Home » Archives by category » Sports
TOOS HALKAN KA DAAWO-CIYAARTA HARGAYSA STUDIAM (GOBOLKA XAYSIMO 0-3 GOBOLKA SAAXIL

TOOS HALKAN KA DAAWO-CIYAARTA HARGAYSA STUDIAM (GOBOLKA XAYSIMO 0-3 GOBOLKA SAAXIL

HALKAN KA DAAWO-CIYAARTA HARGAYSA STUDIAM (GOBOLKA XAYSIMO 0-3 GOBOLKA SAAXIL

XULALKA KUBADA CAGTA EE GOBOLADA SOOL IYO XAYSIMO OO SOO GAADHAY HARGAYSA XILI CIYAARAHU BILAABMAYAAN MAALINTA KHAMIISTA

Hargaysa(LAASCAANOOD)Ciyaartoyda Kubada cagta ee Gobolada Sool iyo xaysimo ayaa manta Soo gaadhay Magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland oo Ay ka bilaabmayaan maalinta Khamiista Koobka gobolada Somaliland oo ay ku tartamayan Kooxaha Heerka Koowaad ee Ka Dhisan Gobolada Dalka Ciyaartoydan Waxaa Si Weyn loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Hargaysa Iyadoo la dejiyay Goobo loo Qorsheeyey inay Degaan […]

Continue reading …
MAXAKAMADA GOBOLKA SOOL OO LAGU BURBIRIYEY KHAMRI TIRO BADAN

maxakamada gobolka sool taliyaha saldhiga dhexe iyo xer ilaaliyaha gobolka sayaa maanta maxaka mada horteeda ku jajabiyey khamri tiro badan kaas oo dayaaqadii bishii ramadaan ee isoo dhaaftay ciidamada milatariga ee aaaga koon fureed ee dhumay ay ku qabteen. maan dooriyahan ayaa loosoo gudbiyey maxakada gobolka sool halkaas oo uu kasocday xukunkiisu gabab gabadiina lagu […]

Continue reading …
DAAWO CIYAARYAHANADA REER LAASCAANOOD OO WACDARO KA DHIGAY KOOBKA MAAMUL GOBOLEEDKA DALKA SOOMAALIYA

Sadex ciyaaryahan oo kamid ah ciyaaryahanada gobolka sool oo matalayay xulka maamulka puntland ayaa wacdaro dhigay waxayna kala ahaayeen Faarax Kolokolo oo u dhaliyay laba gool oo tii ugu dambaysay ahayd ciyaartii finalka ciyaaryahanka kale wuxuu ahaa boortiyeeriga oo sabab u noqday inuu qabto rigoorayaashii ay ku soo baxeen ciyaarhankan hoose cabdisalaan ayaa isaga noqday […]

Continue reading …
DAAWO: Xulka Puntland oo ku guuleystay koobkii maamul goboleedyada dalka

Ciyaaryahanada Puntland-Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku guuleystay koobkii maamul goboleedyada dalka , kadib markii rigoorayaal 5-3 uga badiyeen xulka Jubbaland ciyaartii kama dambeysta ahayd. Ciyaartaasi ayaa ahayd mid xiiso badan, waxaana ka soo qeyb galay taageerayaal farabadan oo ka kala socday labada xul. Daawashada ciyaarta ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay madaxweynaha […]

Continue reading …

Lix ciyaartoy oo ka tirsan ciyaaryahanada gobolka sool ayaa ku biiray xulka maamulka puntland ee ka qeyb-galaya ciyaaraha maamul gobolaydyada dalka soomaaliya ee ka furmay magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya. Magaalada muqdisho waxaa ka furmay horyaalka maamul goboleedyada dalka soomaaliya waxaana ka qeybgalaya maamulada kala ah PUNTLAND JUBALAND GALMUDUG KOONFUR GALBEED IYO WALIBA JABEELAHA […]

Continue reading …
France: Maxkamada oo xabsi iyo Tarxiil ku xukuntay Taageerayaasha Kooxda Ruushka – SAWIRO

Maxkamada dalka France ayaa xukuno kala duwan ku riday taageerayaashii kooxdii Ruushka ee loo xiray rabshadihii ay ka sameeyeen magaalada Marseille sabtidii lasoo dhaafay, xiligii ay socotay ciyaartii Eurocup ee dhexmartay England iyo Russia. Sadex kamid ah taageerayaasha ayaa lagu xukumay xabsi 1 illaa 2 sano ah, waxaa sidoo kale dalka laga tarxiilay 20 kamid […]

Continue reading …
Holders Barcelona suffered a shock Champions League exit

Barca arrived in Spain’s capital with a 2-1 advantage from the first leg but poor defending allowed the unmarked Griezmann to power home Saul’s cross. Saul headed against the bar as Barca toiled before Griezmann scored a late penalty after Andres Iniesta handled. Barca were denied a penalty when Gabi handled just inside the area. The defeat […]

Continue reading …