DAAWO DILKII TIMIR IYO TALADA MAXAMED KAAHIN IYO SALEEBAAN YUUSUF CALI SOO JEEDIYEEN

0
441

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland, Maxamed Kaahin, iyo Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaradda A. Gudaha. Labada Wasiir ayaa nuxurka hadlakoodu ku koobnaa laba digniinood oo ay hawada u kala mariyeen dadka degaanka iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Maxamed Cabdi Timir oo gacan ka xaq darani ku khaarajisay gudaha magaalada Laascaanood.

Maxamed Kaahin wuxuu hadlakiisa udub dhexaad uga dhigay inaan dilkii Marxuum Maxamed Cabdi Timir lagu xidhiidhin aanooyinkii ka dhacay Taleex, halka Saleebaan Yuusuf Cali ka digey in falkii dhacay fal kale laga daba geeyo. DAAWASHO WACAN.

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin