Home » 2017 » February
HARGAYSA:DAAWO-NINKII REERKA LAHAA EE SHEEKADA MALXIISADU KU DHACDAY OO KA XOGWARAMAY SIDII AY WAX U DHACEEN

HARGAYSA:DAAWO-NINKII REERKA LAHAA EE SHEEKADA MALXIISADU KU DHACDAY OO KA XOGWARAMAY SIDII AY WAX U DHACEEN

Hargaysa:Daawo-Ninkii Reerka Lahaa Ee Sheekada Malxiisadu Ku Dhacday Oo Ka Xogwaramay Sidii Ay Wax U Dhaceen

DAAWO-GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OO MAANTA YEESHAY KALFADHIGOODII 26AAD IYO WAXYAABAHA AY UGA HADLEEN

Daawo-Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Yeeshay Kalfadhigoodii 26aad Iyo Waxyaabaha Ay Uga Hadleen

Continue reading …
DAAWO-CABDIRAXMAAN SAYLICI OO FURAY MASHRUUCA DAWLADAHA HOOSE EE GPLG IYO FAAIIDADA UU DEGMOOYINKA U LEEYAHAY

Daawo-Cabdiraxmaan Saylici Oo Furay Mashruuca Dawladaha Hoose Ee Gplg Iyo Faaiidada Uu Degmooyinka U Leeyahay

Continue reading …
DAAWO-WAA SIDEE XAALADA CAAFIMAAD EE MADAXWEYNAHA SOMALILAND-AFHAYEENKA MADAXTOOYADA OO KA HADLAY

Daawo-Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Madaxweynaha Somaliland-Afhayeenka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay

Continue reading …
DAAWO-WASIIRKA HAWLAHA GUUD GURIYEYNTA SOMALILAND AYAA WAXBA KAMA JIRAAN KU TILMAAMAY WARAR AY QOREEN QAAR KA MID AH WARBAAHINTA BEENTA FAAFISA

Daawo-Wasiirka Hawlaha Guud Guriyeynta Somaliland Ayaa Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Ay Qoreen Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Beenta Faafisa

Continue reading …
DAAWO, SHAQAALAHA WAAXDA DUULISTA OO KA KALA SOCDA SOMALILAND, PUNTLAND IYO KOOFURTA OO DAWLADDA FEDERAALKU WAXBARASHO UGU DIRTAY KENYA

“14 waxay ka baxday Somaliland, 10 waxay ka baxday Puntland, 27na maanta ayay halkan ka baxaysaa, dhalinyaradaasi waa dhallinyaro Soomaaliyeed” – Cali Gacal, Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Duulista ee Dawladda Federaalka.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
“ARIMAHA DHEXDEENA MAAHA INAYNU CADAWGEENA KULA GALGALANO” – YUUSUF CABDI GABOOBE

Arimaha Aynu Dhexdeena Isku Hayno Maaha Inaynu Kula Galgalano Dawlado Kale.Arintii Saldhigu Kol Hadii Ay Dhamaatay Oo Markii Hore Waxba Laga Qaban Kari Waayey Maanta Ma Haboona In Safaaradaha Imaaraatka Laga Hor Mudaaharaado.  Arimo Tii Saldhiga Ka Cuslaa Oo Ay Ka Mid Ahaayeen Tacdiyo Fool Xunxun Oo Ay Xukuumaddu U Geysatay Shicbiga Iyo Qarannimada Somaliland […]

Continue reading …
AKHRI-GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OO MUDO KORDHINTA XUKUUMADA U BALAMAY MAALINTA SABTIDA 4 BISHA MAARAJ

Golaha Guurtida Somaliland oo loo gudbiyey nuxurka mudo kordhinta Xukumada Madaxwayne Siilaanyo oo dhawaan ay komishanka XukumadaXisbiyada qaranku ay isla qaateen in mudo loo kordhiyo Xukumada Madaxwayne Siilaanyo. Golaha Guurtida Somaliland ayaana Fadhigoodii maanta ku balamay in maalinta sabtida ee afarta Bisha March ee Todobaadka soo socda ansixiyaan mudo kordhinta loo samaynaayo Xukumada Siilaanyo inkasta […]

Continue reading …
DAAWO-AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA DIBUDEJINTA OO GAADHAY LAASCAANOOD IYO KULAN UU LA YEESHAY MAAMULKA IYO GUDIDA ABAARAHA

Daawo-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dibudejinta Oo Gaadhay Laascaanood Iyo Kulan Uu La Yeeshay Maamulka Iyo Gudida Abaaraha

Continue reading …
MUHIIM – DAAWO, AKHRISO:  WARMURTIYEED LAGA SOO SAARAY SHIRKII XIDHXIDH EE MAANTA

WARMYRTIYEED: SHIRKA XIDHXIDH Waxaa magaalada Xidhxidh ee gobolka Sool maanta oo taaiikhdu tahay 27  February, 2017  shir isugu yimi madax ka kala socota Maamulka Khatumo iyo Golayaasha Somaliland.  Shirkaas oo bilow u ah sidii  loo midayn lahaa hoggaanka siyaasadeed ee dadka deggan Gobollada Sool, Sanag iyo Cayn ee ka kala tirsan dawladda Somaliland, Khaatumo, Puntland iyo […]

Continue reading …
GUDDOOMIYAHA KULMIYE OO KA QAYBGALAY FURITAANKA DUGSIGA SARE EE SULDAAN MAXAMED SUL. FAARAX

Hargeysa (Laascaanood)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbigal-xaakimka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay furitaanka dugsi sare oo loogu magac-daray Suldaan Maxamed Suld. Faarax oo ahaa suldaankii nabadda Somaliland, kaas oo laga hirgeliyey xaafadda Masallaha ee koonfurta Hargeysa. Dugsigan oo ah mid dawli ah oo ardaydii u horreysay lagu bilaabay sannadkan, laguna […]

Continue reading …
DAAWO-MUSTAFE SHIINE GUDOOMIYAHA GOBOLKA AWDAL”SAXAAFADA WAXAAN KULA TALINAYAA INAANAY WAX KASTA ISKA QORIN WAAYO MASUULIYIIN AYAY NOQON KARAAN MUSTAQBALKA SIDAYDA OO KALE”

Daawo-Mustafe Shiine Gudoomiyaha Gobolka Awdal”Saxaafada Waxaan Kula Talinayaa Inaanay Wax Kasta Iska Qorin Waayo Masuuliyiin Ayay Noqon Karaan Mustaqbalka Sidayda Oo Kale”

Continue reading …
VIDEO-SUUQYADA MADOOW EE SARIFKA LACAGAHA OO HARGAYSA KA ISTAADHMAY TAN IYO INTII XUKUUMADU AY XADIDAY ADEEGYADA ZAAD IYO EDAHAB

Video-Suuqyada Madoow Ee Sarifka Lacagaha Oo Hargaysa Ka Istaadhmay Tan iyo Intii Xukuumadu Ay Xadiday Adeegyada Zaad iyo Edahab +Shacabka Oo Weli Sidii Ay Ahayd u Isticmaalaya Adeegyadaas

Continue reading …
DAAWO-WASIIRKA DHAQANKA IYO DALXIISKA OO KA HADLEY KU DHAWAAD 100 MAGAALO QADAAMI AH OO LA HELAY SOMALILAND.

Daawo-Wasiirka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Oo Ka Hadley Ku Dhawaad 100 Magaalo Qadaami Ah Oo La Helay Somaliland.

Continue reading …
DEG DEG-CABDIMALIK SHEIKH MUUSE COLDON  XUKUUMADA IYO SHACABKA REER SOMALILAND WAYDIISTAY CAFIS.

Waxa Todobaadki uu Dambeeyay Ku Xidhna Xabsiga Dhexe Magaalada Hargeisa Wariye Cabdmaalik Muse Coldoon ahna Samafale Si Weyn Uga Qayb Qaata Baahinta Waxa Todobaadki uu Dambeeyay Ku Xidhnaa Xabsiga Dhexe Magaalada Hargeisa Wariye Cabdmaalik Muse Coldoon ahna Samafale Si Weyn Uga Qayb Qaata Baahinta wararka Ummada Masaakiinta ah ee Taabaalaysan isla markaasina aan Haysan Gar-Gaar […]

Continue reading …
DAAWO-DADKA DEGA DEGANADA ULA SAN, WADAA MAGO IYO HIGLO OO HOSYIMADA GOBALKA SARAAR AYAA SI ADAG ULA HADLAY WASIIRKA MACDANTA IYO TAMARTA.

Daawo;Dadka Dega Deganada Ula San, Wadaa Mago Iyo Higlo Oo Hosyimada Gobalka Saraar Ayaa Si Adag Ula Hadlay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta.

Continue reading …
DAAWO KULAN LAGU LAFO GURAYO DIYAARINTA XEERARKA QABYO QORAALKA AH OO MAGAALADA HARGAYSA MAANTA LAGA FURMAY.

Daawo Kulan Lagu Lafo Gurayo Diyaarinta Xeerarka Qabyo Qoraalka Ah Oo Magaalada Hargaysa Maanta Laga Furmay.

Continue reading …
DAAWO-SHIRKADA ISGAADHSIINTA TELESOM OO DEEQ KU WAREEJISAY GUDIDA ABAARAHA SOMALILAND

Daawo-Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Oo Deeq Ku Wareejisay Gudida Abaaraha Somaliland

Continue reading …
DAAWO, TALIYAHA GUUD EE BOOLISKA TALYAANIGA OO FARIIN IYO SARAAKIIL U SOO DIRAY DHIGGIISA FEDERAALKA

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta Akedemiyada Jen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi saraakiil ka socotay ciidamada dalka Talyaaniga, kuwaasoo fariin ka siday Taliyaha Guud ee ciidamadaas. Saraakiisha uu taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed la kulmay ayaa kala ahaa Col. Carabinieri Mauro Isidori, Comandante Miadit, Lt. Colonnello Carabinieri Giorgio Romano […]

Continue reading …
YAAB – DAAWO, REER MIYIGII SOLOMADOW WAXA KA SOO YEEDHAY: “QARYADAA AANU KU NOOLNAHAY ANAGAA HAYSANA CIDNA UMA OGOLIN, ANAGAA LEH”

Dad badow ah oo Saleebaan Gaal u sanqaday oo mucaaradad siloon saxaafadda soo mariyey. DAAWSHO WACAN.

Continue reading …
Page 1 of 17123Next ›Last »