYAA SULDAANKU”

Caaqil Reer Awdal ah oo u Jawaabay Suldaanka Habar Awal ee Sabeyse.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
Dabaylo Iyo Duufaan Ku Dhufatay Dalka Japan

Dabaylo Daadad wata nooca cimilada Typhoon Lionrock Ayaa ku dhufatay Goordhaweyd Waqooyiga Dalka Japan, iyadoo dadka halkaa kunooli aynan wali kasoo kabsan Dabaylihii Sunaamida ee Kudufatay danadkii 2011 . sida layaqaan waa markii ugu horeysay ee dabayla nooca  typhoon waxayeelaan cariga waqooyiga Japan tan iyo sanadadii 1951, dabayshan roobabka wadata ayaa waxyeelo weyn gaadhsiisay wadooyinka […]

Continue reading …
Hargeysa: Agaasimaha Cusub ee Hayada SOLNAC Oo Xilkii La Wareegay

Hargeysa: Munaasibad Balaadhan oo Ay Xilalka Kula kala wareegayaan agaasimaha cusub Ee Komiishanka AIDS-ka Somaliland ayaa Maanta Loo qabtay Xaflad Balaadhan,waxaana Munaasibada Goob joog ka ahaa shaqaalaha xarunta iyo marti sharaf kale. Labada Agaasime Ee Madaxwaynahu isku badalka ku sameeyay ayaa waxa xilalka u kala wareejiyay agaasime maamulka iyo lacagta ee Komiishanka Ladagaalanka Adis-ka,waxaana uu sheegay […]

Continue reading …
Dagaal Hadda Kasocda Degaanka Dogoble Oo Ka Tirsan Ceelafweyn  Oo u Dhaxeeya Laba Beelood

Ceelafweyn (LAASCAANOOD)War Deg Deg “Dagaal Hadda Kasocda Degaanka Dogoble Oo Ka Tirsan Ceelafweyn Laba Belood Oo Dhawaan Ku Dagaalamay Bacaha Oo Ku Dagaalanmaya Xaalad Dagaal Ayaa Markale Kasoo Cusboonatay Degaanka Dogoble Oo Ka Tirsan Degmda Ceelafweyn Dhawaan Ayaa Laba Beelood Oo Ku Dagaalamay Degaanka Bacaha Sida Wararku Hada Nagu Soo Gaadhayaan Ayay Markale Ku Dagaaalamayaan […]

Continue reading …
Af-hayeenkii Ururka Kooxda ISIS Oo Lagu Magacaabo Abu Muhammed Al-Cadnani Oo Lagu Diley Dalka Siiriya

Suuriya (LAASCAANOOD)Af-hayeenkii Ururka Kooxda ISIS Oo Lagu Magacaabo Abu Muhammed Al-Cadnani Oo Lagu Diley Dalka Siiriya -Ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ayaa shaaciyay in mid ka mid ah saraakiisha sare ee urukaasi lagu dilay dalka Suuriya. “The main spokesman for theIslamic State of Iraq and the Levant (ISIL) armed group, AbuMohamed al-Adnani, has been killed […]

Continue reading …
WASIIRKII CAAFIMAADKA SOOMAALIYA OO LOO QAADAY DHAKHTAR DIBADEED

Moqdisho (LAASCAANOOD):- Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xaaji Cabdinuur (Madeer) ayaa sheegay in dalka dibadiisa loo qaaday dadka dhaawacyadooda halista yihiin ee ku waxyeeloobay qaraxii cuslaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa bogaadiyay howsha dhaqaatiirta Soomaaliyeed iyo dadaalka ay u galeen bad baadinta dadkii shalay ku dhaawacmay qaraxii shalay. “Dadka dhaawacyada halista […]

Continue reading …
Alshabaab Oo War Digniina Ka Soo Saartay Qaadashada Kaadhka Aqoonsiga Soomaalida.

Muqdisho-(LAASCAANOOD)-Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay qaadashada kaararka aqoonsiga ee Maamulka Gobolka Banaadir uu bilaabay, iyadoo uga digtay shacabka inay ku dagmaan waxa loogu yeeray shirqool. Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere ayaa sheegay inay uga digayaan shacabka Muqdisho iyo hareerihiisa inay qaataan kaarka aqoonsiga oo uu ku tilmaamay inuu yahay mid dhibaato ah “Waxaa shacabka […]

Continue reading …
HALIS, DAAWO HANJABAADDA BORAMA: “SOMALILAND MA WAXAY NOQONAYSAA SOMALILAND, WALLAAHI IN JILIB IIDOOR AH LA NOQON”

“Ama kolba inan yar ha la jeclaado, ama Bari ha loo gacan haadiyee, halka ay wax ka goáan waa halkan [Borama]” – Salaadiinta Awdal.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
XAMAR: Diyaarado Badan Oo Mashquuliyay Gegida Diyaaradaha Ee Aadan Cadde

Moqdisho (LAASCAANOOD):-  Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ka mid noqonaya garoomada diyaaradaha ugu mashquulka badan Geeska Afrika, iyadoo uu ka soo kabanayo bur burkii. Garoonka diyaaradaha ayaa ka mid ahaa kaabayaasha dhaqaalaha ee ku bur buray dagaaladii sokeeye, garoonka ayaa xirnaa muddo 17-sano ah, iyadoo dib loo furay sanadkii 2006-dii markii Midowgii […]

Continue reading …
GABILEY:Madaxweyne Siilaanyo Iyo Ka Qaybgalka Jaamacada Timacadde University

Gabilay (LAASCAANOOD):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Silaanyo Oo Ka Qaybgalay Xaflada Qalinjebinta Dufcadii Afraad Ee Ka Baxda Jaamacada Timacade Gabiley, Ayaa Si Balaadhan Loogu soo dhaweeyey Gabiley, Isagoo Khudbad Ka Jeediyey Shahaadooyinna Gudoonsiiyey Kaalmaha Ugu sareeyey Ardaydaasi. Hargeysa(WSN)Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo iyo Wafti Balaadhan uu Hogaaminayo oo maanta 31/08/2016, safar ku tegay gobolka […]

Continue reading …
YAAB!!! DAAWO LABA AFLAYNTA GARAAD JAAMAC: MARKUU DHULBAHANTE LA HADLAYO IYO MARKAY SALAADIINTA HABARJECLO HAREERAHA KA GALAAN

Goortee ayuu miyir qab ku hadlayaa? Bal daawo labada lahjadood ee cirka iyo dhulka isu jira ee Garaadkaasi afkiisa ka soo wada yeedhay!  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
LAASCAANOOD:  WEJIGII KOOWAAD EE DIIWAANGELINTA OO LA SOO AFMEERAY, 175 GOOBOOD OO LA ISKA DIIWAANGELIYEY

Komishanka Doorashooyinka oo ku dhawaaqay inay agabkii iyo gaadiidkiiba, dhammaantood, si nabad ah ku soo xeroodeen.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
DEGDEG ,DAAWO – GARAAD JAAMAC IYO SALAADIINTA HABARJECLO IYO HASS PETROLEUM:  “WAXAANU SHIRKAN JARAAÍD U QABANAY INAANU NABADGELYO ISUGU NIMI, SI FIICAN ISU AFGARANAY

“”Laba qodob oo ka soo baxay wada hadalkii Garaad Jaamac, Salaadiinta Habarjeclo iyo HASS PETROLEUM” –   DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
DAAWO, BUUHOODLE – GENERAL DEYR XAAJI CABDI, TALIYE KU XIGEENKA CIIDANKA DARAAWIISHTA PUNTLAND:  “IDINKAA MAANTA HALKAN [BUUHOODLE] KA JOOJIYEY IN DIIWAANGELIN LAGA SAMEEYO”

Wasiir Ku Xigeenka W. Caafimaadka Puntland Dr. Cabdi Casiis Maxamed aadan [ Guul] iyo wefdi uu hogaaminayo oo kormeer ku jooga Buuhoodle.  DAAWSHO WACAN.

Continue reading …
DAAWO, REER GEBILEY OO DADKII BOORAMA KA HADLAY WAR U DIRAY:  “GEBILEY MA DEGTAANE WAA LA IDINKU SOO DHOWEEYEY, XIDHIIDHKA INAGA DHEXEEYA HA XUMAYNINA”

“NINKA DEEGAAN LEH EE CASHUUR BIXIYA BAA GEBILEY WAX KA DOONI KARA, NIN AAN DEEGAANBA LAHAYNI WUXUU U SOO KAMBADHUUDHSADO TAASI WAA AYAAN DARRO, MID AANU IDINKA YEELAYNO MAAHA ” –  Gebiley.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
HALIS, SULDAAN WABAR OO HAWLGAL U DIYAARGAROOBEY: MUXUU KA YIDHI COLAADAHA ISAAQU KU HAYO SOOMAALI OO DHAN, TAARIIKHDA ISAAQA, QARAXYADA KOOFURTA, KALSHAALE, CALAACALKA SAMAROON, DIYAARGARAWGA COLAADDA IYO ARRIMO KALE?

“Berigii ay magaalooyinkooda (SNM) dabka geliyeen iyagoo waalan ayay dib u soo noqdeen, cidi dab may geline iyagaa dabka geliyey” –  Suldaan WABAR.  DAAWASHO WACAN.  

Continue reading …
JIGJIGA: MOOTOOYIN KA BADAN 100 XABBO OO LA QAYBINAYO

Mashruuca PCDP ee Dawlad Degaanka Soomaalida Ethiopia oo mootooyin u qaybinaya degmooyinka uu ka hawlgalo.  DAAWSHO WACAN.

Continue reading …
Page 1 of 24123Next ›Last »