BEELAHA CUMAR MAXAMUUD IYO BAHARARSAME OO HESHIISKII U XAFLADEEYEY

0
394

Wefdi ballaadhan oo uu hogaaminayey Islaanka Guud ee beelaha Cumar Maxamuud, beryahanna ku sugnaa SAAXDHEER ayaa lagu soo afmeeray kulan lagu sii adkaynayey heshiiskii nabadeed ee Beelaha Cumar Maxamuud iyo Bahararsame hore ugu dhex maray degaanka Meygaagle.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKA SAAXDHEER:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin