MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO AQBALAY SOO JEEDINTII BOQOR MADOW EE MADASHII CARMO: “WAASE HADDUU KAA QAATO MUUSE BIIXI”

0
99

“Dhambaalkaagii xambaarsanaa nabadda waa soo dhoweynayaa Madaxweyne ahaan, Punlandna weligeed waxay ka shaqayneysey nabad.  Waase hadduu kaa qaato Muuse Biixi, oo kaa yeelo” – MADAXWEYNE PROF. GAAS.

HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADDIISII OO DHAMAYSTIRAN:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin