Home » 2016 » December
DAAWO-BEELIHII KU DAGAALAMAY DHARKAYN GEENYO OO NABAD ISLA QAATAY,11 QODOB OO LAGU HESHIISIIYAY LABADA DHINAC

DAAWO-BEELIHII KU DAGAALAMAY DHARKAYN GEENYO OO NABAD ISLA QAATAY,11 QODOB OO LAGU HESHIISIIYAY LABADA DHINAC

Daawo-Beelihii Ku Dagaalamay Dharkayn Geenyo Oo Nabad Isla Qaatay,11 Qodob Oo Lagu Heshiisiiyay Labada Dhinac

DAAWO-MUXUU HOGAAMIYAHA XISBIGA WADDANI KA YIDHI KULANKA MUSHARAX CABDIRAXMAAN CIRO IYO MADAXDA DAWLADA XAMAR IYO MARAG KACA FARMAAJO”

Hargeysa(Laascaanood.com)-Muxuu Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Ka Yidhi Kulanka gudoomiye Musharax Cabdiraxmaan Ciro Iyo Madaxda Dawlada Xamar Iyo Marag Kaca Farmaajo”Daawo Muuqal

Continue reading …
DAAWO-ISIMADA DHAQANKA SOOL,SANAAG IYO BUUHOODLE OO QAADACAY WADAHADALKII KHAATUMO IYO SOMALILAND

Daawo-Isimada Dhaqanka Sool,Sanaag Iyo Buuhoodle Oo Qaadacay Wadahadalkii Khaatumo Iyo Somaliland

Continue reading …
CAYNABA-GUDIDII ABAARAHA OO LUNSI BILAABAY,BIYO LOO SOO DHAAMIYAY OO DADKII KU SHUBMEEN IYO BAAQA DADWEYNAHA OO CIRKA MARAYA

Waridaad(Laascaanood)Xili ay guud ahaan gobolada Bariga Somaliland ka Taagan tahay Xaalad abaareed oo aad u Adag Ayaa waxaa soo baxaya in La Leexsaday raashin iyo biyo loogu deeqay Dadka gobolka Saraar ku nool gaar ahaana Caynaba iyo nawaaxigeeda oo ay ka mid tahay degmada Waridaad Odayaal,Maamulka tuulada iyo Waxgaradka deegaanka ayaa Nagula soo xidhiidhay Khadka […]

Continue reading …
DAAWO-XUBNIHII KA QAYB GALAY SHIRWEYNIHII DALADA SONYO OO KA HADLAY BOOSASKOODII OO LAGU HAYSTO IYO TANAASUL LAGU QASBAYO

Daawo-Xubnihii Ka Qayb Galay Shirweynihii Dalada Sonyo Oo Ka Hadlay Boosaskoodii Oo Lagu Haysto Iyo Tanaasul Lagu Qasbayo Waxayna Eedeeyeen Gudoomiyihii Hore ee Dalada Sonyo Siyaad Cumar cali

Continue reading …
DAAWO, SULDAAN HABAAR:  “DAGAALKAAD KA HADLAYSO CIRROOY ANIGU QAYB BAAN KA AHAA OO BURCAAN KU DHAAWACMAY SOO HADALQAADKIISUNA WUU NA DHIBAYAA HADAY ADIGA KULA FUDUDAHAY”

Maxaad Cabdiraxmaan Cirrooy usoo Ogaan wayday Hogaamiyaasha Dagaalkaas aan ka sheekaynayo Hogaaminayay ee Agtaada Fadhiya. Doorkooda ay ku lahaayeen Dagaalkaasi Maxaad u qarinaysaa.  Xabaalaha dhinaca kale Yaala maadan Arkin. Adeer dhinac kasta waa lagu dhimanayay. Waxay ahayd ayaandaro Dalka soo martay oo Caqli iyo Maskax lagaga badbaaday.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
HARGAYSA-RAG IYO DUMAR XASHIISHAD FUUDAYA OO BOOLISKU SHEEGEEN INAY SOO QABTEEN

Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa Mar Uu Shalay La Hadlaayey Dadwayne Ku Tukanaayey Salaadii Jimce Masaajidka Boqol Jirka Ee Caasimadda Hargeysa Waxaa Uu Ka Waramaxay Heerka Naxdinta Leh Uu Dalka Ka Maraayo Isticmaalka Maandooriyaha Gaar Ahaan Xashiishaddu Isaga Oo Soo Qaatay Dhacdooyin Layaab Badan Oo Uur Ku Taalo Ku Reebay Dad Waynihii Masaajidkaasi […]

Continue reading …
AKHRI-GUDOOMIYE CIRRO OO AMAR KUSOO ROGAY XISBIGIISA KU AADAN KULANKA FARMAAJO SHEEGAY EE NAYROOBI

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro ayaa amar deg deg ah ku soo rogey masuuliyiinta kala duwan ee xisbigaasi kuna sugan dal iyo Dibad,ba. Amarka gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ku soo rogey masuuliyiinta xisbiga ayaa ah qorshe ah in aan cid ama masuul […]

Continue reading …
DAAWO: FADEEXAD IYO GACAN KA HADALKA XILDHIBAANADA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND IYO WAXA SABABEY

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii saaka oo Sabti ah waxa uu ahaa jawiga ka duwan kuwii looga bartey ka dib markii qaar ka mid ah xildhibaanadu ay isku faro saareen doodii ansixinta miisaaniyad sanadeedka Sanadka 2017 ka oo saaka laga doodaayey.

Continue reading …
TALEEX, MUUSE BIIXI OO, ISAGOO DHEX TAAGAN, SI XIKMADAYSAN U SHARAXAY XARUNTII DARAAWIISHTA EE SEYID MAXAMED CABDILLE XASAN

“Taariikh weyn buu ka tegey oo u baahan in la ilaaliyo, ma jirin dhisme intaa le’eg Geeska Afrika oo taariikh ah” – Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo maamuusaya Daraawiishtii. DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
XISBIGA WADDANI OO XAFLAD HEER HOOSE AH KAGA SOO DHEX MUUQDAY DEGMADA BUUHOODLE:  XAFIIS LOO FURAY, AGAB CIYAAREED OO LA QAYBIYEY

“Waxaanu ku faraxsanahay inaanu maanta xafiiskii Xisbiga WADDANI furnay” – Xubin u hadashay dhalinyaro la soo abaabulay.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
WASIIRO SALUUGAY MIISAANIYADDA 2017 LOO QORSHEEYAY WASAARADAHOODA IYO SHIRKII GOLAHA WASIIRADA OO AY MADAXWEYNAHA TOOS UGU GUDBIYEEN

Qaarka tirsan Golaha Wasiiradda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa Kulankii Khamiistii ee Golaha Wasiirada ka dhex kacay dabadeedna cadeeyay saluug ay ka qabaan Miisaaniyadda Wasaaraddahooda loo qoondeeyay sanadkan cusub ee 2017-ka, Waxaanay si toos ah Madaxweynaha ugu sheegeen inaanay aqbalayn qorshe miisaaniyadeedka loo qorsheeyey,Iyagoo ka codsaday madaxweynaha inuu arintaasi ka hawlgalo oo uu Wax ka qabto […]

Continue reading …
DAAWO “WAANU IS ARAGNAY SIYAASIYIINTA XISBIGA WADANI, WAXAANU KA WADAHADALNAY MIDNIMADA OO AANU DANAYNAYNAY” MUSHARAXA MADAXWAYNE EE SOMALIYA FARMAAJO.

Daawo “Waanu Is Aragnay Siyaasiyiinta Xisbiga Wadani, Waxaanu Ka Wadahadalnay Midnimada Oo Aanu Danaynaynay” Musharaxa Madaxwayne Ee Somaliya Farmaajo.

Continue reading …
GUDDOOMIYAHA KULMIYE OO NOQDAY MASUULKII UGU SARREEYEY SOMALILAND EE U HOYDA DEGMADA TALEEX

Taleex (Laascaanood)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa noqday masuulkii ugu sarreeyey ee Somaliland ee hoggaamiye xisbi iyo murrashax Madasxweyne ah oo booqasho ku taga, una hoyda degmada Taleex ee Gobolka Xaysimo oo qiyaastii ilaa 160KM dhanka bariga kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Wefti uu hoggaaminayo […]

Continue reading …
DOWLADDA DENMARK OO SHEEGTAY QAXOOTI SOMALI OO GAADHAYA 100 RUUX INAY DIB UCELINAYSO

Denmar(Laascaanood.com)-Dowladda Denmark ayaa waxa ay sheegtay in Soomaaliya ay dib ugu soo celineyso Qaxooti Soomaaliyeed oo tiradooda lagu qiyaasay 100 Qof. Afhayeenka Sinnaanta Sinjiga iyo Is-dhexgalka ee magaalladda Enhedslisten ee dalka Denmark ayaa waxa uu sheegay Hay’adaha Socdaalka ee Dalka Denmark in ay wadaan qorshe dib loogu soo celinayo Qaxootiga Soomaalida ah ee ku sugan […]

Continue reading …
GABILEY: AFAR QOF OO KU GEERIYOODAY SHIL BAABUUR

Gabiley(Laascaanood.com)-Alle ha u Naxariistii Afar Qof, ayaa ku geeriyooday Shil Baabuur oo Maanta Gelinkii dambe ka dhacay Duleedka Degmada Gabiley ee Somaliland. Saddexda Qof oo dhammaantood Rag ah, ayaa Geeriyooday ka dib markii ay isku dhaceen Gaadhi yar oo ah kuwa loo yaqaanno (Tukhaanka) iyo Gaadhi nooca Xamuulka qaada ah (Shaamboo). Meydadka Afarta Qof ee […]

Continue reading …
SALDHIGYADA BOOLISKA :JEEBKAAGA AMA JEELKA WEYN-WQ/MOHAMMED ADEN DIRIR

 Muranka Maxbuus Naftiisa ku Waayay mid ka mid ah Saldhigyada Dhexe ee Hargaysa una dhexeeya Cusbitaalka Hargaysa Ayaa Kusoo Noqnoqda in badan waxaana Markhaati ma doon ah Maxbuus saldhig ku dhex dhintay oo Loo qaaday Cusbitaalka isla markaana Keentay in Labada dhinac(Saldhiga iyo Cusbitaalka) midba midka kale ku eedeeyo inuu ku dhintay Intay Gacmaha ku […]

Continue reading …
XISBIGA WADDANI OO KU EEDDEEYAY  BEEN UU SAMEEYAY WASIIRKA MAALIYADA  IYO GANACSADE MAXAMED AW-SICIID GAADIID DAGAAL ,BOROBAGAANDO  UU SOO WAARIDAY MURASHAXA CABDIRAXMAAN CIRRO

Berbera(Laascaanood.com):- Xubno Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Adeer u yahay oo sheegta magaca warbaahin, lehna wabsaaydyo uu u sameeyay xisbigaasi, ayaa faafiyey warar been abuur ah oo ku saabsan gaadiid ay ku sheegeen in murashaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi kala soo degay dekeda Berbera ee Gobolka Saaxil, isla markaana gaadiidka nooca loo yaqaan seerafta […]

Continue reading …
DAAWO-WASIIRKA MACDANTA OO LA DHALIILAY”NIN BAA FARAS CEEL LAGA WADA CABAYO KUSII DAAYAY,NIN BAA YIDHI RABOW NABAD BAANU KAA BARINAY,NABADSE WAXAA KA HADHAY INTA FARASKAASI CABAYO”

Daawo-Wasiirka Macdanta Oo La Dhaliilay”Nin Cabdi Fadal La Odhan Jiray Baa Faras Ceel Laga Wada Cabayo Kusii Daayay,Nin Baa Yidhi Rabow Nabad Baanu Kaa Barinay,Nabadse Waxaa Ka Hadhay Inta Faraskaasi Cabayo”

Continue reading …
DAAWO-XOGHAYAHA WARFAAFINTA XISBIGA WADDANI CABDIRASHIID XASAN MATAAN OO HADAL CADHO KA KEENTAY KU TILMAAMAY WEEDHIHII CIRRO FARIINA U DIRAY LABADA MURASHAX EE KULMIYE IYO WADDANI

Daawo-Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Hadal Cadho Ka Keentay Ku Tilmaamay Weedhihii Cirro Fariina U Diray Labada Murashax Ee Kulmiye Iyo Waddani

Continue reading …
Page 1 of 26123Next ›Last »