Home » Archives by category » TIFAFTIRKA/EDITORIAL
DAAWO-DADKA REER ADHICADEEYE OO WASIIR FARATOON KU EEDEEYAY INUU HORTAAGAN YAHAY HORUMARKA ADHICADEEYE

DAAWO-DADKA REER ADHICADEEYE OO WASIIR FARATOON KU EEDEEYAY INUU HORTAAGAN YAHAY HORUMARKA ADHICADEEYE

Kulan Balaadhan Oo ay Maanta ku yeesheen Qaar kamid ay Qaybaha kala Duwan Ee Bulsha-Waynta Degmada Adhicadeeye ayay kaga hadleen arimo Dhowr ah Oo Ay Sheegeen  inuu Caqabad ku yahay Wasiirka Arimaha Gudaha Yaasiin Faratoon kaasoo ay ku Eedeeyeen inuu ku Jisaaray Adhicadeeye Oo Ay Sheegeen inay Sabab u ahayn in Faratoon loo magacaabo Wasiirka […]

HALIS: “SIYAASADDII DHAGARAYSNAYD EE PUNTLAND IYO SOMALILAND EE DEGAANADA IYO DADKA SSC IYO MAAKHIR HADDA UUN BAY SALDHIGTAY” – Qaybtii Koowaad.

“Somaliland dhulkay doonaysaa dadkiisana ma jecla, Puntlandna dadkay sheegataa dhulkiisase ma jecla” Degaanada SSC iyo MAAKHIR waa degaano haddii labada maamul ee Garowe iyo Hargeysa laga dhex saaro khariidadaha ay samaysteen markiiba aad dareemayso inay farahooda ku soo hadhayaan degmooyin kooban oo reeraysan.  Degaanadaasi haddii Somaliland laga saaro waxaa bedka dhulkeeda ka go’aya boqolkiiba in […]

Continue reading …