GARAAD JAAMAC OO KA CODSADAY SIYAASIYIINTA INAY KALA QOQOBKA KA DAAYAAN SOOMAALIDA

0
144

Garaad Jaamac Garaad Cali, Garaadka Guud ee Beelaha SSC, ayaa khudbad sacab badan lagu muuneeyey ka jeediye xafladdii Carmo ee Caleemasaarka Beeldaaje Maxamed.  Garaadka ayaa si weyn ugu dheeraaday walaatinimada iyo xidhiidhka Soomaalida kana codsaday siyaasiyiinta inay xadhka ay ku kala xidhxidhayaan ka furfuraan.

KHUDBADII GARAADKA QAYB KA MID AH DAAWO:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin