DHAWAAQA BOQOR BUURMADOW EE CARMO [DAAWO]: “WAA IN CIIDAMADA (TUKARAQ) DIB LOO KALA QAADO”

0
221

Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah madaxdhaqameedka ugu magaca dheer salaadiinta Somaliland, sidoo kalena si weyn looga tixgeliyo degaanada Soomaalida, ayaa ergo nabadeed kaga dhawaaqay madashii lagu Caleemosaarayey Beeldaajiye Maxamed Beeldaajiye Ismaaciil ee Carmo. maanta.

Boqorka ayaa madasha kaga dhawaaqay, sacabna lagaga gudoomey, in labada ciidan ee Somaliland iyo Puntland dib looga kala qaado degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

HALKAN HOOSE KA DAAWO HADALKII BOQOR BUURMADOW EE MADASHA CALEEMOSAARKA:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin