ODAYAASHA SOOL OO SI ADAG UGA HADLAY DILKII TIMIR, KUNA EEDEEYEY MADAX SOMALILAND LA SHAQAYSA

0
205

Xubno ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Gobolka Sool ayaa sheegay in raggii diley Marxuum Timir ay ku gabanayaan awoodda qaar ka tirsan Madaxda Somaliland ee Hargeysa, isla markaana adeegsadeen direyska ciidamada Somaliland. Waxayna si weyn u dhaleeceeyeen kaalinta rag ka tirsan xukuumadda Somaliland oo ay ku tuhmayaan inay gacan qarsoon ku leeyihiin caga jiidka iyo dadaal laáanta ka muuqata soo qabashada gacan ku dhiiglayaashii diley Marxuumka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKAASI:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin