OLOLE LAGU TALAALAYO XOOLAHA NOOL OO KABILAABMAY GOBOLKA SOOL

0
131
isuduwaha wasaarada xanaanada xoolaha ee gobolka sool rashiid ligan iyo tiim uu katirsan wasaarada xanaadana xoolaha ayaa maanta u anbabaxay deegaanada ku hareeraysan gobolka sool si ay u gaadh siiyaan xoolaha kahortaga xanuunada kudhaca. isuduwaha oo faahfaahin kabixiyey daawooyinkan kahortaga ah ee wasaardu soogaadhsiisay magaalada laascaanod ayaa sheegay in xoolaha laga talaali doono cuduro ay kamid yihiin sanbabka waxa aanu sidoo kale sheegay inay kahortagani xoolaha deegaankan waxbadan katari doonto caafimaadkooda waxa uuna ku wacyi galiyey dadka xoolo dhaqatada ah inay ka faaiidaystaan fursadan lana shaqeeyaan shaqaalaja wasaara xanaanada xoolaha gabagabadii gudoomiyaha gobolka sool ayaa u bulshada ku dhaqan magaalada lascaanod yo xoolo dhaqatada deegaankaba usheegay inay soo dhaweeyaan hawl wadeenada wasaarada xanaanada xoolaha ee wada talaalka lagaga hortagayo xanuunada ku dhaca xoolaha .
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin