GUDOOMIYE BAASHE OO RAALIGELIN SIIYEY GANACSATO SI KHALDAN LOO CANBAAREEYEY

0
101

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Mudane Baashe Maxamed Faarax, ayaa kulan  saxaafadeed uu ku qabtay Xafiiskiisa raalingelin rasmi ah ku siiyey Shirkadda Dahabshiil, oo sida uu cadeeyey, si khalad ah loogu bartilmaameedsaday warbixin ay Guddiga Dabagalka Hantidu ka hor akhriyeen Golaha Wakiilada Somaliland, dhowaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA BAASHE:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin