Home » 2016 » November
QISO CAJIIB AH:XAALAD QOYS DANYAR AH OO MAANTA GABAADSADAY WASAARADO DAWLADA SOMALILAND AH IYO WIXII AY KALA KULMEEN WASIIRADII JOOGAY

QISO CAJIIB AH:XAALAD QOYS DANYAR AH OO MAANTA GABAADSADAY WASAARADO DAWLADA SOMALILAND AH IYO WIXII AY KALA KULMEEN WASIIRADII JOOGAY

Hargaysa(Laascaanood) Maanta Saacadu Markii Ay ahayd Salaadii Duhur,Dhismaha Deyr Ay ku Wada jiraan 3 Wasaaradood oo Kala Wasaarada Diinta iyo Awqaafta,Wasaarada Wershadaha iyo Wasaarada Dibudejinta Waxaa Soo Magansaday Qoys Wata Sadex Caruur ah oo Ay ka Muuqato Diif Aad u Darani Waa Aabaha Dhalay Sadexda caruur ah oo La Yidhaahdo Sayid Isaaq Macalin Kana soo […]

DEG-DEG:MULKIILIHII WARGAYSKA SOMALILANDTODAY OO XABSIGA LOO TAXAABAY KADIB WEERAR AY U GAYSTEEN AQOONYAHAN JAAMAC JIIR

Hargaysa(laascaanood) Wararka Naga soo gaadhay Magaalada Hargasya ayaa sheegaya in Mulkiilihii Wargeyska Somaliland Today Muniir Axmed Cigaal Xabsiga loo taxaabay goordhawayd. Xadhigiisa ayaa ka danbeeyey ka dib markii la dhaawacay jidhdilna loo gaystay aqoonyahan Jaamac Cilmi Jiir oo maanta lagu weeraray Hotelka xaraf ee Magaalada hargaysa Aqoonyahan jaamac Jiir ayaa ayaa Jidhdilka loo gaystay waxaa […]

Continue reading …
DAAWO-GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE OO LAGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA BERBERA KA DIB MARKII UU BURCO KAGA HADHAY WEFTIGII MADAXWEYNAHA

Daawo-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Lagu Soo Dhoweeyey Magaalada Berbera Ka Dib Markii Uu Burco Kaga Hadhay Weftigii Madaxweynaha

Continue reading …
DAAWO-BADHASAABKII BURCO OO U TALAABAY DEEGAAMO HOOS TAGA GOBOLKA SOOL,ISAGOO DHINACA KA DHAAFAY GOBOLADA SARAAR IYO BUUHOODLE

Daawo-Badhasaabkii Burco Oo U Talaabay Deegaamo Hoos Taga Gobolka Sool,Isagoo Dhinaca Ka Dhaafay Gobolada Saraar Iyo Buuhoodle

Continue reading …
DAAWO-CIIDANKA BOOLISKA GOBOLKA SAAXIL OO GACANTA KUSOO DHIGAY GACAN KU DHIIGLE HARGAYSA NIN KU DILAY

Daawo-Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gacan Ku Dhiigle Hargaysa Nin Ku Dilay

Continue reading …
DAAWO”XIRSIYOOW ADIGAA LAGAA HAYAA SHAN MILYAN AYAAN QAATAY HADANA DAWLADU HAYGA BIXISO DAYNTA WADADA CEERIGAABO”NIMCO GAABO OO SI ADAG ULA HADASHAY XIRSI

Daawo”Xirsiyoow Adigaa Lagaa Hayaa Shan Milyan Ayaan Qaatay Hadana Dawladu Hayga Bixiso Daynta Wadada Ceerigaabo”Nimco Gaabo Oo Si Adag Ula Hadashay Xirsi

Continue reading …
DAAWO-“SICIID SULUB WAXAA WAX LAGA SAARAYAA SALAADIINTII XILIGII HALGANKA,GAASHAANBUURTUNA WAY SHAQAYNAYSAA SIDA AY NAATO U SHAQAYSO”SULDAAN FURFURO

  Daawo-“Siciid Sulub Waxaa Wax Laga Saarayaa Salaadiintii Xiligii Halganka,Gaashaanbuurtuna Way Shaqaynaysaa Sida Ay Naato u Shaqayso”Suldaan Furfuro  

Continue reading …
URURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND EE SECJA OO CANBAAREEYEY DHAAWAC IYO JIDH-DIL LOO GAYSTAY AQOON YAHAN JAAMAC CILMI SICIID(JIIR)OO FIKIRKIISA LAGU SOO WEERARAY

Hargaysa( Laascaanood)Warsaxafadeed oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SECJA , ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in qof Raiygigiisa Dhiibtay La dilo Oo Dhaawac Bahalnimo Ah loo Gaysto, waxaanu War-saxaafadeedkaasi u dhignaa sidan :- Ururka saxafiyiinta Somaliland ee secja waxaa uu canbaaraynayaa Weerarka bahalnimada ah ee Lagu Dhaawacay Aqoonyahan Jaamac Cilmi […]

Continue reading …
DEG-DEG-DAAWO”KOOXO DABADA KU HAYA XISBIGA WADANI OO WEERAR KU QAADAY AQOONYAHAN JAAMAC JIIR,GACAN LAGA JEBIYAY IYO CUSBITAALKA OO LA DHIGAY

Deg-Deg-Daawo”Kooxo Dabada Ku Haya Xisbiga Wadani Oo Weerar Ku Qaaday Aqoonyahan Jaamac Jiir,Gacan Laga Jebiyay Iyo Cusbitaalka Oo La Dhigay

Continue reading …
DAAWO-“WAXAA SOO IFBAXDAY XURMO DARADA DHINACA HAWEENKA EE WADANI,ANIGUNA MARKAAN XISBIGA KA TAGAY WAXAA II JAWAABAY AAREEYE OO KA SOO JEEDA BEEL DHAQANKA LAGU YAQAANO LAAKIIN WAY ISKU KAY QABAN WAYDAY”ROODA CABDI MUUSE

Daawo-“Waxaa Soo Ifbaxday Xurmo Darada Dhinaca Haweenka Ee Wadani,Aniguna Markaan Xisbiga Ka Tagay Waxaa Ii Jawaabay Aareeye Oo Ka Soo Jeeda Beel Dhaqanka Lagu Yaqaano Laakiin Way Isku Kay Qaban Wayday”Rooda Cabdi Muuse

Continue reading …
DAAWO-HAYADA SHIFAT EE GACANTA KU HAYSA CUSBITAALKA CEERIGAABO OO LACAG KU WAREEJISAY GUDIDA ABAARAHA GOBOLKA SANAAG

Daawo-Hayada Shifat Ee Gacanta Ku Haysa Cusbitaalka Ceerigaabo Oo Lacag Ku Wareejisay Gudida Abaaraha Gobolka Sanaag

Continue reading …
DAAWO-MAAMULKA XARUNTA AGOOMAHA HARGAYSA OO DAFIRAY IN MUSUQMAASUQ KA JIRO XARUNTA KUWAIT OO CARUURTA DADKA MAALQABEENKA AH WAX LAGU BARO

Hargaysa(Laascaanood)Daawo-Maamulka Xarunta Agoomaha Hargaysa Oo Dafiray In Musuqmaasuq Ka Jiro Xarunta Kuwait Oo Caruurta Dadka Maalqabeenka Ah Wax Lagu Baro

Continue reading …
DAAWO-CABDIKARIIN XINIF OO SI ADAG UGU JAWAABAY XISBIGA WADANI”SICIID SULUB OO UU KABAHA LA DULMARAY+MUXUU YIDHI?

Hargaysa(Laascaanood)” Siciid Sulub Waxaan Leeyahay Waa kuu Nacasnimo Inaad Madaxweyne Siilaanyo Ka Filato Inuu Dhex u Noqdo Ciro Iyo Muuse Biixi,Adiguna Waxaad Ahayd Ninkii Daahir riyaale Habeen Kasta Hor Fadhiisin Jiray Odayaasha Una Hanjabi Jiray Adigoo Leh Dhab Libaax Ayaad Ku Fadhidaa,Ninyahaw Ma Sebi Ayaad La Hadlaysaa Ileen Taariikhdu Waa Qoran Tahaye” CABDI KARIIN AXMED […]

Continue reading …
DAAWO, GACAN KA HADAL KA DHACAY RAASHIN LOOGU DEEQAY DEEGAANKA OO AAN LA QAYBIN

Laascaanood: Xildhibaanad Fihiima Yuusuf Cabdilaahi Ayaa Ay askartu Gacan ka hadal u Adeegsadeen Iyadoo Dalbanaysa in Masaakiinta iyo Dadka abaaruhu Haleeleen loo Qaybiyo Raashin Ay Maayarada Dalku ugu deeqeen Laascaanood Taasi oo Maayarka Degmada Laascaanood ku Xareeyey Hoolal ku Yaala Dawlada hoose

Continue reading …
DAAWO/AKHRISO: PROF. CALI KHALIIF OO GUDDI ABAARAHA AH KAGA DHAWAAQAY BUUHOODLE IYADOO ISLA SHALAY DEGAANKAAS LOO SAMEEYEY GUDDI ABAARAHA AH OO 21 XUBNOOD KA KOOBAN

“Waa Guddi heer Khaatumo, Sool Sanaag iyo Cayn intaba waa meteshaa” – Prof. Cali Khaliif Galaydh, Madaxweynaha Maamulka Khaatumo. LIISKA GUDDIDA ABAARAHA EE CALI KHALIIF MAGACAABAY WAA SIDAN: Mukhtaar Cabdi Cashuur Aadan Barre Ciise Sheekh Cabdiraxmaan Xaaji Mahad Yuusuf Sheekh Mukhtaar Axmed Xaaji Faarax Caaqil Jaamac Ibraahim Cabdi Bile Caaqil Yuusuf Xaaji Maxamuud Cali Cabdifataax […]

Continue reading …
LIISKA MUSHARIXIINTA DIR WOQOOYI EE KU TARTAMAYA KURAASTA SOMALILAND EE AQALKA SARE OO LA SHAACIYEY

Guddiga doorashooyinka dadban ee u gaarka ah gobolada woqooyi ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartamaya xubnaha Aqalka Sare looga qoondeeyey siyaasiyinta ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho. Liiska la soo saaray ayaa waxaa ku qoran 30 musharax oo ku tartami doona 11-ka kursi ee loo qoondeeyey xubnaha ka soo jeeda Somaliland ee […]

Continue reading …
DAAWO/AKHRISO: GUDDI KA 21 XUBNOOD OO LOO MAGACAABAY GURMADKA ABAARAHA EE BUUHOODLE

“Annagu Guddi baanu nahay, wixii naloogu soo dhiibona dadkaanu gaadhsiineynaa” – Guddiga Abaaraha Gobolka Cayn. XUBNAHA GUDDIGU WAA SIDAN: Caaqil Abdilaahi Xasan Qanbi – Guddoomiye  Faysal Maxamuud Muuse – Gud Ku Xigeen Caaqil Maxamed Ismaaciil Gurux – Gud Ku Xig  Caaqil Faarax Maxamed Aadan – Xoghaye Cabdicasiis Ismaacil Garaad Soofe – Qasnaji  Sheekh Mukhtaar  Axmed Faarax […]

Continue reading …
DAAWO-LAASCAANOOD:SHIRKADA LAYDHKA EE LESCO OO GUDIDA ABAARAHA GOBOLKA SOOL RAASHIN ABAARAHA LOOGU TALO GALAY KU WAREEJIYAY

Laascaanood/Daawo-Laascaanood:Shirkada Laydhka Ee Lesco Oo Gudida Abaaraha Gobolka Sool Raashin Abaaraha Loogu Talo Galay Ku Wareejiyay

Continue reading …
SAWIRO-WASIIRKA BIYAHA BAASHE CALI JAAMAC OO KULAN LA QAATAY HAYADA CARE OO MASHAARIIC CUSUB KALA SHAQAYNAYSA WASAARADAASI

Hargaysa(Laascaanood)Wasiirka Wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Tan iyo Intii Wasaaradaasi Loo Magcaabay Dardar Hor Leh Geliyay Hagaajinta Maamulka Wasaaradaasi Iyo Ka midho Dhalinta Sidii Wasaarada Loogu Soo Xidhi Lahaa Hayadaha Ay Wada shaqaynta Balaadhan leeyihiin Ayaa Maanta Waxaa uu Mar kale kulan la qaatay Hayad Cusub oo Wasaarada Kala HAwl geli doonta Mashaariic Cusub oo […]

Continue reading …
LIX QOF OO XALAY LAGU AFDUUBAY TUULO 40 KM U JIRTA GAROWE.

Garowe (Laascaanood):- Dadka iyo Odoyaasha Deegaanka Tuulada Geed-qaboobe ee Gobolka Sool ayaa maanta ku guulaystay soo daynta lix qof oo ah rakaab la socday gaari ka yimid magaalada Hargeysa kuna wajahnaa magaalada Garowe ka dib markii ay xalay ka afduubteen koox hubaysan oo maleeshiyo beeleed ah agagaarka tuulada Geed-qaboobe oo ku taala laamiga isku xira […]

Continue reading …
Page 1 of 24123Next ›Last »