Home » 2017 » April
TALIYAHA CIIDAMADA SOMALILAND EE GOBOLKA SOOL OO SHEEGTAY INUU NABADEEYEY BEELIHII KOOFURTA LAASCAANOOD

TALIYAHA CIIDAMADA SOMALILAND EE GOBOLKA SOOL OO SHEEGTAY INUU NABADEEYEY BEELIHII KOOFURTA LAASCAANOOD

Wuxuu tilmaamay  Ciidamadii Somaliland masruufi jirtey ee u qornaa labada beelood ee diriray inuu goobihii uu markii hore isugu ururiyey hadda ka kala diray.  DAAWSO WACAN.

“WAA LAGU YAQAANAA DEGAANKAAS [BEESHA HAWIYE] MARKAY AWOODDA HELAAN INAY RIYOODAAN”- FAYSAL CALI WARAABE

Faysal C. Waraabe oo ka waramay sida looga aargoosan doono dadka “Beesha Muqdisho” ee Somaliland ku nool haddii  Ciidamo Federaal ah laga qorto Buuhoodle.

Continue reading …
“DAWLADDA SOMALIA HAWADA AYAY XUKUNTAA, ALSHABAABNA DHULKA” – MADAXWEYNAHA JUBALAND

Madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam oo khudbad ka jeediyay xaflad tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya oo mudooyinkii u danbeeyay ay tababarro dhanka ciidanka uga socdeen Kismaayo ayaa sheegay in loo baahanyahay in sida ugu dhaqsaha badan ay guud ahaan gobollada dalka uga biloowdaan howlgallo Shabaab looga xoreeynayo dalka. […]

Continue reading …
DAAWO – MUQDISHO:  SAFIIRKA CUSUB EE ITOOBIYA OO WARQADIHIISII AQOONSIGA U GUDBIYEY MADAXWEYNAHA FEDERAALKA

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo, ayaa ka gudoomay warqada aqoonsiga safiirnimo Danjiraha cusub ee dowlada Itoobiya usoo magacawday in uu wakiil uga noqdo Soomaaliya . Amb. Jamaaludiin Mustafa Omar, oo maanta tagay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Madaxweynaha u gudbiyay warqadaha aqoonsiga safiirnimo, waxaana Madaxweynaha uu si rasmi ah uga gudoomay Warqada aqoonsiga safiirka […]

Continue reading …
WASIIR KA TIRSAN XUKUUMADDA SOMALILAND OO SI WEYN U DURAY KOMISHANKA DOORASHOOYINKA: “HADDII AAN DIB LOO SIXIN SIYAASIYAN IYO AMNI AHAANBA WAXAY KEENAYSAA ARRIN ADAG”

“Weliba si dheeldheel ah ayay u leeyihiin ‘Arrintu way hagaagsantahaye’, waar arrin hagaasani ma jiro” – Cabdillaahi Dheere,  Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland.

Continue reading …
“[URURKA] EU HADDII KULMIYE KU SOO NOQDO [TALADA DALKA] WAXAAN U MALAYNAYAA INAY [MUCAAWIMADABA] JOOJINEYSO” – FAYSAL CALI WARAABE

“Xidhiidhkeenu [dunida kale] wuu xumaaday intii ay Dawladda Kulmiye joogtey, xitaa markii uu Xirsi [Madaxtooyada] joogey xidhiidhkeena dunidu ma fiicnayn”  – Faysal oo Xisbiga Kulmiye ku bilaabay.

Continue reading …
DAAWO, GAROONKA DIYAARADAHA EE GAALKACYO OO LA CAALAMIYEYNAYO, PROF.GAAS OO DAAHFURAY MASHRUUCA DHISMAHA GAROONKA

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa daahfuray mashruuca dhismaha jidka Garoowe iyo Eyl iyo dhismaha Gaaroonka Diyaaradaha Abdulaahi Yuusuf Axmed ee magaalada gaalkacyo. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Abdulaahi Yuusuf Axmed ku soo dhoweeyey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, maamulka gobolka Mudug kan degmada Gaalkacayo, masuuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Puntland, saraakiisha […]

Continue reading …
CABDIRISAAQ KHALIIF AXMED: “ILAA BOQOL XABADOOD OO RASAAS AH AY RIDEEN…RAGGA QAAR DHAKHTARKA YAALO OO AY DHAAWAC YIHIIN”

“Madaxweynaha runtii inay magac la’aan iyo milgo la’aan u tahay fadhiga uu sii fadhiyaa” – Cabdirisaaq Khaliif Axmed.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
YAAB, AKHRI WARBIXINTAN:  WAXAY JIRTAA 37 SANADOOD, WAXAYNA DHASHAY 38 CARUUR AH

Mariam Nabatanzi Babirye oo 37 jir ah degenna tuulada Kambiri village, ee ka tirsan Mukono District, dalka Uganda, waxay dhashay 38 caruur ah oo dhammaantood isku aabe ah.  Mariam waxaa sannadkii 1993, iyadoo 12 jir ah, loo guuriyey nin 40 jir ah oo xaasas badan leh – Godadle ah. Sannadkii 1994 ayay dhashay markii ugu […]

Continue reading …
SHEEKADII FARMAAJO IYO TURKIGA OO KOOBAN

Heshiisyadii, siyaarooyinkii, habmaamuuskii – Warbixin guud mar ah.  DAAWSHO WACAN.

Continue reading …
SUUFIYAASHII GALGADUUD OO WAR KA SOO SAARAY WADAHADALKII GALMUDUG EE BURBURAY

Kooxda Ahlu Sunna ee katalisa Magaalada Dhuuso Mareeb iyo deegaano kale oo katirsan gobolka Galgaduud ayaa War-Saxaafadeed kasoo saartay Wadahadaladii bur buray ee u dhaxeeyay maamulkooda iyo Maamul goboleedka Galmudug. Warka kasoo baxay Ahlu Sunna ayaa lagu sheegay in gabi ahaan uu istaagay wadahadaladii ay la lahaayeen Galmudug, waxa ayna cadeeyeen in wax shaqo ah […]

Continue reading …
IN KA BADAN 9,000 SHAQAALE DAWLADEED AH OO MAR KELIYA SHAQADII LAGA WADA ERYEY

Madaxweynaha Tanzania, John Magufuli ayaa shaqada ka eryay  tiro ku dhow 10,000  shaqaale dawladeed ah kuwaasoo lagu eedeeyey iney haysteen shahaadooyin been abuur ah. Waxa uu amray inay banneeyaan goobaha ay ka shaqeeyaan ka hor 15 bisha May, haddii aanay sidaa sameynna xabsi iyo maxkamadeyn la isugu dari doono. Mr. Magufuli ayaa falkan kaga jawaabay warbixin […]

Continue reading …
DAAWO, SHIRKII JAAMACADDA CARABTA EE DHOWAA – QAABILAADII FARMAAJO OO KU SOO KALAHAY GOOBTII SHIRKA, BOQORADII CARBEED OO HAL-HAL U SOO GALAY

Habmaamuuska la siinayao Dawladda Federaalka oo si weyn kor ugu kacay intii Farmaajo iyo Khayre talada qabteen. KU NASO – DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
YUUSUF GARAAD OO TURKIGA KULA HADLAY SAXAAFADDA CAALAMKA

“Waxaanu leenahay saddex cadaw: Musuqmaasuqa, Argagixisada iyo saboolnimada..” – Yuusuf Garaad, Wasiirka A. Dibedda ee Federaalka.  daawasho wacan.

Continue reading …
KHILAAF CUSUB OO QARXAY: CAMEY, FARAWEYNE IYO GENERAL MUXYADIIN OO IS BEENIYEY

“Waxaa muhmal geliyey Gudoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Jananka..Xitaa ay shaki gelisey dawladihii xubnaha federaalka ahaa iyo Dawladda Federaalka ah lafteeda..”  Ina Camey, Madaxweyne Ku xigeenka Puntland, Daawasho Wacan.

Continue reading …
DHIIRANAANTA RA’IISALWASAARAHA FEDERAALKA, DHEX FADHIISIGA MAKHAAYADAHA MUQDISHO

Raisul wasaaraha xukuumada Somalia ayaa galabta s lama filaan ah uga degay gaadiidkii gelbinayey isagoo dad shacab ah la fariistay maqaayad shaaha laga cabo oo ku taalla degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Xasan Cali Kheyre ayaa xiligaas ka soo baxay kulan dhaqaale loogu ururinayey abaaraha oo ka dhacay hotelka city Palace ee magaalada Muqdisho. Raisul […]

Continue reading …
WARBIXIN LAGA SAMEEYEY ISKU DUUBNIDII AY MUUJIYEEN XILDHIBAANADA SOOL, SANAAG BARI IYO BUUHOODLE UGU JIRA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND

Waxay si aan leexleex lahayn isugu raaceen in Gudoomiye Ku Xigeenkii ugu muddada dheeraa intii uu jirey  Golaha wakiiladu ahaado Murashaxooda Gudoomiyenimada.  

Continue reading …
DAAWO, HESHIISYO DHINACYO BADAN TAABANAYA OO AY KALA SAXEEXDEEN DAWLADDA FEDERAALKA IYO TURKIGA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkan Mudane Recep Tayyip Erdogan. Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayay ayaa soo dhaweyn heer sare ah loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada ee Ankara, isaga oo salaan sharaf ka qaatay cutub ka tirsan ciidanka dalkan , […]

Continue reading …
MUHIIM, DAAWO FARDAHA, CIIDAMADA, AMARKA FARMAAJO EE ASKARTA, BAAMBOYDA IYO DAMAASHAADKA TURKIGU U SAMEEYEY MADAXWEYNAHA FEDERAALKA

Habmaamuuskii  qaranimo ee ugu sareeyey oo lagu qaabilay Madaxweyne Farmaajo.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
GOBOLADA DOOLO IYO SOOL:  LABADA GUDOOMIYE OO AMNIGA XUDUUDDA KA SHEEKAYSTAY

Kulan Saaxdheer ku dhex maray labada wefdi ee Somaliland iyo Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI)  oo lagu eegay sidii la isaga kaashan lahaa nabadaynta labada beelood ee Bahararsame iyo Qayaad.

Continue reading …
Page 1 of 10123Next ›Last »