Home » Archives by category » Qubanaha
WEERAR DUUG MA LEH: GABAY ERGO U AH COLAADDA KA JIRTA KOONFURTA SOOL

WEERAR DUUG MA LEH: GABAY ERGO U AH COLAADDA KA JIRTA KOONFURTA SOOL

Gabaygan oo uu Siciid Maxamuud Gahayr curiyay 18kii Abril 2017ku,  waxa uu baaq nabadeed u yahay colaadda soo noqnoqatay ee Koonfurta Sool ku dhexmartay qaybo ka tirsan beelaha dega Sool, Sanaag iyo Buuhoodle (Cayn). Runtii waa mid laga xumaado, waxaana ka faaiidaysanaya shaydaanka. Ummaddani waa Daraawiishtii halganka gobannimo-doonka ku suntanayd ee bilaabay halgankii Gumeysteyaasha reer […]

DAWLADDA UAE OO MARKAB RAASHIN AH UGU DEEQDAY BULSHADA ABAARUHU TABAALEEYEEN EE SOMALILAND .

Dubai(Laascaanood) Dawladda UAE oo Markab Raashin ah Ugu Deeqday Bulshada Abaaruhu Tabaaleeyeen ee Somaliland . Dawladda Imaaraadka Carabtu waxay dadka ku tabaaloobayabaaraha kulul ee ka jira gobollada bariga dalka Somaliland u soo dirtay Markab raashin mucaawimo ah oo ay ugu talogashay samato-bixinta bulshada abaaruhu taseeyeen. Markabkaas oo jidka ku soo jira, sida ay noo xaqiijiyeen […]

Continue reading …
KULMIYOOW HADDAAN DHIMANO GEERIDU, KOLBAY NOLOSHA DHAANTAAYE! W/Q:-CABDIFATAAX ISMAACIIL CAARSHE

Inta Badan Dadku Ma Xasuustaan Wixii La Soo Dhaafay Haddii Aan La Qorin Oo Aan La Diiwaangelin, Dabadeedna Aan Diiwaanka Laga Baadhin Xaalad Kasta Oo Timaadda Wakhtiga Lagu Jiro. Mar Haddii Aanu Jirin Diiwaan Dib Loo Raaco, Waxa Yaraata Fahamka Xaaladaha Murugsan Ee Had Iyo Jeer Inala Soo Gudboonaada. Akhristayaal Warbixintan Waxaynu Ku Eegaynaa In […]

Continue reading …
CUSBITAALKA HARGAYSA:GOOB GANACSI MISE GOOB CAAFIMAAD-WQ/SUXUFI-MAXAMED AADAN DIRIR

Cusbitaalka Guud ee Hargaysa Waxaa La Sheegaa Inuu Yahay Xarun Caafimaad Oo Bilaash Ah isla Markaana ay Dawladu bixiso Adeegyada Bukaanka Jiifa Halkaasi Balse Arinku sidaa wuu Ka Duwan yahay Marka la eego Dhinacyada Dawooyinka,Qolaalka Bukaan jiifka,Sariiraha Waadhka,Goobaha Emergencyga Loo Yaqaan,Nadaafada,Biyaha,Laydhka Iyo Talaagadaha Maydka Lagu Rido Xaalado Murugo Leh Oo aanu Yeeli Karin Damiirka Qof […]

Continue reading …
“SIYAASADDII WAXA DILAY WADDANI OO MUNIIR U NOQDAY SIYAASI”- W/Q: WERIYE AXMED M. SALEEBAAN

Inta badan bulshada reer Somaliland, waxay qawadeen siyaasadda xisbiyada mucaaridka ah bilahan u dambeeyay. Waxa dadka candhuuftooda dib uga liqay xiisaha miidaanka siyaasaddu, ay doodooda sal uga dhigeen in aanay ahayn xirfad shuruudo leh oo qofka siyaasi noqonayaa ay tahay inuu buuxiyo aqoon ahaan, waayo-aragnimo iyo bisaylkiisa qofnimo intaba. Waxaanay markaba kuu soo qadimayaan erey […]

Continue reading …
DAAWO-MUDAHARAAD BALAADHAN OO LOOGA SOO HORJEEDO SIYAASI XIRSI OO KA DHACAY GUDAHA CEERIGAABO

DAAWO-MUDAHARAAD BALAADHAN OO LOOGA SOO HORJEEDO SIYAASI XIRSI OO KA DHACAY GUDAHA CEERIGAABO

Continue reading …
MILICSIGA MANHAJKA CUSUB EE WASAARADDA WAXBARASHADA – MAXAMED SALEEBAAN CUMAR

Manhajka waxbarasho waa tiir muhiim u ah jiritaanka ummadnimo. Waa astaanta ugu mudan iyo qiimiga ugu sarreeya ee ummadi yeelan karto. Waxa uu ka turjumaa ujeeddooyinka ay bulsho kastaa nolosha ka leedahay. Ummadaha adduunyadu waxay ku kala geddisan yihiin ahdaafta tacliinta laga leeyahay, waxaanay u kala horumar badan yihiin sida ay manaahiijtoodu u kala tayo […]

Continue reading …
Here’s what blind Baba Vanga predicted for 2016 and beyond: It’s not good

A BLIND mystic who reportedly foretold 9/11, the 2004 Boxing Day tsunami, the Fukushima nuclear spill and the birth of ISIS also made dire predictions for 2016 and beyond. Bulgaria-born Baba Vanga, who died in 1996 aged 85, was known as “Nostradamus from the Balkans” thanks to a purported 85 per cent success rate and […]

Continue reading …

SIYAASI CABDI QUUQ OO KU DHAWAAQAY INUU U SHARAXAN YAHAY XISBIGA UDUB OO UU DHOWAAN GUDOOMIYE KA NOQDAY SOORAAN

Comments Off on SIYAASI CABDI QUUQ OO KU DHAWAAQAY INUU U SHARAXAN YAHAY XISBIGA UDUB OO UU DHOWAAN GUDOOMIYE KA NOQDAY SOORAAN
SIYAASI CABDI QUUQ OO KU DHAWAAQAY INUU U SHARAXAN YAHAY XISBIGA UDUB OO UU DHOWAAN GUDOOMIYE KA NOQDAY SOORAAN

RIYADH(LAASCAANOOD)Cabdi Salaan Cumar Geelle Oo Kumagacdheer Cabdi Quuq Oo Lasoo xidhiidhay Shebekada Wararka Laascaanood Ayaa Sheegay inuu u Sharaxan Yahay Madaxweyne Xigeenka Xisbiga Udub oo uu dhowaan ku Dhawaaqay Jilaaga Caanka ah ee Soomaaliyeed Ibraahin Sucugle Sooraan Cabdi Salaan Cumar Geelle Oo Kumagacdheer Cabdi Quuq Waxaa uu ka mid yahay Qurbajoogta ku dhaqan Dalka Sucuudiga […]

Continue reading …
MASUULIYIIN HARGAYSA KA KICITAMAY OO IMAARADKA CARABTA JOOGA IYO GUDOOMIYAHA KULMIYE EE DALKA IMAARADKA OO QADO SHARAF U SAMEEYAY+SAWIRRO.

Dubai(Laascaanood)Masuuliyiin Uu Hor-kacaayo Maareeye ku xigeenka madarka magaalada hargaysa mudane Cabdilaahi yuusuf Axmed Ayaa Safar Hawlo Shaqo Ah U tegay wadanka imaaradka carabta masuuliyiintan ayaa markii ay gaadheen wadanka imaaradka carabta waxa halkaasi ku soo dhaweeyay gudoomiyaha xisbiga kulmiye Mudane Janaani Maxamed x axmed ee wadanka imaaradka carabta waxaana uu u sameeyay qado sharaf uu […]

Continue reading …
SHIRKADA ISGAADHSIINTA TELESOM HA AQOONSATO CIDA ABAAL MARINTA IYO ABAAL GUDKA KULE, W/Q: XAMSE JIRDE AXMED

Waxaanu shirkada telesom talo ahaan u soo jeedinaynaa in ay marka ay bixinayso simi kardhka ay adkayso bixin tiisa anagoo kawar hayna marka laga qaadanayo xarun teeda ay dadka waydiiso kaadhka aqoonsiga, balse rakaabka kasoo dagaya eriboodka ama hoteelada waawayn aan lawaydiin magacooda ama aqoonsi gooda taasina waxay ka hor imanaysaa nabad galiyada guud ee […]

Continue reading …
*Qabaxda* Saxaafada Somaliland iyo Heerka ay Maanta Joogto:

Dhaqanka Saxaafada Xorta’ah ee Somaliland(waaqica taagan) : Saxaafada  xorta’ahi  waxay fure utahay horumarka bulshada iyo dhisida dhaqan suuban, waxay hagtaa hiigsiga horumarka  qaran dadleeyahay, waxay iftiimisaa god daloolooyinka dhaqaalaha, siyaasada iyo dhaqanka, iyadoo laga duulayo habdhaqanka iyo anshaxa xeerka saxaafada (Somaliland ). Suxufinimadu waa mihnad aqooneed ku fadhida xirfad iyo waayo aragnimo cilmiga saxaafada huwan, […]

Continue reading …
Daawo:Aqoonyahan Jaamac Jiir Oo Farta Ku Fiiqey In Guddoomiye CIRRRO Noqon Karo Madaxweyne Somaliland,Kuna Hambalyeey Shaqada Uu Ka Hayo X.WADDANI Muj.Xamarje

Daawo:Aqoonyahan Jaamac Jiir Oo Farta Ku Fiiqey In Guddoomiye CIRRRO Noqon Karo Madaxweyne Somaliland,Kuna Hambalyeey Shaqada Uu Ka Hayo X.WADDANI Muj.Xamarje  

Continue reading …
BARNAAMIJKA AQOONYAHAN JIIR EE MIISAANKA MASUULIYIINTA QAYBTII 2AAD

  Qaybtii Hore ee Barnaamijkeenii Miisaanka MAsuuliyiinta Waxaa aynu kusoo qaadanay 8 Masuul,Waxaana Aynu Maanta Qaybteenii 2aad kusoo qaadanaynaa 15 Masuul oo aynu Miisaanka Saarnay  Waana Qaybtii ugu Danbaysay   Aniga oo ah Aqoonyahan Jaamac Jiir waxaan ku hambalyeynayaa Masuuliyiintan Xilka uu Qaranku u igmaday ka soo baxay, masuuliyiintan oo ka dheer Qabyaalad dantoodana ka […]

Continue reading …
AQOOONYAHAN JIIR OO QIIMEYN KU SAMEEYEY SIDEED MASUUL OO DAWLADDA KA TIRSAN OO KA SOO BAXAY WAAJIBAADKOODII SHAQO

Waxaana tusaale inoogu filan sida wasaaradaha ay jogaan uga soo dhalaalay ee shacabku ugu hirtay shaqadooda Aniga oo ah Aqoonyahan Jaamac Jiir waxaan ku hambalyeynayaa Masuuliyiintan Xilka uu Qaranku u igmaday ka soo baxay, masuuliyiintan oo ka dheer Qabyaalad dantoodana ka horayso danta qaranka waxay mudan yihiin abaal gud iyo in loo ogaado hawsha ay […]

Continue reading …
Journey of Hope for the Victims of wars:

A Migrant’s Perspective Introduction: Migration or being a refugee is the status of the movement in which a person or people move from one place to another to escape the danger and look for a better life. From the beginning up to this time migration has always been a habit for human and will be the […]

Continue reading …
MAXAABIISTII BEELAHA QAYAAD IYO BAHARARSAME OO MAANTA LAGA SIIDAAYEY XABSIGA LAASCAANOOD

gudiga nabadgalyada gobolka sool cuqaal iyo waxgarad garaad cabdilaahi taliya qaybta booliska gobolka sool  ayaa maanta sidaayey maxaabiistii laga sooqabtay deegaanka dhumay ee Khayaad iyo Bahararsamame.

Continue reading …
Xukuumadii Kulmiyee Kas Daran, Miirooga Kenya Aan Ku Wada Mirqaanay Maantana Keentay. Qore Sir Abdirahman Hussein.

  Borama(Laascaanood) Mawduuca Maanta Waxan Ku Falanqayn Doonaa Kulankii Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Uu La Yeeshay Wafti Uu Hogaaminayay Peter Munya Oo Siyaasi Awood Badan Ku Leh Siyaasada Dalka Kenya Badhasaabna Ka Ah Gobol Soo Saara Qaadka Nooca Loo Yaqaan Miirooga Oo Markii Hore Loo Dhoofin Jiray Wadanka Uk, Balse Haatan Bilaa Suuq Noqday Ka […]

Continue reading …
OLOLE LAGU TALAALAYO XOOLAHA NOOL OO KABILAABMAY GOBOLKA SOOL

isuduwaha wasaarada xanaanada xoolaha ee gobolka sool rashiid ligan iyo tiim uu katirsan wasaarada xanaadana xoolaha ayaa maanta u anbabaxay deegaanada ku hareeraysan gobolka sool si ay u gaadh siiyaan xoolaha kahortaga xanuunada kudhaca. isuduwaha oo faahfaahin kabixiyey daawooyinkan kahortaga ah ee wasaardu soogaadhsiisay magaalada laascaanod ayaa sheegay in xoolaha laga talaali doono cuduro ay […]

Continue reading …
Aamiinta Kor Haw Qaadin Ilayn Sheekha Ina Tukunaaya Isku Qabiil Ma Nihine.W/Q Qareen .Khadar Aar

Akhristow Bal Hada Qisadan Ila Akhri:- Laba Nin Oo Saxiiba Ayaa Masaajid Salaadii Jimcaha Soo Galay,Waxyar Ka Bacdi Sheekhii Masaajidka Imaamka Ka Ahaa Ayaa Waxa Uu U Kacay Khudbadii Jimce Si Uu Dadka Ugu Akhriyo. Kadibna Waxa Uu Sheekhi Akhriyay Khudbad Aad Iyo Aad U Qiimo Badan ,Taasi Oo Shucuurtooda Wada Kicisay Dhamaan Dadki Masajidka […]

Continue reading …
Page 1 of 3123