Home » Archives by category » Photo News
Dur-Durka Biyaha  Laascaanood Ayaa Gudhay Taasoo Saamayn aan Wanaag sanayn Ku Reebtay Dadka Beeralayda ah ee Deganaa Hareeraha Durdurka laascaanood, Iyo Ooda-Gooye

Dur-Durka Biyaha Laascaanood Ayaa Gudhay Taasoo Saamayn aan Wanaag sanayn Ku Reebtay Dadka Beeralayda ah ee Deganaa Hareeraha Durdurka laascaanood, Iyo Ooda-Gooye

In Kabadan ilaa 100 Beeralay ah Oo ka waraabsan jiray Beerahooda Toga Dur-durka Oo Kuyaal Koonfurta Magaalada Laascaanood Ayaa Beeralaydii Halkaasi Deganayd Waxaa Soo Food Saartay Xaalad Adag Oo Abaartu Sababtay 80 kamid ah Beeralaydii Ayaa Ka Huleelay markii ay u waayeen Beerahoodii Biyo ay ku waraabiyaan markii ay Dow-reen Ceelashii Kuyaal Dixda Dur-Durka laascaanood […]

Soolarka Ayaa Nolol ahaan Iyo Iska War-qaba Wax wayn ka Bedelay Nolosha Dadka Reer Miyiga ah Deegaano Ku Yaal Sool

Soolarka Oo ah Koronto Dhaliye ka Tamar Qaata Cadceedda  Dadku Waxay Dhibaato Ku Qabeen Helista Koronto    Ay ku Jaaj Garaystaan Moobilada Iyo Tooshanka La jaaj Gareejo, Cabdi  maxamuud   Cali Aflaawe ,Cabdi Soolar ,Waxaa uu Degan-yahay Magaaladda Adhicadeeye 32km Waqooyi ka Xigta laascaanood, Abdi Soolar Waxaa uu Saddex sano Ka Hor Deegaan-kaasi ka Bilaabay Adeegsiga Soolarka Oo aan Horay […]

Continue reading …
Waalidiin Reer laascaanood ah Oo Ka War-bixiyay Sidii Caruurtooda loogu laayay Yaman Sheegayna Arin Murugo Leh

17 Bishan March Ayay Ahay Markii 42 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah Lagu  dilay markii diyaarad nooca qumaatiga u kaca  Ahi weerartay Doon ay saarnaayeen xeebaha Dalka Yemen. Waalidiinta Dadkii Ku Dhintay Dhac-dadaasi Oo Reer laascaanood U Badnaa Ayaa La Hadlay War-baahin Waalidiintan Caruurtoodu ku Dhimatay Duqayntaasi Waxaa kamid ah Hooyo Sahra  Cismaan Canshuur Oo […]

Continue reading …
MASUULIYIIN HARGAYSA KA KICITAMAY OO IMAARADKA CARABTA JOOGA IYO GUDOOMIYAHA KULMIYE EE DALKA IMAARADKA OO QADO SHARAF U SAMEEYAY+SAWIRRO.

Dubai(Laascaanood)Masuuliyiin Uu Hor-kacaayo Maareeye ku xigeenka madarka magaalada hargaysa mudane Cabdilaahi yuusuf Axmed Ayaa Safar Hawlo Shaqo Ah U tegay wadanka imaaradka carabta masuuliyiintan ayaa markii ay gaadheen wadanka imaaradka carabta waxa halkaasi ku soo dhaweeyay gudoomiyaha xisbiga kulmiye Mudane Janaani Maxamed x axmed ee wadanka imaaradka carabta waxaana uu u sameeyay qado sharaf uu […]

Continue reading …
MAXAKAMADA GOBOLKA SOOL OO LAGU BURBIRIYEY KHAMRI TIRO BADAN

maxakamada gobolka sool taliyaha saldhiga dhexe iyo xer ilaaliyaha gobolka sayaa maanta maxaka mada horteeda ku jajabiyey khamri tiro badan kaas oo dayaaqadii bishii ramadaan ee isoo dhaaftay ciidamada milatariga ee aaaga koon fureed ee dhumay ay ku qabteen. maan dooriyahan ayaa loosoo gudbiyey maxakada gobolka sool halkaas oo uu kasocday xukunkiisu gabab gabadiina lagu […]

Continue reading …
Continue reading …
LAASCAANOOD DAAWO: Cisbitaalka Laascaanood Oo Qolol Cusub Lagu Kordhiyay

maamulka caafimaadka gobolka sool ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka magaalada laascaanood dhismahan oo ah bangiga dhiiga ama kaydka dhiiga, waxaana dhismahaasi xadhiga ka jray dr. bile maxamuud cali.   sidoo kale waxaa munaasibada xadhig jarkaasi ka hadlay masuuliyiinta iyo hawlwadeenada dhismahaasi dhisay Ee SRO iyagoo sheegay inay markasta […]

Continue reading …

Jaaliyada beesha khaalid habarwaa ayaa kabilowday iskuulka magaalada sooljoogto mashruuc isugu jira qodal iyo dhisme barkad biyood taasi oo ay baahi wayn uqabeen ardayda iyo macalimiinta iskuulka deegaanka Sooljoogto oo hoosyimaada magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn Daahfurka mashruuucan ayaa waxa agoob jog kahaa gudoomiyaha magaalada sooljoogto maxamed saciid aw cabdi maamulaha iskuulka sool joogto  iyo […]

Continue reading …
DAAWO (Sawirro) – LAASCAANOOD:  MU’ASASADDA ALSAXAABAH OO RAASHIN DEEQ KUWEYT LAGA HELAY U QAYBISAY BARAKACAYAAL

Dawladda Kuwait ayaa deeq raashin ah oo loogu talagalay barakacayaasha abaaraha ku dhuftay degaano ka tirsan Gobolka Sool maanta gaadhsiisay 250 qoys oo ku sugan degaano ka tirsan Gobolka Sool. Dadweynihii la gaadhsiiyey Taakuladan raashinka ah ayaa u mahadceliyey Dawladda Kuwait iyo Ururka lagu magacaabo  Mu’asasadda Saxaaba ee ka dhisan Gobolka Sool, gaar ahaan magaalada […]

Continue reading …