Home » 2016 » October
CALI KHALIIF OO BUUHOODLE KA TEGEY: “SAFAR DEGDEG AH AYAA NA SOO GALAY, HADDA XAMAR BAANU KU SOCONAA, WAA LAGA YAABAA INAANU SII DHAAFNO”

CALI KHALIIF OO BUUHOODLE KA TEGEY: “SAFAR DEGDEG AH AYAA NA SOO GALAY, HADDA XAMAR BAANU KU SOCONAA, WAA LAGA YAABAA INAANU SII DHAAFNO”

Xaggee ayuu safarkiisu ku egyahay? Ethiopia ma gaadhi doonaa? Haddii uu Addis tago ma la kulmi doonaa wefdiga Siilaanyo?.

XOGHAYAHA GARABKA TOOSINTA XISBIGA WADANI OO WAXBA KAMA JIRAAN KU TILMAAMAY WARAR BEEN ABUUR AH OO AY QORAYSO WARBAAHINTA  KOOXDII AFDUUBATAY XISBIGA WADANI

Hargaysa (LAASCAANOOD):  Xoghayaha Garabka Toosinta iyo Cadaalada Xisbiga Mucaaridka ee Ah Wadani oo Warbaahinta La hadlay Ayaa ka hadlay markii ugu horeysay Warar sheegayay in Khilaaf soo kala Dhex galay Garabkii Toosinta ee dhowaan Qaadacay Shirkii golaha dhexe ee Xisbiga Wadani Waxaana ay Ku Celiyeen Inaanay Xisbiga Wadani Ka Bixin Isla Markaana ay Sugayaan Cadaalad In […]

Continue reading …
AGAASIMAHA GUUD EE KOMISHANKA XUQUUQUL INSAANKA SOMALILAND OO TAAGEERAY BAAQ AY SOO SAAREEN BOQORADA IYO WAXGARADKA BARIGA SANAAG

Hargaysa (Laascaanood): Agaasimaha Guud ee Komishanka Xuquuqul Insaanka  Somaliland Maxamed Siciid Bidaar oo hanbalyo u diray Boqorka Guud ee beelaha Garabsare, BOQOR Ibraahim Maxamad Xasan ka dib markii boqorka iyo cuqaasha iyo waxgaradka beshaasi ay shir ku qabteen Degmada Yube iyo degaanada Hadaaaftimo kaas oo ay ku sheegen in aanay ka mid ahayn Maamul Goboleedka […]

Continue reading …
DAAWO-XILDHIBAAN MAXAMUUD DHUNGAAL GUUTAALE(QOOR) OO WAXBA KAMA JIRAAN KU TILMAAMAY IN BEESHIISU KU BIIRTAY XISBIGA WADANI

Daawo-Xildhibaan Maxamuud Dhungaal Guutaale(Qoor) Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Beeshiisu Ku Biirtay Xisbiga Wadani

Continue reading …
DAAWO-AXMED MUUMIN SEED OO SII LABAN LAABAY DACWADA UU U GUDBINAYO MAXKAMADA SARE EE SOMALILAND KANA DHAN AH XISBIGA WADANI

DAAWO-AXMED MUUMIN SEED OO SII LABAN LAABAY DACWADA UU U GUDBINAYO MAXKAMADA SARE EE SOMALILAND KANA DHAN AH XISBIGA WADANI

Continue reading …
DAAWO-MAAREEYAHA CUSUB EE WAKAALADA BIYAHA BERBERA OO SI BALAADHAN LOOGU SOO DHOWEEYEY GOBOLKA SAAXIL

DAAWO-MAAREEYAHA CUSUB EE WAKAALADA BIYAHA BERBERA OO SI BALAADHAN LOOGU SOO DHOWEEYEY GOBOLKA SAAXIL

Continue reading …
DAAWO-XILDHIBAAN AAREEYE OO HADAL DADKII LA JOOGAY KA YAABEEN KU HADLAY+MUXUU YIDHI

DAAWO-XILDHIBAAN AAREEYE OO HADAL DADKII LA JOOGAY KA YAABEEN KU HADLAY+MUXUU YIDHI

Continue reading …
DAAWO–MID KA MID AH BEELAHA DEGA BURCO OO BAAQ QAYLO DHAAN ABAAREED AH U DIRAY XUKUUMADA

DAAWO–MID KA MID AH BEELAHA DEGA BURCO OO BAAQ QAYLO DHAAN ABAAREED AH U DIRAY XUKUUMADA

Continue reading …
DAAWO-WASIIRKA DIB U DEJINTA OO KORMEER KU TAGAY MID KA MID AH HAYADAHA QAXOONTIGA KALA SHAQEEYA

DAAWO-WASIIRKA DIB U DEJINTA OO KORMEER KU TAGAY MID KA MID AH HAYADAHA QAXOONTIGA KALA SHAQEEYA

Continue reading …
DAAWO-BEESHA CILMI NAALEEYE(DHULBAHANTE) OO KA HADASHAY DHUL KU YAALA GEEDEEBLE OO LA IIBSADAY

DAAWO-BEESHA CILMI NAALEEYE(DHULBAHANTE) OO KA HADASHAY DHUL KU YAALA GEEDEEBLE OO LA IIBSADAY

Continue reading …
GOBOLKA XAYSIMO OO 3 GOOL KU CARAABIYAY GOBOLKA SANAAG-TARTANKA KOOBKA GOBOLADA SOMALILAND

GOBOLKA XAYSIMO OO 3 GOOL KU CARAABIYAY GOBOLKA SANAAG-TARTANKA KOOBKA GOBOLADA SOMALILAND  

Continue reading …
DAWLADDA FEDERAALKA OO KU BIIRTAY URUR CAALAMI AH, HADLIYE OO SAXEEXAY HESHIISKA WADAMADA BEDWEYNTA HINDIYA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaliya, C/salaan Hadliye Cumar, ayaa maanta saxiixay Heshiiska Ururka Mideeya dalalka dhaca badweynta Hindiya ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan IORA. Intii uu socday shirweynihii wasiirada Dalalka ururkaasi oo lagu qabtay Jaziiradda Bali ee dalka Indonesia. Saxiixidda heshiiskan wuxuu micnihiisu yahay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay si rasmi ah xubin uga […]

Continue reading …
DHISMAHA WASAARADDA MAALIYADDA FEDERAALKA OO XADHIGGA LAGA JARAY

Munaasabad xadhigga looga jarayay dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda ee  Federaalka Somalia, ayaa maanta lagu Qabtay Muqdisho, iyadoo Xaruntan uu xarigga ka jaray Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheikh Maxamuud, waxaana goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin kala duwan oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Federaalka Somalia Maxamed Adan Ibraahim [Farkeeti] ayaa sheegay inuu ku faraxsan […]

Continue reading …
DAAWO-ABWAANO REER MUQDISHO AH OO KA DAYRIYAY XAALADA CAAFIMAAD EE ABWAAN HADRAAWI OO AY KU BOOQDEEN GURIGIISA

Daawo-Abwaano Reer Muqdisho Ah Oo Ka Dayriyay Xaalada Caafimaad Ee Abwaan Hadraawi Oo Ay Ku Booqdeen Gurigiisa

Continue reading …
DAAWO-GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE EE BUUHOODLE OO AGAB CIYAAREED GUDOONSIIYAY XULKA BUUHOODLE UGA QAYB GALAYA CIYAARAHA FUDUD

DAAWO-GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE EE BUUHOODLE OO AGAB CIYAAREED GUDOONSIIYAY XULKA BUUHOODLE UGA QAYB GALAYA CIYAARAHA FUDUD

Continue reading …
DAAWO: MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO KA HADLAY KULANKII UU LA QAATAY RAIISAL WASAARAHA ITOOBIYA

Daawo-Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Kulankii Uu La Qaatay Raiisal Wasaaraha Itoobiya

Continue reading …
DAAWO, SAWIRRO: WASIIRKA KHAYRAADKA BIYAHA, BAASHE CALI JAAMAC, OO KULAN LA QAATAY WAXGARADKA REER SAAXIL EE TAAGEERAY MAAREEYAHA CUSUB EE LOO MAGCAABAY WAKAALADA BIYAHA BERBERA

Hargaysa (laascaanood): Wasiirka khayraadka biyaha MD Baashe Cali Jaamac oo maanta kulan la qaatay odayaal iyo waxgarad badan oo gobolka saaxil ah kuwaas oo soo dhaweyn u sameeyay maareeyaha cusub ee wakaalada biyaha Berbera Khadar Max’ed caalin kaasi oo dhowaan uu magcaabay Wasiirka Wasaaradaasi. Waxagaradkan kasoo jeeda deegaan Degmada Berbera ee gobolka Saaxil ayaa Si […]

Continue reading …
MUHIIM, GARAAD SOOFE OO XAYIRAAD KU SOO ROGEY DHAQDHAQAAQII CALI KHALIIF EE SOMALILAND

Wadahadalkii Somaliland iyo Khaatumo oo la hakiyey ilaa Shirka Buuhoodle goáan ka soo saaro.  DAAWSHO WACAN.

Continue reading …
KHATAR, DAAWO: SOMALILAND OO SI ADAG UGA HADASHAY KHARIIDAD [MAP] SI KHALDAN JABUUTI LOOGU ISTICMAALAY

DAAWO- SOMALILAND OO SI ADAG UGA HADASHAY KHARIIRADDEEDA OO SI KHALDAN JABUUTI LOOGU ISTICMAALAY

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO: DIYAARADII 3AAD EE SHIRKADDA AIR JABUUTI OO DUULIMAAD KA BILOWDAY MADAARKA HARGEYSA

Hargaysa (LAASCAANOOD); Agaasimaha Guud ee wasaarada Duulista Hawada iyo gaadiidka Cirka Mudane Maxamed yuusuf Ayaa ka hadlay In Diyaaradii 3aad Ee (international flag career) Ay dulimaad ka bilawdo Garoonka Caasimada Hargaysa  Ee Egal international Airport dayuuraddas oo ah Jabuti Air Agaasime Maxamed Yuusuf Ayaa waxaa uu Qoraal Kooban oo soo Dhigay Barta uu ku leeyahay […]

Continue reading …
Page 1 of 27123Next ›Last »