LAASCAANOOD: WASIIR QAMBI, DHUL XABAALO CUSUB AH OO LA QOONDEEYEY

0
210

“In Xabaalaha Laascaanood oo buurta Seyidka dhabarkeeda Bari ahaa la fidiyo…maadaama ay soo koobmeen. Waxaan dadweynaha Reer Laascaanood u sheegaynaa in geedka darayga ah ee Koofur ka xiga Buurta seyidka, ee Gosha ku yaala, ilaa berdeyaasha gosha kale ee Gaal ku dhal koofur kaga beegan, ilaa Gawraca, oo dhan kasta ah u astaynay xabaalo lana calaamadin doono..” – Sidaasi waxaa goobta Xabaalaha Cusub loo qoondeeyey ka sheegay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta, mudane Cabdirashiid Ducaale Qambi.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA XABAALAHA LAASCAANOOD:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin