CADAMI OO FAAN BEEN AH IYO CAYDHNIMO KU DACAAYADEEYEY REER LAASCAANOOD IYO SULDAAN BEESHA ISAAQ AH OO U GOODIYEY

0
41

“WAAR DAWLADDA HADDAAD U DHEGO NUGLAAN WEYDAAN, OO SOMALILANDNIMADA LAABTA U SII DEYN WEYDAAN, WAXNA AAD KA DOONTAAN NIMANYOHOW IS QABAN MAYSO” – Suldaan Beesha Isaaq ka tirsan oo Reer Laascaanood kula baayactamay in Somalilandna magahooda bixiso iyaguna u dhega nuglaadaan.

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin