MAXAA LOO DILEY MARXUUM CABDIFATAAX? YAASE DILEY?

0
209

Siyaasiyiin, waxgarad iyo madax dhaqameed badan oo degan degaamo kala duwan oo la hadlay warbaahinta iyo, sidoo kale, dad fara badan oo deggan degmada Buuhoodle ayaa si isku mid ah u aaminsan in qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu khaarajiyey Cabdifataax Maxamed Cali iyo Axmed Maxamuud Doolaal meesha laga soo abaabulay, iyo maskaxda ka dambaysaaba, tahay Maamulka Somaliland.

SI AAD U MIISAAMI KARTO RA’YIGAASI DAAWO MUUQALKAN HOOSE:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin