Home » 2017 » January
DAAWO:-CUQAASHA IYO WAXGARADKA   TOGDHEER OO KA DAREEN CELIYEY MAGACYADDA XILDHIBAANADDII UGU HOREEYAY EE  BURCO KUWAASI MUSHAHARKOODII UGU DEEQAY DADKA ABAARTA BA’AN KU HABSATAY

DAAWO:-CUQAASHA IYO WAXGARADKA TOGDHEER OO KA DAREEN CELIYEY MAGACYADDA XILDHIBAANADDII UGU HOREEYAY EE BURCO KUWAASI MUSHAHARKOODII UGU DEEQAY DADKA ABAARTA BA’AN KU HABSATAY

  Burco, (Laascaanood.com)-Halkan hoose ka daawo muuqaalka Cuqaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Gobolka Togdheer oo ka daeen celiyey Xildhibaan iyo Wasiiro soo gaadhsiiyey deeq biyaha oo ay ugu talo galeen shacabka abaaraha ba’an ku habsadeen ee ka daawo muuqaalkan halkan hoose.

EHELADA MUWAADIN  QURBAJOOG AH OO LAGA QAFAASHAY LAASCAANOOD OO SHAN BILOOD U XIDHAN BOOLISKA HARGAYSA IYO QAYLODHAAN AY U DIREEN XUKUUMADA

  Laascaanood(Laascaanood) Ciidamada Booliska Somailand Gaar ahaana kuwa ka Hawlagala Magaalada Laascaanood ayaa Lagu eedeeyey Inay Qafaasheen Muwaadin Qurbajoog ah oo u Dhashay Gobolka Sool kaasi oo aan Wax Maxkamad la gayn loo Qaatay Magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland oo uu Mudo Shan Bilood Ah Bilaa Xukun ugu Xidhan Yahay Odayaal Ay Isku ehelo Yihiin […]

Continue reading …
WASIIRKA HAWLAHA GUUD EE SOMALILAND OO BILAABAY MAAMUL DAADEJIN CUSUB IYO ISUDUWAHA GOBOLADA GALBEEDKA EE W H GUUD OO LA MAGCAABAY

  Hargaysa(Laascaanood)Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Gaadiidka Somaliland Cali Xasan Maxamed(Cali Mareexaan)Ayaa Markii Ugu Horeysay Magcaabay Isuduwaha Wasaraadaasi ee Gobolada Galbeedka Somaliland u Qaabilsan Baahi Aad u Baaladhan Ayaa Mudooyinkii u Danbaysay Waxaa Ay ka Taagnayd Isku Xidhka Hawlaha Shaqo ee Wasaarada Hawlaha Guud ee Xafiisyada ay ku Leedahay Gobolada Galbeed ee Dalka Taasi […]

Continue reading …
“DALKA KUWAIT MAALMO YAR GUDAHOOD WAXA UU INOO SOO DIRI-DOONAA CUNNO, DAAWOOYIN IYO CEELAL BIYOOD DALKA LAGA QODIDOONO.” WASIIRKA MADAXTOOYADDA JSL

“Dalka Kuwait Maalmo Yar Gudahood Waxa Uu Inoo soo Diri-doonaa Cunno, Daawooyin iyo Ceelal Biyood dalka Laga Qodidoono.” Wasiirka Madaxtooyadda JSL Kuwat City (Laascaanood) Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shaaciyey in maalmo yar gudahood ay dawaladda Kuwait Somaliland soo gaadhsiin doono deeqo ku aadan Abaaraha dalka ku jira, oo isugu jira Cuno, dawooyin iyo […]

Continue reading …
AKHRI-MAXAY KA WADA HADLEEN WEFTI UN-KA AH IYO MADAXWEYNAHA SOMALILAND

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo ayaa maanta (31.01.2017) la kulmay Wefti ballaadhan oo ah UN-ta, oo uu hoggaaminayey Peter de Clercq oo ah ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Qaramada Midoobay, ahna isu-duwaha Arrimha Gargaarka Bini’aadanimada. Hargeysa(WSN)Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo ayaa maanta (31.01.2017) Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ballaadhan oo ka socday UN-ta, oo […]

Continue reading …
DAAWO-CUQAASHA IYO WAXGARADKA KHAATUMO OO TAAGEERAY WADAHADALKA SOMALILAND IYO KHAATUMO

Daawo-Cuqaasha Iyo Waxgaradka Khaatumo Oo Taageeray Wadahadalka Somaliland Iyo Khaatumo

Continue reading …
DAAWO-GUDOOMIYAHA SOLJA OO AMAANAY WASIIRKA WARFAAFINTA XILI SHAQADII LOO IGMADAY LA SHEEGAYO INUU KU FASHILMAY

Daawo-Gudoomiyaha Solja Oo Amaanay Wasiirka Warfaafinta Xili Shaqadii Loo Igmaday La Sheegayo Inuu Ku Fashilmay

Continue reading …
DAAWO-MASHRUUCII BIYO BALAADHINTA HARGAYSA OO U ISTAAGAY KHILAAF SOO KALA DHEX GALAY AWASHA IYO STAR GROUP

Daawo-Mashruucii Biyo Balaadhinta Hargaysa Oo U Istaagay Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Awasha Iyo Star Group

Continue reading …
WAR DEG DEGA:WAKIIL WAREEDKII TVGA QARANKA SOMALILAND EE MAGAALADA LAASCANOOD OO SIXUN LOO JIRDILAY IYO CIDA KA DANBAYSAY

Wariye Barkhad Cumar Ahmed oo ah wakiil wareedka tv-ga Somaliland  ayaa lagu dhex-qaraacay barxadda dawladda hoose ee degmada laascaanood,gaar ahaan waxaa jirdilka u geystay ilaalada maayarka degmada laascaanood Cabdicasiis Xuseen Taarwale. Jirdilka loo geystay Wariye Barkhad cumar Axmed waxay fariin u tahay wariyayaashamadaxa banaan ee doonaya soo bandhiga halka ay marto mashaariicda iyo cashuuraha dawladda […]

Continue reading …
DAAWO-DAWLADA HOOSE EE BURCO OO SOO BANDHIGTAY QALAB CASRI AH OO LAGU BAADHAYO CAANAHA SOO GALAYA MAGAALADA

Daawo-Dawlada Hoose Ee Burco Oo Soo Bandhigtay Qalab Casri Ah Oo Lagu Baadhayo Caanaha Soo Galaya Magaalada

Continue reading …
” WAXAANU BOQORKA KUWAIT U GUDBINAY DHAMBAAL UU MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA SOMALILAND U SOO QORAY OO ARRIMAHA ABAAARAHA KA HADLAYEY.” WASIIRKA MADAXTOOYADDA

Kuwait City (Laascaanood.Com) Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay kulan wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo uu hogaaminayey ay la yeesheen boqorka dalka kuwait Sheekh Sabax Al-Ahmad Al-Jaber. Wasiirka weftigiisa oo ka koobnaa xubno wasiiro ah iyo xubno katirsan gudida abaaraha a Somaliland oo ayaa si heer sare ah loogu qaabilay Qasriga Madaxtooyada […]

Continue reading …
TIRRADDA MASAAJID LAGU DHEX-LAAYEY MUSLIMIIN KU TUKUNAYSAY MASAAJID KU YAAL DALKA (CANADA),KANADA

Canada, (Laascaanood.com)- Ugu yaraan lix ruuxoo muslimiin ah ayaa  lagu dilay, halka siddeed kalena lagu dhaawacay masaajid ku yaalay magaalada Quebec ee dalka Kanada, isla markaana ciidamada booliska kanada ayaa sheegay in weerarkaa ay ka dambaysay koox argagixiso ah. Sidoo kale, ciidamada booliska ayaa sheegay in weerarka ay koox rasaas ku fureen Xarunta Dhaqanka Islaamka […]

Continue reading …
SAWIRO-WEFTIGII XUKUUMADA EE UU HOGAAMINAYAY WASIIRKA MADAXTOOYADA OO LA KULMAY BOQORKA DALKA KUWAIT

Weftigii Xukuumada ee uu Hogaaminayay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Ayna ka mid ahaayeen Wasiirka Qorshaynta Qaranka Maxamed Ibraahin Qabo,Wasiirka Caafimaadka Saleebaan Ciise Xaglotoosiye Ayaa Si Si rasmi ah ula Kulmay Boqorka Dalka Kuwait Sheekh Sabaal Al axmed Al jaabir

Continue reading …
DAAWO-WASIIRU DAWLAHA NABADAYNTA GOBOLADA BARI OO KA HADLAY HALKA UU MARAYO WADAHADALKII KHAATUMO IYO SOMALILAND

Daawo-Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Gobolada Bari Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Wadahadalkii Khaatumo Iyo Somaliland

Continue reading …
DAAWO-SALEEBAAN GAAL”WAAR HADII SHACABKU NAGU GADOODO DEE BELO DHACDAY,MALAHA GUDOOMIYE XISBIGA UCIDNA WUU KAFTAMAYAA”

Daawo-Saleebaan Gaal”Waar Hadii Shacabku Nagu Gadoodo Dee Belo Dhacday,Malaha Gudoomiye Xisbiga Ucidna Wuu Kaftamayaa”

Continue reading …
DAAWO-WASIIR FARATOON OO LOOGA YEEDHAY GOLAHA WAKIILADA IYADOO LA WAYDIIYAY CASHUUR KHIDMADEED LAGU SOO ROGAY WERSHADAHA DALKA

Daawo-Wasiir Faratoon Oo Looga Yeedhay Golaha Wakiilada Iyadoo La Waydiiyay Cashuur Khidmadeed Lagu Soo Rogay Wershadaha Dalka

Continue reading …
DAAWO KHILAAF XOOGAN OO SOO KALA DHEXGALAY GARABKA HAWEENKA EE XISBIGA WADANI

Daawo Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhexgalay Garabka Haweenka Ee Xisbiga Wadani

Continue reading …
DAAWO-WASIIRKA WASAARADA WERSHADAHA SHUCAYB MAXAMED MUUSE OO HORTAGAY GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND

Daawo-Wasiirka Wasaarada Wershadaha Shucayb Maxamed Muuse Oo Hortagay Golaha Wakiilada Somaliland

Continue reading …
XILDHIBAANADA FEDERAALKA EE SOMALILAND OO TIRADII UGU BADNAYD HAWEEN KU GUULEYSTEEN, KURSIGII UGU DAMBEEYEY OO MARWO HUDA LA FUQDAY

Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la soo dhameystiray kadib markii la doortay kursigii ugu dambeeyay ee ka harsanaa xubnaha Gobollada Waqooyi ee Dalka. Doorashadan oo maanta ka dhacday Xarunta Guddiga Doorashooyinka Muqdisho ayaa waxaa ku soo baxday Huda Axmed Cali oo heshay codad dhan  45 cod. Kursigan oo ay ku tartamayeen […]

Continue reading …
SAWIRADA IYO MAGACYADA 24KA MURASHAXA EE MADAXTOOYADA FEDERAALKA

  Waxaa  maanta la soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho diiwaangalinta musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo soo bilaabatay 26kii bishan. Musharixiinta is diiwaangaliysay ayaa waxaa ka mid ah madaxweynaha xilka sii haya Xassan Sheekh Max’uud iyo madaxweynihii ka horeeyay ee dowladdii KMG Shariif Sheekh Axmed. Sidoo kale, waxaa ka mid ah musharixiinta la diiwaangaliyay ra’iisal […]

Continue reading …
Page 1 of 21123Next ›Last »