DAAWO, QADAR OO $200 MILYAN MASHAARIIC AH UGU DEEQDAY FEDERAALKA

Filed under: Wararka |

Dawladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday Heshiis Horumarineed oo ku kacaya labo boqol oo malyan oo dollar.

Heshiiska labada Dowladood kala saxiixdeen ayaa ah kuwa lagu fulinayo mashaariic horumarineed oo laga fulinayo Soomaaliya, waxaana mashaariicdaasi maal galineysa Dowlada Qadar.

Dowlada Soomaaliya ayaa si weyn uga mahad celisay Dowlada Qadar Mashaariicda Horumarineed ee Soomaaliya ka fulineyso, waxa ayna Dowlada balan qaaday in Mashaariicdan looga faa’iiden doono Bulshada Soomaaliyeed.

Heshiiskan ayaa kusoo aadaa kadib markii maanta Muqdisho soo gaareen  wafdi ballaaran oo ka socda dowladda Qatar oo uu hoggaaminayay Mr. Khalifa Jassim Al kuwari oo ah Agaasimaha guud ee Sanduuqa Qatar ee horumarinta.

Xafiis

It's only fair to share...Share on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedIn

LONDON: KHUDBADDII FARMAAJO

LONDON: KHUDBADDII FARMAAJO

DANAB OO SAANAD IYO GAADIID LA SIIYEY

DANAB OO SAANAD IYO GAADIID LA SIIYEY

WUXUU BILADO KU QAATAY AFGAANISTAAN, WAXAASE LAGU AFGOOYE

WUXUU BILADO KU QAATAY AFGAANISTAAN, WAXAASE LAGU AFGOOYE

shir-jaraaid

shir-jaraaid
Posted by on 28th November 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.