SALEEBAAN GAAL OO KA SOO HORJEESTEY INUU ‘ISKA NASTO’: “ANIGU HEBEL [AADAN SIIRO] U BANAYN MAAYO”

0
181

Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan [Saleebaan Gaal], Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Ku gacan saydhay soojeedin uu Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Cirro, ku codsaday in Saleebaan Gaal ka nasto shaqada Golaha kuna wareejiyo Sheekh Aadan Siiro xilka Gudoomiyenimada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARAYSIGA SALEEBAAN:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin