Home » 2017 » August
MUHIIM, AKHRISO WAREEGTADII MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND EE SIDA KHALDAN LOO FAAFIYEY

MUHIIM, AKHRISO WAREEGTADII MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND EE SIDA KHALDAN LOO FAAFIYEY

Wareegtadii Mudane Seylici u kala diraya Wasaaradaha dalka oo la soo bandhogay kadib markii  Goobo ka tirsan warbaahinta iyo shakhsiyaad leh dano siyaasadeed ay ka been abuurteen iyagoo sheegay inay Wareegtadaasi ku ladhnaayeen amarro saxeexa lagaga joojinayo labaataneeyo ka mid ah Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Somaliland.  Halkan hoose ka akhriso Waregtadii oo dhammaystiran.

QORAAL, DOORASHADA MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO LA MUDEEYEY

Cosoble oo afku juuqda gabay iyo Guddiga doorashada Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Hirshabelle oo ku dhawaaqay qabashada araajida Murashixiinta Madaxweynaha iyo, weliba, maalinta ay dhacayso doorashada Madaxweynaha Maamulkaas.  

Continue reading …
DAAWO, LAASCAANOOD WAA BESTEED: DADWEYNIHII OO LAGA DIIDEY LACAGIHII AY HAYSTEEN, CARUURIHII OO SEEGAY DHARKII CIIDDA

Lacagtii Shilinka Soomaaliga ee laga diidey suuqyada ganacsiga ee Laascaanood oo raad xun ku yeeshay farxaddii Ciidda lagu qaabili lahaa.  HALKAN KA DAAWO.

Continue reading …
JUBBALAND: MIIDOOW OO LA XASILINAYO

Ciidamada Maamulka Jubaland ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo xooggan ka wada deegaanka Miidow ee Gobolka Jubbadda Hoose. Deegaanka Miidow, ayaa shalay waxaa la wareegay ciidamada Jubaland kaddib markii Al Shabaab ay isaga bexeen. Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa ku sugan daafaha deegaanka, waxaana dadka ku nool deegaanka ay sheegayaan in mar kasta la filan karo dagaal. […]

Continue reading …
KOOXDII CALI KHALIIF OO INTA HARGEYSA DHEX FADHIISATAY SOMALILAND CAY KU HURGUFTEY: “UMA ARAGNO AMNI DARRADA KA JIRTA GOBOLKA INAY MAAMULKA SOMALILAND DAACAD KA YIHIIN”

“Ciidanka ugu faraha badan ee Somaliland waxay joogaan Sool, sidii ay cabudhinta ugu geeyeen ayayna weli u joogaan”  – Xubin ka tirsan wefdiga Kooxda Cali Khaliif ee Maamulka Khaatumo.

Continue reading …
DAAWO MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO AMARRO CUSUB SOO HURGUFEY, MADAX SAXEEXII LAGA HAKIYEY

Mudane Seylici oo goáano is dabajoog ah ku muujiyey inuu yahay Ku simaha Madaxweynaha, Siilaanyo oo weli caafimaad u jooga Imaaraadka.  HALKAN KA DAAWO.

Continue reading …
DALXIISKA FARMAAJO EE XEEBTA LIIDO, DADWEYNAHA OO SOO DHOWEEYEY

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta booqday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho halkaasoo uu kula damaashaaday dadweyne ku sugnaa. Farmaajo oo ay hareero socdeen masuuliyiin ka tirsan dowlada iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada ayaa socod ku maray xeebta Liido isagoo Maqaayad halkaas ku taalla ka qaxweeyey, shacab fadhiyeyna la sheekeystay. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa […]

Continue reading …
MUSHARIXII BAARLAMAANKA EE BEESHA CIISE OO SHEEGTAY IN LAGA TASHADAY SAAMIGOODII: “SAAMI BAANU U LAHAYN [KURSIGAASI]”

Beesha Ciise oo saami ahaan hore u lahayd hal kursi oo ka mid ah Shirhudoonka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa saaxadda iska weydey.  DAAWO CATAWGA XILDHIBAANKII KU GUULDARAYSTAY SOO CELINTA KURSIGII CIISAHA.

Continue reading …
DAWLADDA FEDERAALKA OO QALABKII MAAMULISTA HAWADA KA GUDOONTEY HAY’ADDA ECAO

Dowlada Soomaaliya ayaa lagu wareejiyay qalab muhiim ah oo loogu tala galay in lagu maamulo hawada Soomaaliya, waxaana qalabkan Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka Dowlada Soomaaliya ku wareejisay Hay’ada ECAO. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka Cabdi raxmaan Kulmiye Xirsi “Cabdiraxmaan Dheere” ayaa sheegay in Wasaaradiisa maanta saraakiil ka socotay Hay’ada ECAO kala wareegay […]

Continue reading …
BADHASAABKII AWDAL OO DEGDEG SHAQADA LOOGA JOOJIYEY

Mustafe Shiine oo beryahanba la sugayey inuu ku biiro Xisbiga WADDANI, xukuumadda oo ka baqday inuu waxyeelo sumcadeeda u geysto intaanu shandadda ka xidhxidhan. Go’aanka Madaxweyne Ku Xigeenka ee xilka lagaga qaaday hoos ka akhriso.    

Continue reading …
MUHIIM, MAAMULKA HAWADA SARE EE SOOMAALIDA OO MARKII UGU HOREYSEY KU SOO NOQONAYA GACANTA FEDERAALKA

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Max’ed C/llaahi Salaad ayaa ku faahfaahin ka bixiyey qorshaha ku aadan waqtiga rasmiga ah ee Dowladda Soomaaliya lagu wareejinayo Maamulka Hawada dalka. “Hawada Soomaaliya markii ugu horeysay 27 sano waxaa laga maamuli doonaa magaalada Muqdisho, hadda waxaan u baahanahay, in aanu helno shaqaale tababar fiican leh, markii […]

Continue reading …
DAAWO, SOMALILAND IYO GARABKA CALI KHALIIF OO SOO SAARAY GO’AAMO LAGU DIIDEY SHIRKA BUUHOODLE, LAGUNA CAMBAAREEYEY XUKUUMADDA FARMAAJO

“In Somaliland manaba aanay aqbali doonin in meel ka mid ah lagu qabto shir lagu kala qaybinayo dalka iyo dadka Somaliland….” – Sacad Cali Shire, Wasiirka Wasaaradda A. Gudaha Somaliland oo akhriyey 10 qodob oo u badan aflagaadooyinkii Somaliland u jeedin jirtey Maamulak Farmaajo iyo Puntland laakiin ku sheegay Heshiis ay wada gaadheen Somaliland iyo Garabka […]

Continue reading …
GARABKII CALI KHALIIF EE KHAATUMO OO HARGEYSA KAGA DHAWAAQAY IN JIRITAANKII KHAATUMO DHAMAADAY: “KHAATUMO CALAN LEH OO DAWLAD GAARA AH HALKAN LAGUMA HAYO”

Go’aan lagu burinayo sii jirataanka magaca Khaatumo oo la isla qaatay, Guddi sideed [8] qof ah oo la magacaabay iyo arimo kale. KA DHEGEYSO AFHAYEENKA GARABKA CALI KHALIIF EE MAAMULKII KHAATUMO.

Continue reading …
RA’IISALWASAARE KHAYRE OO GOLIHIISII KA SHAKIYEY, WASIIRADII OO LAGU AMRAY INAANAY SAXAAFADDA SI XOR AH ULA HADLI KARIN

Xukuumadda Somaliya, ayaa markii ugu horeysay awaamiir culus oo ka dhan ah warbaahinta ku soo rogtay Golaha Wasiirada, ka dib weerarkii maalintii Jimcaha ka dhacay Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose. Wasiirada Warfaafinta iyo Gaashaandhigga, ayaa dhaleeceen xoogan kala kulmay qaybaha bulshada, ka dib markii ay weerarkaasi ku sheegeen mid lagu bartilmaameydsaday xubno ka tirsan […]

Continue reading …
MURASHAXII XISBIGA KULMIYE OO KU GUULEYSTEY JAGADII KUXIGEENKA KOOWAAD EE GOLAHA WAKIILADA

Mudane Axmed Sheekh Cali Ayaanle oo helay 50 Cod halka uu murashixii Xisbiga WADDANI, Hufane, ku hadhay 16 Cod. Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, fadhigii golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku doortay xildhibaan Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha, iyadoo laba xildhibaan oo kale kula tartameen jagadaasi. Fadhiga oo […]

Continue reading …
YAAB, MAAREEYAHA MADAARKA HARGEYSA OO  WASIIR CALI MAREEXAAN CAY KU HURGUFEY: “CALI ARRINTAASI MA KA AQOON DARRAA?, MA KA BADHEEDH BAA?, MA KA JAAHILNIMAA?”

“Waa markii labaad ee uu  [Cali Mareexaan] shaqadii Wasaarad aanu lahayn farageliyo” –  Maxamed Yuusuf Ismaaciil, Maareeyaha Madaarka Hargeysa oo si adag ula hadlay Wasiir ka mid ah Wasiirada ugu tunka weyn Xukuumadda Siilaanyo.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
FARMAAJO IYO KHAYRE OO LA KULMAY  MIDAWGA YURUB SARKAALKA U QAABILSAN BARIGA AFRIKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta la kulmay danjiraha midowga Yurub u qaabilsan Barigga Africa, Alexandar Rondos iyo wafdi uu hoggaaminayo, waxayna ka wada hadleen howlaha ay midowga Yurub ka wadaan Soomaaliya iyo sidii loo dar-dargalin lahaa. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay in uu […]

Continue reading …
DAAWO, SAWIRRO: SALDHIGGA MILATERI EE TURKIGA

Waxaa lagu jiraa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee lagu hawlgelin lahaa saldhigga ciidan ee Turkigu uu ka dhisay Muqdisho, kaasoo noqonaya midkii ugu weynaa ee uu Turkigu ka hir-geliyo meel dibadda ka ah dalkiisa. Saldhigan millateri ayaa waa ku sugnaa gaadiidka gaashaaman ee ciidamada Turkigu adeegsadaan, waxaana amaanka xarada sugayay ciidammo Turki ah oo dhawaan la […]

Continue reading …
DEGDEG, DAAWO VIDEO/SAWIRRO: KHILAAFKII GOLAHA WAKIILADA OO GUDOOMIYE CIRRO XALLIYEY, BAASHE IYO TALYANLE OO GACANTA LA ISU SAARAY

Sida ay noo xaqiijiyeen goobjoogayaal ka qayb galay shirkii lagu soo gunaanaday khilaafkii ka dhex oognaa Golaha wakiilada Somaliland, waxaa maanta kulan gaar ah ku xalliyey khilaafkaasi Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Muadane Cabdiraxmaan Cirro, horena u ahaan jirey Gudoomiyihii Golaha Wakiilada intaan loo dooran Mudane Baashe. Shirkan oo ay goobjoog ahaayeen Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamed […]

Continue reading …
HALIS, BURCO – DADWEYNE HUB ISU GURTAY: “HADDA WIXII KA DAMBEEYA WAANU LAYNAYNAA”

“Waxba way qaban weydey [Dawladdu] , iminka inay nagu soo cararto oo tidhaahdo waxbaanu qabanaynaa ka yeeli mayno…Ciidanku [dadka hubaysan] meeshay joogayaan”  – Odayga horjoogaha u ah ragga hubaysan ee weeraray xaafad ka mid ah Burco.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
Page 1 of 6123Next ›Last »