SARAAKIISHII SOMALILAND EE HARGEYSA JOOGEY OO LAASCAANOOD KU SOO URURAY

0
915

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax, oo asal ahaan ka soo jeeda degmada Laascaanood iyo kow iyo toban xubnood oo uu hogaaminayo ayaa soo galay Lascaanood xilli xaalad dagaal ka abuurantahay tukaraq oo ka tirsan isla degmadan Laascaanood.

Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi Siraadle oo ka tirsan Golaha Wakiilada una hadlay wefdigan ayaa tilmaamay inay ka koobanyihiin Gudoomiyaha, 4 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Guurtida, 4 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada iyo 3 Wasiir oo ka tirsan Golaha Xukuumadda.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA WEFDIGA:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin