Home » 2017 » May
XAGLATOOSIYE OO EED WEYN DHABARKA LOO SAARAY: “WASIIRKA CAAFIMAADKU GOBOLKAN TOGDHEER WUU HAGRADAY, DALXIIS BUU KU YIMI”

XAGLATOOSIYE OO EED WEYN DHABARKA LOO SAARAY: “WASIIRKA CAAFIMAADKU GOBOLKAN TOGDHEER WUU HAGRADAY, DALXIIS BUU KU YIMI”

Golaha Degaanka Burco oo Wasiir Xaglatoosiye dusha u saaray eedda hagrashada masiibada caafimaad ee ka taagan Togdheer, kuna tilmaamay inuu qaab dalxiis ku yimaado Burco.  DAAWASHO WACAN.

MUHIIM, DAAWO: BURCO OO DADKA SOO GELAYA IYO KUWA KA BAXAYABA LA BUUFINAYO, DUGSIYADII IYO MADRASADIHII OO ALBAABAD LA SIUGU DHUFTAY

Toban qodob oo maanta lagaga dhawaaqay Degmada Burco oo xaalad degdeg ah la geliyey.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
HALIS, SARKAAL SARE OO BOOLISKA AH OO BURCO LAGU TOOGTEY

Taliye Ku xigeenkii Saldhigga Booliska ee Dhexe ee degmada Burco, ahna Saldhigga ugu weyn degmadaasi, Taliye Aadan Xuseen, ayaa weerar rasaas loo adeegsaday lagu dhaawacay maanta. Wararka ka imanaya degmada Burco, Somaliland, ayaa sheegaya in dhaawaca Taliyaha loola cararay Cusbitaalka Guud ee degmadaasi, iyagoo intaasi ku daray in Boolisku soo qabteen dad ku eedaysan inay […]

Continue reading …
HALIS, DAAWO:  GAADHI DHAGARAYSAN OO AALADO QARAXA LAGU SOO DAABULAY OO  LA QABTAY

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaadhi waxyaabaha qarxa iyo agabyo kala duwan siday, kaa oo la doonayay in gudaha loo galiyo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.Gaadhiga ay ciidamada Puntland qabteen oo ahaa nuuca xamuulka qaada ayaa waxaa saarnaa waxyaabaha qarxa oo kala duwan, Isgaarsiinta casriga ay ciidamada kuwada hadlaan, direys ciidan […]

Continue reading …
XARAAN QUUTAYAAL LA SOO XIDHXIDHAY, DAAWO RIFRIFNAANTA IYO WEEL XUMIDA

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Puntland (PSF) ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo waxay ku soo qabteen 15 nin oo ka tirsan kooxaha Ma soomayaasha ah. Kooxahan ayaa la soo qabtay iyagoo sameysanaya raashiin, isla markaana isticmaalaya Shiishad iyo Xashiishad [maandooriye]. Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo, Maxamud Yaasiin Tumey, ayaa sheegay in howlgalkan si gaar […]

Continue reading …
CALI GERI CAWDAY: “IBRAAHIM CALI KANEEC HADDUU DEMBI GALAY MAXKAMADDA HA LA KEENO, HADDII KALE XORIYADIISA”

Wuxuu ahaa ganacsade muddo dheer deganaa Hargeysa, waxaase maxkamad la’aan loogu dhex haystaa Xarunta CID muddo 40 maalmood ah.

Continue reading …
MUHIIM, MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE:  “OGAADA YAAN LA ILAAWIN KHAATUMO STATE MEEL BAY TAALAA, WAANAY SOO SOCOTAA, WAANAY IMAAN DOONTAA”

Madaxweynaha Hirshabeelle, Cosoble,  oo si weyn ugu ololeeyey Maamul Goboleedyada Khaatumo iyo Banaadir. Waxaa goobta ku weheliya [Hoos fadhiya] Muuse Suudi Yalaxow.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
XAAF, GAAS IYO MADOOBE OO GACMAHA IS QABSADAY, MUDUGNA NABAD UGU BAAQAY

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta 30 May 2017 shir Jaraa’id oo ay  ku qabteen magaalada Cadaado  waxa ay si wadda jira ugu baqeen shacabka labada dhinac ee magaalada Gaalkacayo inay kawadda shaqeeyaan nabada , horumarka, iyo deris wanaaga. […]

Continue reading …
“MA IHI FAALIYE, MA IHI FOOXLE….MA IHI SIXIROOLE, JINNA KUMA SHAQAYSTO” – SHEEKHII CILAAJ WADAREEDKA KA BILAABAY HARGEYSA OO DADKA SAXAAFADDA KALA HADLAY

“Waxa la leeyahay waa la yidhi…Ma Shaydaan baa [ku] yidhi?” – Sheekh Ku shaqeeya Cilaajinta diiniga ah oo iska riixay dacaayado laga fidiyey.

Continue reading …
MUDAHARAAD LAGA HORDHIGAY SAFAARADDA IMAARAADKA EE MUQDISHO

Dadweyne Soomaaliyeed oo ku dibad baxay safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya in mas’uuliyiinta safaaradda aaney bixin xaqii shirkadaha qalabka laga soo qaaday iyo xitaa muruq-maalkii goobta dhisay, arrintaas oo qareenno Soomaaliyeed ku tilmaameen mid xad gudub ah oo ay tahay in lala xisaabtamo.Maxaa Laga Cabanayaa? Saddex xarumood oo Imaaraadka uu maamulo ayaa […]

Continue reading …
HALIS: SARKAAL LAGU KHAARAJIYEY HARGEYSA, XUKUUMADDA SOMALILAND OO AAN KA HADLIN

Wararka ka imanaya magaalaga Hargeysa ayaa sheegaya in Sarkaal ka tirsan talyayaasha Ciidanka Milateriga Somaliland toogasho lagu diley isagoo dhex jooga xeradii ay deganaayeen ciidankiisu. Sarkaalka geeriyoodey [AHUN] oo magaciisa lagu soo koobay Taliye Derder ayaa la sheegay inuu u dhintay rasaas uu si ula kac ah ugu furay askari ka mid ah ciidanka isla […]

Continue reading …
DAAWO, KUMAA UGU DA’WEYN MADAXWEYNEYAASHA DAWLAD GOBOLEEDYADA?: “GAALKACYO WAA IN LUG LAGU TAGAA” – AXMED MADOOBE

Axmed Madoobe oo ka hadlay Khilaaafka Puntland iyo Galmudug ee Gaalkacyo, Khilaafka Ahlusunna iyo Galmudug, Khilaafka Federaalka iyo Dawlad goboleedyada, iyo kumaa ugu da’ weyn Madaxweynayaasha Soomaalida?.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
HAWDKA YEYLE: DEGAAMEYN CUSUB OO DHUL DAAQSIMEEKA LAGA YAGLEELAYEY OO GUDOOMIYAHA GOBOLKA SOOL CAGTA MARIYEY

Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Maamulka Gobolka Sool oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Sool, Cabdi Khayre Dirir, ayaa maanta ka fuliyey Hawdka Koofureed ee Degmada Yeyle olole lagu baabi’inayo degaano [tuulooyin] cusub oo la doonayey in laga yagleelo dhul daaqsimeedkaasi.

Continue reading …
WAXBAA IS BEDDELEY: NINKII DILKA GEYSTEY OO AY ISLA GOOBTII KU DILEEN CIIDAMADA AMAANKU

HOOS KA DAAWO GACAN KU DHIIGLIHII OO LA DILEY Wararka aan ka heleyno Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu ka dhacay dil loo geystey hal qof balse ay isla markiiba ka fal celiyeen ciidamo goobta ilbidhiqsiyo ku gaadhay. Goob joogayaal ku sugna ahalka uu dilku ka dhacay ayaa ku waramay in […]

Continue reading …
TOOS U DAAWO XAFLADDA CALEEMOSAARKA XAAF EE GALMUDUG

Tebinta tooska ah ee xafladda caleemosaarka Galmudug.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
DAAWO: PROF. GAAS, FARMAAJO, AXMED MADOOBE IYO SHERIIFKA BAYDHABO OO CADAADO KU URURAY, XAAF OO LA CALEEMOSAARAY

Madaxweynaha Federaalka, Maxamed Cabdulaahi [Farmaajo], iyo xubno kale oo katirsan Dawladda Federaalka ayaa gaadhay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug. Farmaajo iyo xubnaha la socday ayaa loo galbiyay xarunta Madaxtooyada Galmudug halkaas ay ka socoto munaasabada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle [Xaaf]. Munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug waxaa sidoo kale ka […]

Continue reading …
KHILAAFKA BEESHA BICIIDE [HABARJECLO] OO LABA SHIR DHALAY, BUURMADOW OO KA DAYRIYEY

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa Saxaafadda ku soo badanayey Shir Saxaafadeedka ay qabanayaan Salaadiinta, Madax dhaqameedka, Siyaasiyiinta, Waxgaradka kale, Haweenka iyo Dhalinyarada Beesha Biciide ee ka mid ah ardaayada Habarjeclo,  Beeshan oo markii hore lagu ogaa talo urursan iyo khilaafkooda oo ay huursadaan ayaa maalmahan degaano kala duwan ka soo yeedhisey shirar dulucoodu tahay inaanay waxba […]

Continue reading …
CABASHO XOOG LEH OO DADKA REER JABUUTI KA MUUJIYEEN LACAGO BUURAN OO SOMALILAND KAGA URURSATO XADKA

“Maadaama cabasho badan ka timi dadka Reer Jabuuti ee u soo xagaa baxay…Waxaanu u nimi inaanu xog ka helno” – Cabdifataax Siciid Axmed, Wakiilka Somaliland ee Jabuuti.

Continue reading …
GEERIDA XILDHIBAAN SUULCAYN OO TACSI TIIRAANYO LEH LAGA DIRAY, GOLAHA DEGAANKA CEERIGAABO OO U DUCEEYEY

Ilaahay waxaynu uga baryaynaa inuu ka mid dhigo inta uu Barakada Bishaas ramadaan ugu dembi dhaafo.

Continue reading …
LAASCAANOOD [LABA VIDEO]: NABADAYNTA KOOFURTA LAASCAANOOD OO UU WELI FARATOON FARAFARYNAYO, GOOBTII SHIRKA OO LOOGA DIIDEY INUU KA HADLO

Ergooyin 33 xubnood beeshiiba tahay oo qol lagu soo ururiyey, dhegeysiga dacwad Shareeco oo la bilaabay, Isimadii Dhulbahante oo aan joogin.  Xagga hoosena ka daawo Yaasiin Faratoon oo markii hadalka looga diidey madashii nabadaynta si gaar ah isu maamulay oo gidaar cidla ah ku qabsaday hadal “I maqlaay, I arkaay” keliya ah.  DAAWASHO WACAN. WAA KAN FARATOON […]

Continue reading …
Page 1 of 9123Next ›Last »