Home » 2017 » July
MUHIIM, DAAWO – INDHASHEEL IYO CAGALULE OO BUUHOODLE SOO GALAY, WARKII XAMAR OO AY DUUDUUB KU SHEEGEEN

MUHIIM, DAAWO – INDHASHEEL IYO CAGALULE OO BUUHOODLE SOO GALAY, WARKII XAMAR OO AY DUUDUUB KU SHEEGEEN

“Shirar badan baanu qaban doonaa oo ku waajahan midayn iyo xorayn” – Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Khaatumo, Cagalule. DAAWASHO WACAN.

HALIS, DAAWO – FAYSAL CALI WARAABE OO TAAGEERAY KINIISADAHA HARGEYSA: “QOF WALIBA XAQ BUU U LEEYAHAY DIINTIISA INUU ILAASHADO MEESHII [KINIISADDII] DIB BAY U DHISEEN”

Siyaasiyiinta Baasaboorada qalaad sita oo u ololaynaya kiniisadaha Hargeysa.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
FAYSAL CALI WARAABE OO LAGA DAREERAY, DHAMMAAN MADAXDIISII GOBOLKA SAAXIL OO MAR QUDHA ISCASISHEY

“Xisbigii aanu ka tirsanayn ee UCID wuxuu noqday shaadh jeexjeexmay oo dhaxantii celin waayey” – DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
DAAWO, DADWEYNAHA BUUHOODLE OO CALI KHALIIF LA HADLAY:  “CALI KHALIIFOOW MAALINTII LAGU DOORTAY AYAA LA YIDHI KHAATUMO IYO KHIYAANAA KALA JIRA, WAAN AAMINI WAAYEY”

“Cali Khaliifoow waad na shirqooshay oo waad na khayaamaysay” – Dadweynihii taageeri jirey ee Buuhoodle oo quus iska taagay Cali Khaliif.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
XUSKA XASUUQII KALSHAALE

“Inaynu u sheegno aduunweynaha inaynaa ka hadhin dadkii xasuuqaas geystey ee aynu Maxkamad Caalami ah la tiigsanayno” – Axmed Doolaal, Wasiir hore oo ka tirsanaa Khaatumo.

Continue reading …
SHEEKHA BOORAME OO SI WEYN UGA QAYLIYEY KINIISADII HARGEYSA, DGNIINA DIRAY

“Waxaan la hadlayaa culimada Hargeysa iyo Xukuumadda  Hargeysa joogta” – Sheekh Daheeye oo ka dayriyey mustaqbalka madow ee ay caqiiqadada dhalinyartu la kulmi doonaan haddii aan Kiniisadda la baabi’in. DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
BEELO REER SANAAG AH OO SALUUGEY QOONADADII AY KA HELEEN SHAQAALAHA DIIWAANGELINTA, TAAYIRRO AY SUUQYADA CEERIGAABO KU SHITEEN

“Gobolka Sanaag waa la wada degaa, markaa waxaad moodaa in aanan Saamigii aanu ku lahayn Komishanka ka helin”- Dhalinyaradii Mudaharaadka Ceerigaabo ka samaysay oo saxaafadda la hadlay.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
KINIISADDII HARGEYSA LAGA FURAY OO DOOD CULUS KEENTAY, DADWEYNE ISKU KHILAAFAY

Dad aad u badan  oo ka xumaaday, qayb u nuglaatay, dood halis oo ka qaraxday. DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
XUKUUMADDA SOMALILAND OO KA BADHEEDHAY KINIISADDII HARGEYSA: “DISTOORKA SOMALILAND MA DIIDAYO INAY DADKA AHLU KITAABKA AH DALKA KU CIBAADEYSTAAN”

“Waxaan caddaynayaa inaanay jirin Kiniisad cusub oo Hargeysa laga dhisay” – Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland,  Sheekh Khaliil oo maanta ka hadlay warkii ay shirka Hargeysa  ka sheegtay mutadawacaddii Kaatooligga ahayd ee ku saabsanaa furitaanka kiniisadaha Somaliland.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
YAABKAN DAAWO, LAASCAANOOD: DUGSI HOY [BOARDING] AH OO LA SHEEGAY INUU DEGMADA KA JIRO OO LA DAAHFURAY, DADWEYNIHII OO GARAN WAAYEY

“Kolley aniga waa igu cusubtahayoo, waan fahmi waayey…Waar Boarding-kaasu muxuu ahaa?!!!” – Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo goobta ka hadlay. DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
DAAWO, FAYSAL WARAABE OO CAY KALA DAALAY QORSHIHII CUSBAA EE XUKUUMADDA, SIILAANYO OO LA YAABAN

“Waxaa muuqata in ‘5 Year Plan’kii hore wuu saaqiday…[Qorshahan] ma hir gelin kartaan…Annagu 68dan [Wasaaradood ee Siilanyo] 13 baanu ka soo dhigi doonaa…” –  Faysal Waraabe oo indhaha oo taagtaagan hadalo maagis u badan la soo gole yimi.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
DIYAARADII LUFTHANSA EE XAMAR LOO SOO AFDUUBAY OO MATXAF LAGU SOO BANDHIGAYO

Sida ay shaaciyeen saraakiil ka tirsan madxafka Dornier ee koonfurta dalka Jarmalka, waxaa la qorsheyanaa in madxafkaasi la geeyo haraadiga diyaaradii Lufthansa ee nooceedu ahaa Boeing 737 ee 40 sano ka hor laga soo furtey magaalada Muqdisho kadib markii ay afduubteen kooxo Falastiiniyiin ah. Diyaaradan ayaa waxa ay tiiley garoonka Fortaleza ee dalka Brazil, waxaana […]

Continue reading …
DAAWO, SHALAY SOMALILAND MAANTANA PUNTLAND – DEKEDII BOOSAASO OO CARAB LOO ANSIXIYEY

In ka badan laba meelood marka saddex meelood loo qaybiyo Baarlamaanka Puntland  ayaa cod gacan taag ah ku aqbalay heshiis Shirkadda DP World ee Imaaraadka laga leeyahay ay kula wareegeyso Dekeda Bosaso. Sidoo kale waxaa cod loo qaaday Shirkadda CCECC oo iyana dhisaysa wadadda Eyl iyo Garoonka Gaalkacto. Xildhibaanada ayaa ka dooday heshiisyadaas waxayna su’aalo […]

Continue reading …
BAANKA DHEXE EE FEDERAALKA OO SHEEGAY IN LACAG CUSUB OO SOOMAALI AH LA SOO DAABACAYO

“In la soo daabaco lacag cusub oo aan la been abuuri karin….” – Bashiir Ciise, Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Soomaaliya.

Continue reading …
DAAWO – KOOXDII CALI KHALIIF OO SOO BANDHIGTAY CIIDAN INTIISA BADAN AANU HUB SIDAN, SHEEGATAYNA INAY XIDHXIDHAYSO ISIMADA SSC EE SHIRKA BUUHOODLE

“Haddii dhulka la kala sheegto…Buuhoodle annagaa leh, anaagaa ah, annagaa deggan” – Nin ka tirsan Kooxda Cali Khaliif oo soo urursaday askar uu ku sheegay Somaliland iyo Khaatumo.

Continue reading …
HALIS, GUURTIDA BEESHA CIISE OO QAYLODHAAN U DIRSATAY JABUUTI: “WAA DAWLAD ISAAQ WAXA MEESHA KA JIRAA…NABADDII WAY CUNTAMI WEYDEY, WAXAY KU DAMBAYSO HA LA SUGO”

“Cadaadinta, dagaalka goosgooska ah ee nagu socda, ciidamada nala dul dhigay ee qabiilka ah…madluum baanu ka nahay, haddaan nala qaadinna…” – Waxgaradka Ciise ee Lughaya oo digniin culus u diray Somaliland, baaqna hawada u mariyey Beesha Ciise iyo Madaxweynaha Jabuuti.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
ETHIOPIA OO U DABAALDEGTEY SAGAAL MARKAB OO CUSUB, DEKEDEHEE LOOGU TALO GALAY INAY FADHIISIN KA DHIGTAAN?

Dawladda Itoobiya ayaa xadhigga ka jartay oo soo iibsatay Maraakiib waa weyn oo cusub kuwaas oo lagu soo bandhigay Dekada caalamiga ah ee dalka Jabuuti .Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa is weydiinaya halka la geeyn doono Maraakiibtaan cusub maadaama la wada ogyahay in dalka Itoobiya aanu lehayn bad ama wax xeeb ah. Dhowaan ayaa lagu […]

Continue reading …
CUQAASHA IYO WAXGARADKA ADHICADEEYE OO XUKUUMADDA KU EEDEEYEY DARXUMADA BARAKACAYAASHA,SABABTII IYO DHIBAATADII QARAXANA TUNKA U SAARAY

Waxay cadeeyeen in goobihii ay degaanaayeen si khasab ah looga soo raray, goobtan lagu soo ururiyeyna “sidii qashinka loo dhigay, loogagana dhaqaaqay”. HALKAN KA DAAWO.

Continue reading …
BEESHA CIISE OO KA CADHOOTAY HADALKII ABGAALOW KAGA DHAWAAQAY BOORAMA

Qurba jooga beesha Ciise ayaa ka hadlay hadal ka soo yeedhay wasiirkii hore ee boosaha iyo isgaadhsiinta soomaaliland Maxamed Jaamac Abgaalow kaas oo ka hadlay arimo la xidhiidha siyaasada beeshaasi ee xukuumada Somaliland . Afhayeenka Qurba jooga beesha Ciise,  Deeqa Cali Buux, ayaa Hadhwanaagnews soo gaadhsiisay war murtiyeed ay haldoorka beeshaasi ka soo saareen wadanka […]

Continue reading …
SIILAANYO OO MAGACAABAY WASIIRO CUSUB

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4933/072017 ku magacaabay laba wasiiru-dawle. Waxayna u qornayd sidan: MADAXWEYNUHU: Markuu Arkay:                    Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey:            Ahmiyadda weyn ee Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka; Markuu Arkay:                    In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Wasiiru-Dawlayaasha Wasaaraddaha Kalluumaysiga & […]

Continue reading …
Page 1 of 8123Next ›Last »