Home » 2017 » November
YAAB, LAASCAANOOD:  JABUUTAAWI OO INTUU DHARKII CUMRADA GASHADAY HANJABAAD IYO CAGAJUGLEYN SHACABKA LAASCAANOOD U MIISAY

YAAB, LAASCAANOOD: JABUUTAAWI OO INTUU DHARKII CUMRADA GASHADAY HANJABAAD IYO CAGAJUGLEYN SHACABKA LAASCAANOOD U MIISAY

“Waar dad qabyaaladi daashatay baad tihiin, waar dad xumaanta iyo wanaagga aan kala garanayn baad tihiin…Maxaad igu eedeyneysaan, maxaad igu canaanaysaan…$0.3 baan [laydhkii] idiinka dhigoo $0.3gii baa la idinka waayey, qof walba marka loo tago ee la yidhaa waar lacagta keen buu yidhaahdaa LESCO baan gashanayaa…Waanu isu tagnay, waanu idiin midowney laydhkuna intaa wuu idinkaga […]

YAAB, DAAWO: GURIGII KELIYA EE UU CABDULAAHI YUUSUF MUQDISHO KU LAHAA OO LAGA FARA MAROOJIYEY

Sidee Soomaali wax ku wada yeelanaysaa, Madaxweynihii hore ee aan u dhalan degaanka Xamar oo hantidiisii shakhsiga ahayd loo tashaday.  BAL DHEGEYSO XAAD.

Continue reading …
MUHIIM, DAAWO: MEEQAAMKA LA SHEEGSHEEGAA WAA KANAA

Madaxweyne Farmaajo iyo sida loogu soo dhoweeyey Caleemasaarkii Madaxweyne UHURU.  HALKAN KA DAAWO.

Continue reading …
AKHRISO: LIXDAN WASIIR OO LAGU DHAWAAQAY, XUKUUMADDII HIRSHABEELLE OO LA SOO SAARAY

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow magaalada Jowhar kaga dhawaaqay golaha wasiirada cusub ee maamulkiisa. Wasiirada la magacaabay ayaa ka kooban 47 wasiiir oo u qeybsan 20 wasiir, 20 wasiir ku-xigeen iyo 7 wasiiri dowle. Xubnaha la magacaabay ayaa isugu jira kuwo cusub iyo qaar ka mid ahaa golihii wasiirada maamulkii […]

Continue reading …
DAAWO, QADAR OO $200 MILYAN MASHAARIIC AH UGU DEEQDAY FEDERAALKA

Dawladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday Heshiis Horumarineed oo ku kacaya labo boqol oo malyan oo dollar. Heshiiska labada Dowladood kala saxiixdeen ayaa ah kuwa lagu fulinayo mashaariic horumarineed oo laga fulinayo Soomaaliya, waxaana mashaariicdaasi maal galineysa Dowlada Qadar. Dowlada Soomaaliya ayaa si weyn uga mahad celisay Dowlada Qadar Mashaariicda Horumarineed […]

Continue reading …
DAAWO, HARGEYSA: SARKAAL SHEEGAY IN LA JOOJIYEY XISAABIHII DAWLADDA

Amarro kala duwan oo laga soo saaray hantida dawladda muddada kala guurka.  HALKAN KA DAAWO.

Continue reading …
SOOMAALIDA IYO OROMADA OO MAR KALE IS FARA SAARAY

In ka badan 20 ruux ayaa ku dhintay isku-dhacyo dib soo cusboonayd u dhexeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee dalka Ethiopia todobaadkii tegay,sida ay sheegtay dowladda Ethiopia. Af-hayeenka Ethiopia Negeri Lenco ayaa sheegay in 98 qof lagu xiray gobolka Oromia, 5 kalena gobolka Soomaalida. Muranka xuduudaha ee mudada dheer iyo joogitaanka militariga ee ku sii […]

Continue reading …
HALIS, CEERIGAABO: TAAGEERAYAASHII WADDANI OO ICLAAMIYEY INAAN LALA SHAQAYN MUUSE BIIXI, SHIR BEELEEDNA KU CASUMAY SANAAG

Gobolka sanaag oo lagu qabanayo shir loogu baaqay beelaha Somaliland,  mucaaradkii doorashada lagaga adkaaday oo galka seefta ka saaray.

Continue reading …
MUHIIM, DAAWO SANAAG – PUNTLAND OO KOR U QAADAY MASHAARIICDA HORUMARINEED EE GOBOLKA SANAAG: SHALAY DAMALA XAGARRE, MAANTANA BALLI BUSLE

Hay,adda ARC iyo Wasaarada Degaanka iyo duurjoogta Puntland ayaa Magalada Bali-busle ka dhagax dhigay biyo Xireen Qaadaya 45,000 (Afartan & Shan kun) oo foosto kaas oo laga bilaabay shalay gelinkii dame duleedka Magaalada Balibusle Ee Gobolka Hayland. Dhagaxdhigii Mashruucan waxaa ka soo qaybgalay Xubno kala ah Isuduwaha Wasaarada Degaanka iyo duur joogta, Badhasaabka Gobolka Hayland, Maayarka Degaanka Balibusle Ee […]

Continue reading …
YAAB, DAAWO: ASKAR LAGU DILEY BADHTAMAHA MUQDISHO – YAA DILEY?!

Ciidamo la sheegay in ay katirsanaayeen Nabad Sugida ayaa goordhaw rasaas khasaaro geesatay ku furay ciidamo katirsan Xasilinta Caasimada oo hawlgalo baadhitaano ah ka waday Isgoyska Sanca. Sida aan Wararka ku helnay Ciidamada rasaasta furay oo katirsanaa Nabad sugida ayaa ka amar qaadan jiray Sarkaal katirsanaa Nabad sugida oo dhawaan ku geeriyooday weerarkii lagu qaaday […]

Continue reading …
DAMALA XAGARRE, CEERIGAABO: AGAASIMAHA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA PUNTLAND OO U DHAGAX DHIGAY SALDHIG BOOLIS

Agaasimaha Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Abdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo oo hawlo shaqo u jooga gobolka Sanaag ayaa maanta gelinkii danbe 23 Nov 2017 ka dhagax dhigay magaalada Damala-xagare Saldhig Boolis kaas oo noqonaya saldhiggii labaad ee uu Agaaasimuhu isla maanta ka dhagax dhigo […]

Continue reading …
RAYAALE MUXUU KA YIDHI MUUSE BIIX?

Madaxweynihii hore ee Somaliland oo ka hadlay doorashada Madaxweyne Biixi.  HALKAN KA DAAWO.

Continue reading …
RAÍISALWASAARAHA ETHIOPIA IYO MADAXWEYNE GAAS OO ADDIS KU KULMAY, MAXAY KA WADA HADLEEN?

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga dalka Ehiopia ayaa waxa uu maanta gelinkii danbe 21 Nov 2017 kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Mr. Haile-Mariam Desaglen.  Kulanka uu Madaxweynaha Puntland la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia ayaa waxaa ku wehelinayey Madaxweynaha masuuliyiin ka tirsan goleyaasha […]

Continue reading …
DEGDEG, DAAWO MURASHAX CIRRO OO TANAASULAY: “UMAAN TANAASULIN MUUSE BIIXI, WAXAAN U TANAASULEY NABADDA…”

Murashaxii Xisbiga WADDANI ee lagaga guuleystey doorashada Somaliland oo sheegay inuu tanaasuley, balse tilmaamay in musuqmaasuq ka dhacay doorashadii.  HALKANI KA DAAWO.

Continue reading …
DAAWO, TAALADA SHUHADADA IMAARAADKA IYO FARMAAJO

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo” oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Taallada loo dhisay in lagu xasuusto Shuhadada Ciidamada Imaaraadka ee loo yaqaano Waaxatu Karaama. Madaxweynaha ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliyay Sheekh Khalifa Bin Dhahnuun bin Mahamed Alnahyan oo ah Agaasimaha arrimaha Qoysaska Shuhadada ee diiwaanka dhaxal sugaha Imaaraadka Carabta, […]

Continue reading …
WAR DEGDEG AH: MURASHAX CIRRO OO AQBALAY NATIIJADII DOORASHADA

War hadda ka soo baxay Xisbiga WADDANI ayaa tilmaamaya in Murashax CIRRO ku dhawaaqay inuu aqbalay Natiijada Doorashada.  Waxaa saacadaha soo socda la sugayaa in Xisbiga WADDANI aragtidiisa ka sheego dhanka saxaafadda. WARKAAS OO FAAHFAAHSAN DHOWAAN FILO.

Continue reading …
DAAWO, GEBILEY OO DAMAASHAAD WEYN U SAMAYSAY MUUSE BIIXI: “WAXAAD TAHAY MUJAAHID, WAXAAD TAHAY GEESI”

“Gobolka Cagaaran waxa ka dhacaya waad arkaysaan” – HALKAN KA DAAWO FARXADDA AAN LA SOO KOOBI KARIN EE REER GEBILEY.

Continue reading …
DEGDEG, MUUSE BIIXI OO SI ODAYNIMO IYO ISU SOO DHOWEYN AH U HADLAY: “MAANTA WAA MAALIN WEYN”

Wuxuu uu si weyn ugu mahadnaqay Ciidamada ciidamada nabadgelyada, Komishanka Doorashooyinka, labada xisbi, shacabka  iyo hayádo kale .  HALKAN KA DAAWO.

Continue reading …
DAAWO, REER LAASCAANOOD OO UGU HOREEYEY HAMBALYADA MADAXWEYNE MUUSE

Waxay u soo direen bogaadin, waxayse ka codsadeen cadaalad inuu dalka ku hogaamiyo.  DAAWASHO WACAN.

Continue reading …
DAAWO, CABDIWELI GAAS OO SI DIIRAN LOOGU QAABILAY MADAARKA ADDIS ABEBA

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey oo gaadhay magaalada Addis Abeba ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaaladaasi.  Safarka Madaxweynaha ayaa yimid kadib markuu casumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Mr. Hailemariam Desalegn.  Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Addis Ababa masuuliyiin ka […]

Continue reading …
Page 1 of 512345