MAAYARKA LAASCAANOOD OO KA WARAMAY TODDOBA MASHRUUC, WAA KUWAMA? GOORMAA LA HIRGELINAYAA?

0
259

Mudane Cabdicasiis Xuseen Maxamed [Taarwale], Maayarka Degmada Laascaanood, ayaa war uu ka soo saaray magaalada Laascaanood ku sharaxay mashaariic kala duwan oo sannadkani laga hirgelin doono magaalada Laascaanood.

Mashaariicdan oo ay dhammaantood maalgelin doonaan hay’ado caalami ah sida African Development Bank [ADB], JPLG, USAID [TIS PLASA] iyo Kuwait Fund ayaa ku waajahan dhinacyada Waxbarashada, caafimaadka dadka iyo Xoolaha, qorshaynta Dhulka magaalada, amniga iyo Jidadka.

Maayarku ma sheegin tirada lacageed ee ay ku kacayaan mashaariicdani, haseyeeshee wuxuu tilmaamay in qaybo ka mid ah dhowaan xadhigga laga goyn doono, halka kuwa ugu muddada fogna ay bilaabmi doonaan bisha January, 2018.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA MAAYARKA:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin