60 Qof oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Dalka Yemen

0
240

Yemen (Laascaanood):  Qof iskusoo xidhay walxaha qarxa ayaa tilmaansaday xerooyinka ciidamada maleeshiyaadka Koonfurta yaman Daganyihiin ee magaalada Aden, nin kamida ciidamada amaanka AFP. ayaa waxuu sheegey in qaraxan ay fuliyeen Ururada Argagixisada  ISIS, oo ay iyagu sheegteen iney kadanbeeyeen,

qarax is miidaamin oo ka dhacay YAMENwaxaa ku dhintay dad tiradoodu gaadhayso ilaa iyo 74, waxaa ku dhaawacmay 56, BUURDHAAB.COM BY KHADARCABDILAHI
qarax is miidaamin oo ka dhacay YAMENwaxaa ku dhintay dad tiradoodu gaadhayso ilaa iyo 74, waxaa ku dhaawacmay 56,

Sky News Arabia, ayaa isaguna sheegaya in dhimashadu gaadhayso 71 qof,oo 67 kalena ku dhaawacmeen. Masuulka Wasaarada Caafimaadka Yamen ee Aden ,Khader Laswar ayaa isaguna ku sheegay dhimashada qaraxaas 54,

 Gaadhigii ninka is qarxiyey ayaa waxaa la sheegayaa inay lahaayen  kuwa raacsanmadaxweynihii hore Abd-Rabbu Mansour Hadi, oo hadeer wadan dibada ugamaqan, qaraxan ayaa kadhacay dhismaha iskuulka  “Sanafir” ee u dhaw Muammar Gaddafi ee waqooyiga magaalada, oo loogu maamuusay magaciisa Madaxweynihii Dalka Libiya, qaraxan ayaa kusoo beegmay goor lasugayo in ururada bisha cas ay ka bilaabaan caawimada  samafalka dadka dagaaladu wax yeeleen.
It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin