HALIS, BAARLAMAANKA KHAATUMO OO WAR SOO SAARAY: “MA DEYN DOONO, OO MA SABRI DOONO, OO SIDAA KAGAMA HADHI DOONO “

0
109
BUUHOODLE: Codayntii Muddo Kordhinta

Kadib Qaraxii Buuhoodle ee lagu diley saraakiisha sarsare ee Maamulka Khaatumo, ayaa  Baarlamaanka Khaatumo wuxuu shirkiisii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Buuhoodle. Shirkan oo lagu meelmariyey Muddo Kordhin Hal sano ah oo Baarlamaanka loo sameeyey ayaa si weyn loogaga hadlay qaraxii ismiidaminta ahaa ee ka dhacay magaaladaasi.

Xidhibaanadii Baarlamaanka ee halkaasi ka hadlay ayaa bidhaamiyey in qaraxan lagu soo farsameeyey Xarunta Somaliland, sidoo kalena carrabka ku dhuftay in Maamulka Khaatumo ka jawaabi doono.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO WARKA KHAATUMO:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin