YAAB, LAASCAANOOD: JABUUTAAWI OO INTUU DHARKII CUMRADA GASHADAY HANJABAAD IYO CAGAJUGLEYN SHACABKA LAASCAANOOD U MIISAY

0
186

Waar dad qabyaaladi daashatay baad tihiin, waar dad xumaanta iyo wanaagga aan kala garanayn baad tihiin...Maxaad igu eedeyneysaan, maxaad igu canaanaysaan…$0.3 baan [laydhkii] idiinka dhigoo $0.3gii baa la idinka waayey, qof walba marka loo tago ee la yidhaa waar lacagta keen buu yidhaahdaa LESCO baan gashanayaa…Waanu isu tagnay, waanu idiin midowney laydhkuna intaa wuu idinkaga qaali garoobayaa weliba” – Ganacsada Jaadka Jabuutaawi oo hanjabay dadweynaha Laascaanood.  HALKANI KAGA BOGO.

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin