QURBAJOOGA KHAATUMO OO DHAWAAQ CADHO LEH SOO HURGUFEY: “MAALIN WALBA NIN BAA LA SII SIDAA, WAA HAL DOORKII DADKA”

0
235

Haween iyo rag ka tirsan qurbajoogga Dawladda Khaatumo ee dalka Maraykanka ayaa si cadho leh uga fal celiyey dilkii loo geystey Marxuum Maxamed Cabdi Timir.  Dilkaas bahalnimada ah ee toddobaadkan ka dhacay degmada Laascaanood gudeheeda ayaa si dereen xooggan leh u taabtay dad fara badan oo ay ka mid yihiin Jaaliyadda Khaatumo ee Gobolka Minnesota.

Maxamuud Cumar Ciise, Saalax Xasan Xaaji Faarax [Suldaan Xaq-u-dirir], Xaawo Gaas iyo xubno kale ayaa shacabka Laascaanood hawada u soo mariyey canaan, talooyin iyo guubaabo ay ku muujinayaan sida ay uga xun yihiin talo xumada tolkood ku habsatay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARBIXINTAASI OO DHAN:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin