Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo ka mid ah Wasiirada ugu awoodda yar Golaha Xukuumadda Biixi ayaa been ku tilmaamay Ciidan toddobaadkii hore ka goostay Somaliland oo ay Gobolka Sool ku soo dhoweeyeen Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland, Janaraal Shoodhe, iyo Abaanduulaha Ciidankaasi, Janaraal Siciid Gorayocawl.

Ciidanka goostay oo laga daawaday badiba warbaahinta Soomaalida ayaa Sarkaal u hadlay ku timaamay Ciidamada Somaliland “ciidan doonaya inuu qabsado dal aanu lahayn”.

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland ayaa,sidoo kale, ku goodiyey inuu tegi doono Ceerigaabo iyo Badhan isagoo ku beegnaan doona xilliga ay Somaliland u dabaal degeyso gooni u goosigii ay ku dhawaaqday.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA WASIIRKA GAASHAANDHIGGA SOMALILAND:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin