Home » 2017 » March
ARDAYDA JAAMACADA ABAARSO TECH UNIVERSITY OO MUNAASIBAD DHIIRI-GALIN AH U SAMAYSAY MACALIMIINTA JAAMACADAASI

ARDAYDA JAAMACADA ABAARSO TECH UNIVERSITY OO MUNAASIBAD DHIIRI-GALIN AH U SAMAYSAY MACALIMIINTA JAAMACADAASI

Hargeysa, (Laascaanood.com)- Ardayda Ugu Saraysa Kuliyada IR iyo DS ee sannadka 2017-ka  ee Jaamacada Abaarso Tech UniversityJ ee Magaalada Hargeysa, ayaa xaflad ay ku dhiiri galinayeen inay halkaa ka sii wadaan degaalka aqoonta tacabka badan iyo dedaalka dheer soo galiyeen Axmed Baashe Iyo Mustafe Habane, isla markaana Munaasibadaas oo macalimiin kala duwan oo wax ka […]

MADAXWEYNE SIILAANYO OO XILKII KA XAYUUBIYAY TALIYIHII CIIDANKA MADAXTOOYADA

Hargeysa(Laascaanood):- Wararka Naga soo gaadhaya Madaxtooyada ayaa sheegaya in xilkii laga xayuubiyey taliyahii ciidanka ilaalada Madaxtooyada Somaliland Gaashaanle Axmed Daahir iyo weli ba sida oo kale xisaabiye u xigeenkii ciidankaasi Maxamed Cabdi Yoonis ka dib markii khilaaf soo noq-noqday soo kala dhex-galay wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md.Maxamuud Xaashi Cabdi. Xil ka qaadistan oo ahayd mid aan […]

Continue reading …
DAAWO-FAYSAL CALI WARAABE OO HARGAYSA KUSOO LAABTAY,DHOWR QOF OO XISBIGIISA LOOGA GUURAY OO XAFIIS DUUG AH KUSOO DHOWEEYEY

Daawo-Faysal Cali Waraabe Oo Hargaysa Kusoo Laabtay,Dhowr Qof Oo Xisbigiisa Looga Guuray Oo Xafiis Duug Ah Kusoo Dhoweeyey

Continue reading …
DAAWO-Xanuunka Shuban Biyoodka Ayaa Weli Dad u Badan Caruur Kusoo Ridanaya Deegaano Ku yaal Gobolka Sool Gaar ahaana Degmada Xuddun Deegaano Hoos Yimaada

Maxamed Cabdilaahi Xaaji Waa Madaxa Kooxda Caafimaad Ee Wareegta Ee Degmada Xuddun  Ee Hay,adda ARC Ayaa Sheegay In Xaaladda Caafimaad Ee Dadka Abaartu Xoola Tirtay Ee Kusoo Barakacay Deegaano Hoos Yimaada Degmada Xuddun Oo Ku Taal Waqooyiga Gobolka Sool Ay Meel Adag Marayso, Xanuunka  Shubanka. Jadeecada. Iyo Nafaqadarada. Ayaa  Deegaanadaasi Ka Jira Waxaa Yar Adeega […]

Continue reading …
DAAWO, LAASCAANOOD:  CALI KHALIIF IYO WEFDIGII KHAATUMO EE JABUUTI OO GOLEYEEDHAY LAGU SOO DHOWEEYEY

“Dawladda Jabuuti oo isu kaayo keentay wixii tas-hiilaad ahna noo samaysay aad baanu ugu mahad celineynaa ” – Guddoomiyaha Baarlamanka Khaatumo.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
GUDOOMIYAHA GOBOLKA XAYSIMO OO WAXQABAD LA’AAN KU EEDEEYEY XAGLOTOOSIYE

“Wasiir maanta hadaad wax qaban weydo, intii hore waa samraynee, xilli kale oo aad wax qabanayso garan mayno” – Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Somaliland.

Continue reading …
DAAWO-”ANIGOO JARMALKA JOOGA CADAYN MAAYO WAQTIGA AAN XILKA GUDOOMIYAHA WAKIILADA KA DAGAYEE MARKAAN DALKII TAGAAN SHEEGAYAA”CABDIRAXMAAN CIRRO

Daawo-”Anigoo Jarmalka Jooga Cadayn Maayo Waqtiga Aan Xilka Gudoomiyaha Wakiilada Ka Dagayee Markaan Dalkii Tagaan Sheegayaa”cabdiraxmaan Cirro

Continue reading …
DAAWO, SHIRKII JARAAÍD EE JABUUTI: WASIIRUDAWLAHA SOMALILAND OO QODOBADII AKHRIYEY

Xaflad loo qabtay gunaanadkii wejigii saddexaad ee wadahadaladii Khaatumo iyo Somaliland. DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
CABITAANKA BIYAHA IYO FAA’IDOOYINKA KU JIRA-Dr Mustafe Cabdilaahi

CABITAANKA BIYAHA IYO FAA’IDOOYINKA KU JIRA Biyuhu wa nimco ilahay ku galad  aadoomihiisa iyo dhammaan noolaha kale ,nimcadaas oo mudan inay ka mahadcelin . biyahu wa nimco ilahay ku galad aadamaha gabihaantii waxanu ka dhigay nolosha noolaha oo idil, waxaa intaa dheer in jidhka aadamuhu 60% uu biyo ka samaysan yahay , biyahas oo muhiim  […]

Continue reading …
CARABTII KU SHIRTAY DALKA URDUN OO SOO SAARAY GOAAMO FULINTOODA FAALO KA TAAGAN TAHAY

Hogaamiyeyaasha Carabeed ayaa bayaankoodii ay ka soo saareen shirkii madaxda Jaamacadda Carabta ee lagu qabtay dalka Urdun waxay ku sheegeen in ay xidhiidh taariikhi ah la furi doonaan Israel hadii ay ka baxdo dhulka Carbeed ee ay haysato tan iyo 1967. War murtiyeedkii ka soo baxay shirka madaxda Jaamacadda Carabta oo uu akhriyey xog-hayaha guud […]

Continue reading …
DAAWO‘’DOOXYADA WAA LA OGYAHAY OO SANAD KASTA DAAD BAA KUSOO FATAHA DADKAN IS MAQIIQAYA EE ISKA GELAYA DAADKA SOO FATAHAY’’WASIIRKA AHWLAHA GUUD

-Ma Jiro Wax Loolan Ah Oo Loogu Jiro Xilka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Dabadii”wasiir Cali Mareexaan

Continue reading …
DAAWO:-XUKUMADA SOMALILAND OO DIGNIIN ADAG U DIRTEY ODAYAASHA IYO WAXGARADKA GOBOLKA DAAD-MADHEEDH

Xukumada Somaliland ayaa digniin adag u dirtey cuqaasha Waxgaradka iyo Salaadiinta Gobolka Daad Madheedh kuwaasi oo ka soo hor jeestey in deegano hoos yimaada Oodwayne laga baadho shidaal .

Continue reading …
DAAWO-XUBNO KA MID AH XISBIGA MUCAARIDKA AH EE WADDANI OO HARGEYSA KAGA DHAWAAQEY GARAB CUSUB IYO WAXA SABABEY

masuuliyiin hore uga mid ahaa xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani dhawaana uu xogahaya xisbigaasi Uurcade soo saarey Wareegto uu xilka kaga qaadayey xubnahani. Masuuliyiintan oo ay horkacayaan gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Maroodi Jeex Gudomiyihii garabka Haweenka iyo Gudoomiyihii degmada Axmed Dhagax ee xisbiga Waddani. Xubnahan oo Huteel Caydiid ee Magaalada Hargeysa xaflad ku […]

Continue reading …
DAAWO-SHEEKH DIRIR OO KA HORYIMI WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA ISAGOO DHALEECEEYEY QORSHIHII DHALINYARADA MARYAHA XAYAYSIISAY OO UU MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND DHAKADA U SAARAY

Daawo-Sheekh Dirir Oo Ka Horyimi Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Isagoo Dhaleeceeyey Qorshihii Dhalinyarada Maryaha Xayaysiisay Oo Uu Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Dhakada U Saaray

Continue reading …
DAAWO-WASIIRKII CUSBAA EE WASAARADA DALXIISKA OO XAARAAN KU TILMAAMAY GUDIDA ABAARAHA ISAGOO SHEEGAY INAY KALA YAACAAN MARKA ROOBKU CURTO DIBNA USOO SHAQO TAGAAN XILIYADA ABAARTA

Muuqaal-Wasiirkii Cusbaa ee Wasaarada Dalxiiska Oo Xaaraan Ku Tilmaamay Gudida Abaaraha Isagoo Sheegay Inay Kala Yaacaan Marka Roobku Curto Dibna usoo Shaqo Tagaan Xiliyada Abaarta

Continue reading …
JABUUTI – QORAAL, SAWIRRO IYO COD: SHIRKII SOMALILAND IYO KHAATUMO OO QODOBBO LAGA SOO SAARAY

Nabadgelyada,  Maamul daadejinta, Abaaraha, La Dagaalanka dadka Nabadaynta iyo Wadahadallada carqaladeeya, iyo qqodobo kale.      

Continue reading …
DEGDEG, WADAHADALKII SOMALILAND IYO KHAATUMO OO HORUMAR WEYN SAMEEYEY,  SHIR JARAA’ID OO GOOR DHOW LA FILAYO

La soco goor dhow warka ku saabsan qodobada ay soo wada saareen laabadii wefdi ee SOMALILAND iyo KHAATUMO  ee shirku uga socdey Jamhuuriyadda Jabuuti.

Continue reading …
DAAWO-Dadka Indhaha la iyo Kuwa Cur-yaamiinta ah Ee Ku Nool Deegaanada Miyiga Gobolka Sool Ee ay Ka jirto Abaarta Darani ayaa Waxaa Noloshooda Saamay-say Abaarta,

Dadka Lixaadka Naafada ka ah Ee Reer Guuraaga ah Ayaa Ku Tabaalay-say Deegaano Dhaca Bariga Gobolka sool Dadkaasi ayaa ah Dad Indho la. Kuwo Curmaayiin ah Kuwaas Oo Dadkii Xanaanay Jiray Xoolihii Abaartu Dhaafisay, Dadkaasi Waxaa kamid ah Hooyo Aasiya Cabdilaahi Cabsiiye Waxay kamid tahay Dadka indhaha la, Ee Abaartu Xoolihii Reer keedu lahaa ka […]

Continue reading …
XISBIGA KULMIYE LAANTIISA FINLAND OO HELSINKI 31.3 KU QABSANAYA XAFLAD DHOOLATUS SIYAASADEED AH

London(Laascaanood) Xisbiga Talada haya ee Kulmiye Laantiisa Finland ayaa xaflad Dhoolatus siyaasadeed ah oon hore nooceeda loo arag ku qabsanaya Caasimadda Finalnd ee Helsinki Maalinta Jimcaha ee 31.3.207 , Xafladdan oo sida la sheegay u muuqata fooladayn waxa Sidoo Kale lagu gudoonsiin doona Abaalmarino ay ku mutaysteen shaqo wanaag iyo hawlkarnimo Xubno isugu jira odayaal […]

Continue reading …
DAAWO-“DADKA CUDURKA MAALGASHI DIIDKU KU DHACAA AMA HORUMARKA KASOO HORJEESTAA WAXAY YIDHAAHDAAN”WASIIRKA MADAXTOOYADA MAXAMUUD XAASHI CABDI

Daawo-“Dadka Cudurka Maalgashi Diidku Ku Dhacaa Ama Horumarka Kasoo Horjeestaa Waxay Yidhaahdaan”Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi

Continue reading …
Page 1 of 17123Next ›Last »