DAAWO-DADKA REER ADHICADEEYE OO WASIIR FARATOON KU EEDEEYAY INUU HORTAAGAN YAHAY HORUMARKA ADHICADEEYE

0
103

Kulan Balaadhan Oo ay Maanta ku yeesheen Qaar kamid ay Qaybaha kala Duwan Ee Bulsha-Waynta Degmada Adhicadeeye ayay kaga hadleen arimo Dhowr ah Oo Ay Sheegeen  inuu Caqabad ku yahay Wasiirka Arimaha Gudaha Yaasiin Faratoon kaasoo ay ku Eedeeyeen inuu ku Jisaaray Adhicadeeye Oo Ay Sheegeen inay Sabab u ahayn in Faratoon loo magacaabo Wasiirka arimaha Gudaha Ee Somaliland

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin