GUDOOMIYE BAASHE OO LA KULMAY GUDDIGA NABADGELYADA LAASCAANOOD, JEELKANA XOOLO KU WAREEJIYEY

0
177

Mudane Baashe Maxamed Faarax, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta kulan waqti dheer qaatay la yeeshay Guddiga Nabadgelyada Gobolka Sool. Kulankan oo ku qabsoomay xafiiska Gudoomiayah Gobolka Sool, Mudane Cabdi Dirir Khayre ayaa ahaa mid albaabadu u xidhanyihiin.

Sidoo kale, Wefdiga Gudoomiye Baashe waxay la kulmeen dhammaan Isuduwayaasha Wasaaradaha Dawladda ee Gobolka Sool.

Xildhibaan Maxamed Cabdi Jaamac oo ka tirsan wefdiga Gudoomiyaha, ahna Xildhibaan Golaha Wakiilada Somaliland, oo gebagebadii uga xogwaramay saxaafadda labada kulan ayaa sheegay in ay ka mid tahay bilawga ajandaha hawlaha ay ka qaban doonaan Gobolka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO KULAMADII GUDOOMIYE BAASHE IYO LAASCAANOOD

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin