Home » 2017 » June
DAAWO, WASIIRKA ARIMAHA DIBEDDA EE NORWAY IYO MUQDISHO

DAAWO, WASIIRKA ARIMAHA DIBEDDA EE NORWAY IYO MUQDISHO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda waddanka Norwey Borge Brebde oo booqasho rasmi ku yimi magalada Muqdisho. Mudane Farmaajo ayaa aad iyo aad u soo dhoweeyay sida ay dawladda Norway xilligan ugu heelan tahay inay gacan ka gaysato dadaallada lagu xasilinayo dalka […]

MAXAA KAAGA BAXAY WARKAN: GEEDIGA CEERIGAABO IYO BEER (BURCO)

Warar ka imaanayo shacab badan oo ku nool deegaano hoos yimaada  Somaliland ayaa xaqiijinaya in dagaalyahano ka tirsan ururka Al Shababaan oo deegaanka Af urur ku soo laayay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland inay si toos ah u galeen dhul ay ka taliso Somaliland. Dadka ku nool degmada Ceerigaabo gaar ahaan deegaanka Hadaftimo ayaa sheegay […]

Continue reading …
HALIS, DAAWO: FARIINTA DHAGARAYSAN EE CALI KHALIIF DADKA WAREERSAN UGU SOO DHIIBEY REER BUUHOODLE

“Shir lagu qaban karaa ma jiro….Wallaahi, Billaahi, Tallaahi waxaan Buuhoodle si kale isu bedeleyn” -Daawasho wacan.

Continue reading …
ADEEGA INTERNETKA OO MAALINTII SHANAAD KA MAQAN KOOFURTA SOMALIA, SOMALILAND IYO PUNTLAND OO KA BADBAADAY

Isticmaalka Internetka ayaa hadda u muuqda mid meelwanaagsan kaga jira nolasha dadka Soomaliyeed, kaddib markii ay soo ifbaxday saameyn weyn oo maqnaashihiisa uu ku yeeshay dhaqdhaqaaqii kala duwanaa ee adeega bulshada. Waxaa inta badan meesha ka baxay shaqooyin badan oo ku xirnaa Internetka sida Xawaaladaha iyo xafiisyada shaqada, iyo dad badan oo howlmaalmeedkooda meel wanaagsan […]

Continue reading …
XUDDUN, CAAQIL ASKAR OO AMAANAY BADHASAABKA GOBOLKA SOOL: “MAANTA KA HOR MAAN ARAG GUDOOMIYE GOBOL OO ISKII INTUU ISAGU IS XILQAAMAY SOO BOOQDAY MAGAALADA [XUDDUN]”

“Waa maalintii ugu horeysey ee uu yimaado magaalada Xuddun iskii isagoo aan wefdi la socon Gudoomiye Gobolka Sool” – Caaqil Askar oo ka mid ah cuqaasha degaanka Xuddun.

Continue reading …
DABKII KA KACAY DEKEDDA BERBERA OO LAGA WARAMAY

Konteynar ay ku jitey Kimiko laga keenay dalka Shiinaha, khasaare nafeed oo aan ka dhalan.  Daawasho wacan.

Continue reading …
WASIIR BUUREED OO BEENIYEY INAY JIRTO JABHAD LAGA SAMEEYEY BARIGA SANAAG: “DADKAN AAD KA SHEEKEYNAYSAAN EE MEELAHAA KA HADLAY, MAAHA DAD JIRA”

“Annagu hadda meel kumaan ogin urur ama jabhad ama fallaago meel ka dilaacday oo waxtari karaysa oo hadda meel joogta” – Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland, Buureed.

Continue reading …
MUHIIM, TALIYAHA CIIDANKA GAADH-HAYE EE BEESHA WARSANGELI OO OO WASIIR CADAMI KU TILMAAMAY NIN FAQRIGA DAAQAD LAGA TUSAY

“Raashinka macaawimada ah baa loo lacageeyaa oo dib (Hargeysa) loogu diraa” – Gaashaanle Sare Indhayare oo sheegtay inuu samaystay Ciidan ka difaaca Xero Warsangeli Ururka Alshabaab. DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
AWRBOOGAYS OO GOODIN IYO QAYLO DHAAN ISU DHEX DHIGTAY SOMALILAND: “SOMALILAND BAAD TIHIIN BAA LA LEEYAHAY…COD BAA NALAGA RABAA…QAAR BAA MAALIN DHOW IMAN…WAXAY NAGA HELAYAAN MA JIRTO”

“Waxaanu rabney maadaama aanu heshiiskaa [Awrboogays] galnay wiixii abaaraha iyo wixii hayáduhu keenaanba inanu helno”- Odayaal u hadlay degaanka Awrboogays.  Waxaa booqday Weriye Cabdiraxmaan Maxamed Ilsan. DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
HALIS, DAAWO – LAASCAANOOD:  GABADH AFAR JIR AH OO LAGU DHEX DILEY, WAALIDKEEDII OO SI TIIRAANYO LEH UGA WARAMAY

Waxay gurigoodii ka baxday xalay, waxaana la helay isla xalay iyadoo si naxariis darro ah loo diley. HALKAN HOOSE KA DAAWO.

Continue reading …
DAAWO, DAB KA KACAY DEKEDDA BERBERA MAR LABAAD

Wararka ka imanaya magaalo xeebeedda Berbera ayaa sheegaya inuu maanta adb lixaad leh ka kacay barxadaha la dhigo Konteynarada ee Dekedda.  Waa markii labaad ee uu dab qabsado dekedda muddii gaabnayd ee ay kooxda Carbeed la wareegtey Maamulka Dekedda. Konteenarada gubanaya ayaa la tilmaamayinayku jiraan Kimikooyin sun ah Waxaana dadweynaha looga digey degaanada baaxadda leh […]

Continue reading …
BAL DAAWO CUNSURIGII FAYSAL WARAABE OO REER LAASCAANOO KA CADHOODAY IYO QAABKA UU U HADLAY

“(VOA) Ciyaal Laascaanood jooga bay waraysanaysaa… (oo  yidhi) Soomaali waa mid, Madaxweynahayagu waa Farmaajo…waa in dalka laga saaraa” – Faysal Waraabe.

Continue reading …
DAAWO, WASIIRKA WARFAAFINTA SOMALILAND OO KU HANJABAY INAY BBC IYO VOA DALKA KA SAARI DOONAAN

Sidee ayay Somaliland u kala tixgelisaa maalmaha 26 June iyo 18 May.  Daawo Wasiir Cadaaniga Somaliland oo ka hadlay.

Continue reading …
DAAWO MAAMUUSKA, HARGEYSA OO AAN LGA DAREEMIN, XAMAR OO LOOGA DABAALDEGEY

Maalintii ugu horeysey ee Calan Soomaaliyeed ciidda laga taago, 26 June, oo Caasimadda Federaalka si weyn looga soo dhowqeeyey.  Farmaajo oo ubax dhigay TaaladaDhagax Tuur.  DAAWASHO WACAN.  

Continue reading …
PROF. CABDIWELI OO MAAMUL LA DERIS AH KU EEDEEYEY INAY SHABAAB TAAGEERAAN SI AY “WAQTI KU IIBSADAAN”

“Kuwa hadda miciin biday [Alshabaab] ama raba inay annaga nagu dhibaan weeyaan kuwa ya dhibtu ku dambayn doonto” – Madaxweynaha Dawladda Puntland, Mudane Cabdiweli M. C. Gaas.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …

CIID MUBAARAK

No Comment
CIID MUBAARAK

كل ساعة كل يوم كل أسبوع كل شهر كل عام وأنتم بألف خير

Continue reading …
FAYSAL WARAABE OO KU DHAWAAQAY IN CUNAQABATAYN LAGU SOO ROGO ETHIOPIA

Wuxuu Xukuumadda iyo Shacabka ka codsaday in la xidho xuduudda Ethiopia, lagana cunaqabteeyo dhinacyada dhaqaalaha iyo isu socodka.

Continue reading …
MAKKA: SUCUUDIGA OO SHEEGTAY INUU KA HOR TEGEY WEERAR ISQARXIN AH

Dowlada Sacuudiga ayaa sheegtay in ciidamada amaanka gaar ahaan kuwa loogu tala galay kahar taga argagaxisada ay fashiliyeen weerar kooxo argagaxiso ah qorsheeyeen in ay ka geestaan magaalada Barakeesan ee Makka.War kasoo baxay Wasaarada Arimaha gudaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu sheegay in ciidamada amaanka fashiliyeen Weerar kooxo argagaxiso ah doonayeen in ay ku qaadeen Masjidka […]

Continue reading …
MULKIILAHA SHIRKADDA FACEBOOK OO AFUR KALA QAYB GALAY SOOMAALIDA MINNESOTA

Maalqabeenka iska leh shirkada ama aalada bulshada kuwada xariiro ee Facebooka Mr.Mark Zuckerberg ayaa casho afur ah waxa uu kala qeyb galay qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareeykanka . Cashada Afurka ah ee Mr.Mark Zuckerberg uu kala qeyb galay Soomaalida ayaa waxa ay ka dhacday xero qaxooti oo ku taal […]

Continue reading …
CUNSURIGII FAYSAL WARAABE OO U HANJABAY REER BUUHOODLE, MAJEERTEEN IYO ETHIOPIA

Wuxuu banka soo dhigay Barnaamij dagaal lagaga abuurayo buuhoodle xilli Somaliland u diyaargaroobeyso doorashooyin.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
Page 1 of 8123Next ›Last »