SAWIRKA WARARKA: MAXAA KU DUUGAN QOSOLKA KHAYRE IYO MADAXWEYNAHA KHAATUMO, CAGALULE

0
177

Sawirkan maxaad ka dhex aragtaa? Maxaad u malaynaysaa inuu yahay ereyga kaftanka ah ee ay la beer dilaaceen Khayre iyo Cagalule? Khayre iyo Cagalule aqoon intee le’eg bay isu leeyihiin? Maxaa kaaga dhadhamaya koolkoolinta Proff. Gaas ee uu ku buunbuuninayo Maamulka Khaatumo ee Cagalule?

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin