SOMALILAND, UN IYO IGAD OO KA HESHIIYEY TUKARAQ: “DAWLADDA FEDERAALKA AYAAN KA WADA HADLI DOONAA”

0
149

Wefdi isku dhaf ah oo ka kala socdey IGAD iyo Qaramada Midoobey ayaa maanta Xarunta Baarlamaanka Somaliland kula kulmay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland ee ka soo jeeda gobolada SSC oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Baashe Maxamed Faarax.

Gunaanadkii shirka, Mudane Baashe ayaa saxaafadda u sheegay inay labada dhinac ku heshiiyeen afar qodob.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin