QAS IYO WAREER CUSUB, LAASCAANOOD: WASIIR BUUQ IYO KHILAAF KA ABUURAY BULSHADA DEGAANKA

0
431

Sawaxan ku dhowaadey inuu gacan ka hadal isu beddelo ayuu ku soo gebogeboobey kulan uu ka soo qayb galay Wasiir Saleebaan Yuusuf oo Horumarinta Biyaha u qaabilsan Saomaliland, taasi oo ka timi tuhuno laga qabo Wasiirka kuna saabsan dilalka ka dhaca Degmada Laascaanood.

HALKAN HOOSE KA DHEGEYSO QAYB KA MID AH DHACDOOYINKII:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin