Hay’adda DENIZ FERNERI   ee dalka Turkiga ayaa la filayaa inay dhowaan daahfurto Dugsiga Hoyga ee Buuhoodle kaasoo lagu dhisay dhaqaale mucaawimo ah oo ay Dawladda Turkigu u soo marisay dadka Buuhoodle.

Mashruucani oo ay keenistiisa lahaayeen Xildhibaanada Degaanada SSC ugu jira Baarlamaanka Federaalku ayaa qorshihiisu yahay inay Dugsiga wax ku bartaan arday ka badan shan boqol [500] kuwaasoo intooda badani ahaan doonaan kuwo ku nool dugsiga hoy ahaan [boarding].

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARBIXIN UU KA SAMEEYEY ENG. HARADIGEED:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin