LAASCAANOOD, DAAWO: HAWEENKA OO SOO DHOWEEYEY BOOQASHADA KHAYRE, “SUMMALADA” HARGEYSANA SI QAAWAN ULA HADLAY

0
186

“Waxaan u sheegaynaa inaanan xorriyad ku hadli karin, xafladda bannaan ku qabsan karin…Sidaas la ajligeed ayaanu daaradaas u tubanahay wejiyaduna noogu qarsoon yihiin” – Haweenka Laascaanood oo qaylo dhaan u dirsaday Ra’iisalwasaaraha Federaalka.

Haweenka Laascaanood qaylo dhaanta ka soo diray oo ka waramaya tacadiyada lagula kaco ayaa ku calaacalay “Hubkaa [Somaliland] ayaa na dulsaaran, ma hadli karno, xor maahin, suuq ma mari karno, ma dabaaldegi karno, ma mudaharaadi karno, danahayaga ma sheegan karo, waanu cabudhsanahay..”

Sidoo kale waxay aad u dhaliileen xubnaha u dhashay degaanada SSC ee ku jira Golayaasha Xukuumadda iyo Baarlamaanka Somaliland kuwaasoo ay ku tilmaameen “Summalo” aan dadka Laascaanood metelin.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA LAASCAANOOD:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin