Home » 2016 » September

CAYNABA:BADHASAABKA OO LAGU SOO DHOWEEYEY DEGMADA DHANAANO IYO XAALADA ABAAREED EE KA JIRTA DEEGAANKA

CAYNABA:BADHASAABKA OO LAGU SOO DHOWEEYEY DEGMADA DHANAANO IYO XAALADA ABAAREED EE KA JIRTA DEEGAANKA

BURCO:GOLAHA DEEGAANKA OO LA SHIR YIMI CAGAFCAGAF YAR OO LAGA SOO IIBIYAY IYO WARBAAHINTA OO LA KAXAYSTAY SI MUUQAAL LOOGA SOO DUUBO

BURCO:GOLAHA DEEGAANKA OO LA SHIR YIMI CAGAFCAGAF YAR OO LAGA SOO IIBIYAY IYO WARBAAHINTA OO LA KAXAYSTAY SI MUUQAAL LOOGA SOO DUUBO

Continue reading …
DAAWO:MARXALADAHA KALA DUWAN EE UU SOO MARAY JIDKA WADAHADALKA U DHEXEEYA SOMALILAND IYO MAAMULKA KHAATUMO

DAAWO:MARXALADAHA KALA DUWAN EE UU SOO MARAY JIDKA WADAHADALKA U DHEXEEYA SOMALILAND IYO MAAMULKA KHAATUMO  

Continue reading …
DAAWO:BARNAAMIJ LAGA DIYAARIYAY DHAGAX DHIGA DUGSIGA QADIIMIGA AH EE DAYAXA

DAAWO:BARNAAMIJ LAGA DIYAARIYAY DHAGAX DHIGA DUGSIGA QADIIMIGA AH EE DAYAXA

Continue reading …
DAAWO:MAAYARKA DEGMADA GARADAG OO KA HADLAY XAALADA DEGMADA IYO SHAQAADII BEELAHA

Garadag(LAASCAANOOD)Maayarka degmada Garadag ayaa Faarax Aadan ciise ayaa beeniyay warar ay ka qoreen qaar ka mid ah warbaahinta oo ka hadlayay beelaha ku dagaalamay dogoble

Continue reading …
LAASCAANOOD:KOOXDA SOOL STAR OO KU BIIRTAY XISBIGA KULMIYE

Laaska(Laascaanood.com)Kooxda Sool Star oo kooxaha kubada Cagta ugu weyn Magaalada Laascaanood ayaa si rasmi ah ugu biiray xisbiga talada haya ee kulmiye

Continue reading …
SIDEY USAAMEYN DOONTAA LACAGTA MOBILKA (ZAAD-SERVICES) GANACSIGA AFRIKA?

Markii Beero leyda Dalka Libiya ay Galaan waqtiga Guga ee Roobka badan leh, ee Waalidkii usoo bixi kariwaayo ubadkiisii dagenaa magaalo madaxda ama gobolada waaweyn ee kale, Aabuhu waxuu Lacagta kharashaadka iskuulka ciyaalka ku bixiyaa ama uu ku soo diraa, (Lonestar mobile money account) ee loo Yaqaan Somalilandta (ZAAD-SERVICES) sidaana waxaa sheegay aabe Isaac Tondo  beeraley ah oo u dhashay […]

Continue reading …
” XISBIGA KULMIYE WAANU KA SIFFEYNAY QURBAHA , WAANA IN LAGA SIFEEYA GABI AHAAN SOMALILAND ” MUJ XUSSEN AADAN CADE

Hargeysa (LAASCAANOOD):- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee dalka UK Mujaahid Xuseen Aadan Cadde, ayaa dhalliilo xooggan u soo jeediyey Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisa, waxaana uu sheegay in guud ahaan ay dalka dibaddiisa ka soo siffeeyeen Xisbiga KULMIYE, isaga oo sida oo kale na ku duray in Xisbiga KULMIYE aanu isaga oo kali ahi aanu iman karin […]

Continue reading …
PUNTLAND OO DIGNIIN U DIRTAY MADAXDHAQAMEEDKA MAAMULKAASI

GAROWE, Puntland- Kulan golaha xukuumada ee madaxweyne Cabdiweli Maxamad Cali Gaas yeeshay maalintii shaley 29 Sept, 2016 ayaa waxaa kasoo baxay warsaxafdeed digniin loogu direy odey dhaqameedka Puntland kuwasoo la faray in  xubnaha ay u soo xulayaan aqalka hoose ee Barlamanka Federaalka Somalia noqdaan kuwa masiirka dadka lagu aamini karo. Kulankaan oo uu shir gudoominayey madaxweynaha […]

Continue reading …
TOBANKA MASAAJID EE UGU WAA WEYN CAALAMKA ISLA MARKAANA LIX MILLION OO RUUX KU TUKAN KARAAN HAL MAR

Daawo-Muuqaal:- Tobanka Masaajid Ee Ugu Waa Weyn Caalamka Isla Markaana Lix Million Oo  Ruux Ku Tukan Karaan Hal Mar

Continue reading …
KHUDRADAHA SID FIICAN ILKAHA U CADEEYA ADOON ISTICMAALIN DAAWO

Hargeysa-(LAASCAANOOD)-Inta badan dadka ka cawda ilkohooda oo midab yeesha ayaa noqday kuwa ugu badan ee u taga dhakhaatiirta ilkaha, sida lagu sheegay daraasad dhowaan la sameeyey oo dhinaca caafimaadka ilkaha ah. Dadkan ayaa daraasadu sheegtay inay ka cawdaan inta ugu badan midabka huruuda ah ee ku jira ilkaha guntooda, kuwaas oo ay ku sameeyaan waxyaalaha […]

Continue reading …
SARKAAL KA TIRSAN WASAARADA CADAALADA MUQDISHO OO XALAY LAGU TOOGTAY MAGAALADAASI

Muqdisho-(LAASCAANOOD)-Mid kamid ah shaqaalaha Wasaarada Cadaalada ee dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Aadan Qoordheere ayaa lagu diley degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Dilka marxuumkan ayaa la sheegay inay ka dambeeyeen rag ku hubeysnaa bastoolado waxana la dilay xilli uu ka soo baxay Masjid uu ku soo tukaday waxana uu ku sii jeeday gurigiisa markii ninkan la […]

Continue reading …
SUCUUDIGA OO MARAYKANKA UGA DIGAY BAADHISTA UU KU WADO WEERARKII 11 SEP 2001

Riyad-(LAASCAANOOD)-Sucuudi Carabiya ayaa ugu baaqday aqalka Congress-ka mareykanka in uusan u ogolaan elehada dadkii ku dhintay weerarkii 11-kii September 2001-dii in ay qaadaan tallaabo sharci ah oo ka dhan ah boqortooyada Sucuudiga. Waxa ay sheegtay in tallaabadaasi oo lagu suurtagelinayo diidmada Congress-ka uu diiday codkii qayaxnaa ee madaxweyne Obama ku diiday sharciga fududeynaya arrintaasi ay […]

Continue reading …
SUREER ABSHIR HAAMAAN OO SHAACISAY HANKEEDA XILDHIBAANIMO EE FEDERAALKA

Waxaa galinkii danbe ee shalay ka qabsoomay magaalada Garowe xaflad lagu shaaciyay musharaxnimada Sureer Abshir Muuse oo horey Dawladii dhexe ee Siyaad Barre kasoo noqotay Safiir u fadhiya dalka Ingiriiska, Waxayna maanta si rasmiya ugu dhawaaqday Ambasador Sureer Abshir Hamaan inay u sharaxan tahay xubin aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya sanadka 2016-ka. Kulan Sureer Abshir ku […]

Continue reading …
BUUG DHAQANXUMO LAGU EEDEEYEY OO LA GUBEY

Waxaa la cadeeyey inuu dhaqanxumo iyo aflagaado dalka ku fidinayo, isagoo cay ku hurgufay dugsiyo iyo shakhsiyaad uu tilmaansaday.  DAAWSHO WACAN.

Continue reading …
MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO DAAL IYO DIIF BADANI KA MUUQDO OO DIBLOMAASI MARAYKAN AH KALA HADLAY COLAADA U DHAXAYSA PUNTLAND

Madaxweynaha Maamulka Gamudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa kulan la qaatay wakiil ka socday dawlada Maraykanka, xili muran xoogan uu ka taagan yahay cida lagu duqeeyey weerar maraykanku ku lug lahaa oo ka dhacay dudeedka magaalada Gaalkacyo habeen hore. Sawirada laga soo qaaday kulankan ayaa muujiyey Guuleed oo ay ka muuqato inuu si weyn isu dhimay […]

Continue reading …
SOOLJOOGTO IYO MEYGAAGLE OO LACAG LAGU QAYBIYEY

Urur magaciisa lagu sheegay TALAWADAAG oo ka hawlgala degmada Buuhoodle iyo hay’adda Danish Demining Group [DDG] ayaa  xubno ka mid ah dadka deggan degaanada Sooljoogto iyo Meygaagle soo gaadhsiiyey dhaqaale kaalmo ah oo sida ay sheegteen loogu talo galay inay ku abuuraan meherado ay noloshooda ku kaabaan. Dadkan oo tiradooda lagu sheegay 33 qof waxay […]

Continue reading …
Inankii Dhasha Ee Reer Sanaag Waxaa Loo Bixiyaa Naasir Maxay Tahay Sababtu ? Qalinkii Xamse Maxamuud Xidig

 Inankii Dhasha Ee Reer Sanaag Waxaa Loo Bixiyaa Naasir Maxay Tahay Sababtu ? Qalinkii Xamse Maxamuud Xidig Waxaan is ku dayay inaan qalinka u qaato sababaha loogu bixiyay dhalaanka sanaag magacan balse waxay noqotay bad aan la koobi karayn mucjiso gaarna leh balse waakuma naasir ? maxaa loogu bixiyay dhalaanka magacan naasir ? Nasir waa […]

Continue reading …
“MAGAALADA XALAB WAY KA DARAN TAHAY KAWAANKA HILIBKA” – BAN KII MOON

Maraykanka ayaa ku hanjabey in ay joojinayaan dhamaan wada shaqeynta ay la wadaagaan Ruushka, marka la eego xaaladda Siiriya. In la badbaadiyo xabbad-joojintii la gaarey ama la gaaro heshiis cusub ayaa rajadiisu tahay mid aan jirin.   Ban Ki-moon Xogayaha guud ee Qaramadsa Midoobey ayaa Xalab (Aleppo) ku tilmaamey mid ka xun Kawaanka hilibka lagu […]

Continue reading …
XUKUUMADA WAXAAN U SOO JEEDINAYAA INAY SANADKAN SAMAYSO CIIDAMADII CIRKA”AXMED YUUSUF YAASIIN

HARGAYSA (LAASCAANOOD):  XUKUUMADA WAXAAN U SOO JEEDINAYAA INAY SANADKAN SAMAYSO CIIDAMADII CIRKA”AXMED YUUSUF YAASIIN

Continue reading …
Page 1 of 22123Next ›Last »