TUKARAQ IYO DHAGAXYALEY OO DAGAAL KOOBAN KA DHACAY

0
2039

Is-rasaasayn iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa saaka waaberigii dib uga curtay jiidaha Tukaraq iyo Dhagaxyaley oo ku yaala Koofur-bari iyo Bariga degmada Laascaanood.

Ma jiro wax war ah oo rasmi ah oo labada dhinac, Somaliland iyo Puntland, ka soo yeedhay balse wararka laga helayo dadka ku nool degaanadaasi waxay tibaaxayaan inay jiraan khasaare aan cadadkiisa la haynin oo dhimasho iyo dhaawac ah.

Dhinacyada dagaalamaya ayaanay u suuragelin inay dhul Cusub kala qabsadaan, iyadoo la tilmaamayo in dagaalku hadda qaboobey.

Wixii war ah ee ka soo kordha, waa inoo daqiiqadaha soo socda.

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin